Wararka

Wasiir Fiqi oo dhigiisa Yeman kula kulmay Masar

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Yemen Jeneraal Mohsen Maxamed Axmed Al-Daacari ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, iyadoo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo Saraakiil kale.
Read More →

Wasiir Fiqi oo ka qaybgalay Bandhigga 4-aad ee difaaca Masar (EDEX 2025)

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo saraakiil sare oo kale, ayaa ka qeyb galay daah-furka Bandhigga Afraad ee Difaaca Masar (EDEX 2025). Bandhiggan oo soconaya muddo afar maalmood ah ayaa ka dhacaya Xarunta Carwada Caalamiga ah ee Masar (EIEC) ee magaalada Qaahira.
Read More →

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray shirka 2-aad ee hay'adda aqoonsiga Qaranka ee NIRA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), oo muddo laba maalmood ah ka socday Caasimadda Muqdisho, isaga oo ammaanay shaqada Hay'adda Aqoonsiga Qaran ee NIRA, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee isdiiwaan-geliyey, talo-soojeedinta khubarada iyo horumarinta Aqoonsiga Dijitaalka.
Read More →

Maqaallo

Taariikh Nololeedka Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS

Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali Taliyaha Ciidanka LUGTA ee XDS Waxa uu ku dhashay Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo Sanadka Marka uu ahaa 1969 kii. Waxbarasadiisa Aas Aasiga waxaa ku soo qaatay Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.
Read More →