Wararka

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo xukun ku ridday nin ka tirsanaa khawaarijta

0 Visits: 138 | Tuesday July 18, 2023 - 19:07:00
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta 10 sano oo xabsi ah ku ridday Yuusuf Xasan Ibraahim oo 42 jir ah, kana tirsanaa kooxda khawaarijta ah ee Al-shabaab.

Read More »

Taliyaha Ciidanka dhulka xds oo gaaray Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud

0 Visits: 138 | Monday July 17, 2023 - 19:48:59
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Axmed Aadan Cali ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay 20 dhagarqabe oo ka tirsan khawaarijta

0 Visits: 136 | Monday July 17, 2023 - 19:20:23
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen waxay cagta ku mariyeen goobo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda khawaariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yimada deegaanka budbud ee gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka Xds oo howlgal qorsheysan ku burburiyey goobo khawaarijtu ku kaydsan jireen sunta qaraxyada iyo saanad ciidan

0 Visits: 637 | Saturday July 15, 2023 - 20:28:19
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo caawa jab xoogan u geystay khawaarijta

0 Visits: 139 | Thursday July 13, 2023 - 20:30:18
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahayd duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 dhagar qabe oo ka tirsan Khawaarijta.

Read More »

Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

0 Visits: 127 | Monday July 10, 2023 - 17:49:10
Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob fagaare ah isugu soo baxay, iyagoo muujiyey sida ugu faraxsanyihiin guusha ay ciidamada qalabka sida soo hooyeen.

Read More »

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay G/Shabeellaha Hoose

0 Visits: 123 | Monday July 10, 2023 - 17:44:13
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal lagu baacsanayo firxadka khawaarijta ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka sameyay gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 114 | Friday July 07, 2023 - 21:27:08
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo fadhigooda yahay Deegaanka Danoow gaar ahaan Ururkeda 26-aad gutada 6-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaannadda Kabtaank,waagade iyo Sadax buundo, oo Hoostaga Degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,waxaa ay ku fashiliyeen dhagar…

Read More »

Ciidanka Kumaandooska XdsDanab oo howlgallo ka fuliyay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

0 Visits: 109 | Friday July 07, 2023 - 21:20:46
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo kuwa daraawiishta jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degmooyinka Afmadow iyo Kismaayo.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka sameeyay deegaanno dhaca duleedka Muqdisho

0 Visits: 102 | Friday July 07, 2023 - 21:17:51
Ciidamada Dowladda ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano lagu tuhmaayey kooxaha khawaariijta oo isku xira gobolada Banaadir,Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon

0 Visits: 119 | Saturday July 01, 2023 - 19:55:03
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay taallada Daljirka Daahsoon ee Caasimadda Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka 1-da Luulyo

0 Visits: 121 | Saturday July 01, 2023 - 19:53:12
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.

Read More »

wasiika Gaashaandhigga Xfs oo askar katirsan Ciidanka Xds tababar ugu soo xiray dalka Uganda

0 Visits: 128 | Friday June 30, 2023 - 21:20:05
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa tababar ugu soo xiray dalka Uganda ilaa 3,000 askari oo xoogga dalka ka tirsan, kuwaas oo lagu tababaray dalkaasi.

Read More »

Ciidanka Haramcad oo howlgal ka sameeyay Gobolka Sh/Hoose

0 Visits: 137 | Friday June 30, 2023 - 17:12:33
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa saakay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday degaanka Janaale

0 Visits: 120 | Wednesday June 28, 2023 - 19:39:31
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Read More »

Madaxweynaha dalka oo boqolaal ka mid ah shacabka Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Masjidka ishaysiga Islaamka

0 Visits: 113 | Wednesday June 28, 2023 - 19:36:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas'uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey maalmahan barakaysan ee ciidda Carafo.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xds oo kulan laqaatay Saraakiisha Hoggaanada Taliska Guud.

0 Visits: 131 | Sunday June 25, 2023 - 17:54:51
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow oo uu wehlinayey Taliye Xigeenka CXDS Sarreeyo Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kulan Is Barasho iyo Is Xog wareysi la qaatay Saraakiisha Hogaanadda Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Wasaaradda amniga gudaha iyo ciidamada amaanka oo yeeshay kulan looga hadlay adkeynta amniga guud ee Caasimadda

0 Visits: 107 | Sunday June 25, 2023 - 17:45:24
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka CiidankaBoliiska, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo guddoomiyay shir looga hadlayay sugida amniga ee toddobaadka Xorriyadda iyo maalmaha Ciida

0 Visits: 124 | Sunday June 25, 2023 - 17:42:07
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta shir guddoomiyay shir sugida Amniga iyo Xasiloonidda dadweynaha gaar ahaan Maalmaha Ciida iyo Asbuuca Xuriyadda.

Read More »

Ciidanka Danab oo in kabadan 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgal qorsheysan.

0 Visits: 139 | Tuesday June 20, 2023 - 18:57:54
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab oo xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey goob ay gabaad ka dhiganayeen xubno ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa dilay ugu yaraan 13 dhagarqabe, howlgalkaas ayaa ka dhacay duleedka tuulo lagu magacaabo Yaaqdabayl oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »