Wararka

Ra"iisul wasaare Xamse oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Caasimadda

0 Visits: 113 | Tuesday August 22, 2023 - 18:07:49
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa dhagaraha ay cadowga Khawaarijtu u maleegayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

0 Visits: 125 | Sunday August 20, 2023 - 20:19:24
Isxaaq Mayow Mohamuud oo Magaca afgarashada Khawariijta loo yaqaanay (Sayib) ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellah Dhexe

0 Visits: 110 | Sunday August 20, 2023 - 20:17:29
Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan

0 Visits: 131 | Friday August 18, 2023 - 21:37:24
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorshaysan ka fuliyey magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraa ayaa halkaa ku dilay 18 xubnood oo ay ku jireen horjoogayaal.

Read More »

Taliyaha qeybta 43-aad Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Difaacyadda ciidanka ee Baar-sanguuni

0 Visits: 118 | Thursday August 17, 2023 - 20:46:35
Taliyaha qeybta 43-aad ciidanka xoogga dalka Jenaraal Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow ayaa maanta kormeer ku tagay fariisimaha ciidanka qeybta 43-aad Xds ay ku leeyihiin degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Ciidamadda Qaranka oo hawlgal amni ka sameeyey xadka Shabeelooyinka

0 Visits: 117 | Monday August 14, 2023 - 19:09:00
Ciidamada Qaranka ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay jiinka wabiga Shabeelle gaar ahaan aagga Beerta Cali Mahdi iyo deegaanada dhaca duleedka caasimadda.

Read More »

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 126 | Monday August 14, 2023 - 19:06:50
Taliyaha Qaybta 27aad Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Faarax Kooshin ayaa Hawlgalo lagu Nadiifinayo Khawaarijta ka Sameeey degaanno Hoostaga Magaalada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Read More »

Ciidanka Nabadsugida jubbaland oo fashiliyay qaraxyo Miino

0 Visits: 109 | Monday August 14, 2023 - 19:05:15
Ciidanka Hay'adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.

Read More »

Kumaandooska Danab oo howlgal gaar ah ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

0 Visits: 111 | Sunday August 13, 2023 - 19:50:54
Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab oo qorsheynayay in ay weerar fuleynimo ah ka fuliyaan deegaanka Janaay-Cabdalle iyo deegaannada kale ee ku hareereysan ayaa waxaa fashiliyay ciidamada Kumaandooska Danab, halkaas oo Khawaarijtu jab xooggan lagu gaarsiiyay.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey Shirka dar dargelinta iyo Abaabulka Halganka Dib u Xoraynta

0 Visits: 135 | Thursday August 10, 2023 - 18:53:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug.

Read More »

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka ku sugan Baxdo

0 Visits: 126 | Thursday August 10, 2023 - 18:49:50
Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug gaar ahaa Magaalada Baxdo,

Read More »

Howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo khawaarijta ku lahaayeen Galhareeri

0 Visits: 117 | Thursday August 10, 2023 - 18:43:00
Ciidanka Xds oo howlgal guulaystay ka fuliyay gudaha degmada Galhareeri ee gobalka Galguduud ayaa beegsaday saddex xarumood oo Khawaarijtu ay ku sugnaayeen.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gal ku burburiyay xarun ay Khawaarijta ku diyaarinayeen qaraxyo

0 Visits: 121 | Tuesday August 08, 2023 - 11:36:45
Howl-gal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda caalamiga ab waxa ay saaka ka fuliyeen xarun Khawaarijtu ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burte ee Gobalka Hiiraan.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta

0 Visits: 165 | Thursday August 03, 2023 - 22:58:14
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo kaashanaya Daraawishta maamulka Jubalandayaa fashilayay dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab ka tirsan, kuwaas oo damcay in ay miino ku aasaan waddada halbowlaha u ah deegaannada Janaay-cabdalle iyo Buulo Guduud oo ka wada tirsan gobolka Jubbada…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xds oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Danab

0 Visits: 150 | Thursday August 03, 2023 - 22:51:30
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga tababarka G/le Xasan Tuure ee XeradaBalli-doogle.

Read More »

In ka badan 60-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay gobola Baay

0 Visits: 1735 | Wednesday July 26, 2023 - 19:37:08
Hawlgal qorshaysan ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Koofur Galbeed ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhuun oo hoos taga Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab oo tiradoodu gaarayso 60-ruux.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijtu ku lahayeen deegaanno hoos yimaada Galcad

0 Visits: 189 | Monday July 24, 2023 - 19:03:19
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa howlgal ka dhan ah kooxda khawaariijta ah ka sameeyay deganno dhowr ah oo hoos yimaada dagmada galcad ee gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal dhan ah Khawaarijta ka Sameeyay degmada Qoryooley

0 Visits: 175 | Thursday July 20, 2023 - 20:22:50
Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad ah khawaarijta uga qaadayeen shacabka ku safarka ah waddooyinka isku xirah qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellada hoose.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay 15o dhagaeqabe.

0 Visits: 149 | Thursday July 20, 2023 - 20:20:37
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay kasameeyeen degaanada Gal-libaax iyo Al-furaat iyo dhulka howdka ah ee u dhexeeyo gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galguduud iyo degaanada ku xeeran ayay ku dileen 150 dhagarqabe & lix Amiir oo uu kujiro horjooge Daahir Calasoow sida uu warbaahinta Ciidamadda…

Read More »

Ra'iisul wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan ku saabsan caddaaladda

0 Visits: 159 | Tuesday July 18, 2023 - 19:09:56
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta Caddaaladda iyo Garsoorka dalka, kaas oo ay ka soo qeyb galeen Hay'adaha kala duwan ee ka shaqeeya arrimaha garsoorka.

Read More »