Wararka

Ciidamadda amaanka oo dekadda iyo daroonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidanka oo Khawaarijta loo waday iyo shabakaddii ka shaqeeyneeysay

0 Visits: 567 | Thursday May 18, 2023 - 20:51:58
Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay alaabo ay ciidamada Isticmaalaan oo ay ku jiraan saanad ciidan, kuwaas oo loo waday Khawaarijta Al-Shabaab.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiil katirsan ciidanka Xds oo dalka Qatar ku qaadanaya tababar

0 Visits: 126 | Thursday May 18, 2023 - 20:49:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socdo dalka Qatar.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax- dhigay taallada Halgameyaashii SYL

0 Visits: 126 | Monday May 15, 2023 - 19:34:10
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay aas-aaseen dalladan xornimada u horseedday dadka Soomaaliyeed.

Read More »

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

0 Visits: 123 | Monday May 15, 2023 - 19:30:57
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda ka dhigan ama keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku yimaada dhanka ilbaxnimada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Read More »

Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose

0 Visits: 137 | Friday May 12, 2023 - 20:24:33
Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey deegaanno hoostaga Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Kulan looga hadlayay dardargelin howlgalada Dalka looga ciribtirayo Khawaarijta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0 Visits: 141 | Friday May 12, 2023 - 13:55:59
Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta wuxuu ka dhacay xaruunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Doowladaha Safka hore oo ay kamid yihiin Soomaaliya Ithopia, Kenya, Jabuti.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta.

0 Visits: 153 | Sunday May 07, 2023 - 21:04:34
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay sedax Horjooge oo ka tirsan Khawaariijta.

Read More »

Ciidanka Xoogga iyo shacabka Hiiraan oo weeraray koox khawaarij ah

0 Visits: 141 | Friday May 05, 2023 - 18:05:23
Ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan iyo dadka degaanka ayaa maleeshiyaad tirsan Khawaarijta,isla markaana doonaayey inay si dhuumaalaysi ah isugu abaabulaan deegaanno dhaca Koonfurta Beledweyne oo ku dhow Beerxaanno

Read More »

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay 40 dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta

0 Visits: 187 | Tuesday May 02, 2023 - 14:30:24
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorshaysan ku dilay 60 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan saaka ka dhacay deegaanka Ceel-qaboobe oo qiyaastii 50 KM dhanka Koonfureed ka xiga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug,sida uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Odowaa Yuusuf Raage…

Read More »

Cutubyo katirsan Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo Maanta Tababar Uga Furmay Xerada Bali-doogle.

0 Visits: 150 | Monday May 01, 2023 - 21:10:17
Taliyaha Guutada 16'aad Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Gaashanle Dhexe Axmed Cabdulaahi Nuur Beeryare ayaa Manta Tobabar u furay Dufcadii Sagaalad oo Ka Mid noqonaysa Ciidanka Danab.

Read More »

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay

0 Visits: 145 | Monday May 01, 2023 - 21:06:36
Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula yeeshey magaalada Muqdisho ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki.

Read More »

Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay ka ganacsiga Maan-dooriyaha

0 Visits: 145 | Monday May 01, 2023 - 21:05:34
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Mlmagaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa mabnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, Taabuuga, Qamriga, Calaqa iyo Xashiishka.

Read More »

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa maanta tabbar loogu soo xeray dalka Ethiopia.

0 Visits: 251 | Saturday April 29, 2023 - 18:54:38
Cutubyadani maanta tababar loogu soo xiray dalka Ethopia ayaa in mudo ah tababar ku qaadanayay dalkaasi iyagoona qeyb kanoqonaya ciidanka xoogga dalka ee dalka kawada howlgalada lagu ciribtirayo khawaarijta.

Read More »

Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe

0 Visits: 151 | Saturday April 29, 2023 - 18:52:41
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta Alshabaab ka sameeyey Deegaanka ceel Cali gasle oo dhanka waqooyi ka xiga deegaanka ceel cali axmed ee gobolka Sh.dhexe.

Read More »

Shirka wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo la soo gabangabeeyey

0 Visits: 152 | Thursday April 27, 2023 - 21:21:11
Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay ka soo saareen war-murtiteed ka kooban dhawr qodob oo ay ku taageerayaan dib u kabashada amni ee Soomaaliya.

Read More »

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0 Visits: 165 | Thursday April 27, 2023 - 21:20:00
Isxaaq Macallin Aadan oo Magaciisa Af-garashadu yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kampala kaga qeyb galaya Shir ku saabsan sidii ciidamada Soomaaliya ay ula wareegi lahaayeen amniga Dalka

0 Visits: 131 | Wednesday April 26, 2023 - 20:47:10
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso…

Read More »

Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

0 Visits: 132 | Wednesday April 26, 2023 - 20:46:04
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan Warlaliska ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Khawaarij Xasan Nuur Cali oo walxaha qarxa ku waday Mooto Bajaaj Guduud ah.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Salaadda janaasada AUN Marxuum Cabdicasiis Maxamed Maxamuud

0 Visits: 146 | Monday April 24, 2023 - 16:54:09
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Salaadda janaasada kula tukaday xarunta wasaaradda Gaashaandhigga AU/N Laba xidigle Cabdi Casiis…

Read More »

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

0 Visits: 134 | Monday April 24, 2023 - 16:51:45
Ciidanka xoogga Dalka iyo Darawishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameyeen degaanada Buula madeey iyo alamgaab oo katrisan jubbada Hoose waxa ay ku burburiyay xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta.

Read More »