Wararka

Khawaarijta oo laga saaray degaanno Galbeedka Magaalada Beledweyne.

0 Visits: 189 | Saturday September 23, 2023 - 21:23:49
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa maleeshiyaadka khawarijta kasaaray deegaanno badan ay kaga sugnaayeen Galbeedka Magaalada Beledweyne.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiiyeeyay muwaadiniintii ku naf waayey qaraxi argagixisanimo ee Baladweyne

0 Visits: 173 | Saturday September 23, 2023 - 21:19:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxii arxan-laaweyaasha Khawaarijta ay bartilmaameedsadeen shacabka magaalada Baledweyne.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay shacabka ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Beladweyne

0 Visits: 184 | Saturday September 23, 2023 - 21:17:46
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed ee sida naxariis darrada ah Khawaarijtu ugu laysay magaalada Beledweyne maanta.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay gobolka Jubada hoose

0 Visits: 168 | Wednesday September 20, 2023 - 19:23:39
Ciidanka Kumaandooska Danab garahan Ururka 5.aad ee guutada 16-aad ayaa howgal qorshaysan ka fuliyay deegaanada ku dhaw magaalada beerxaani ee gobolka jubada hoose.

Read More »

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga

0 Visits: 185 | Friday September 15, 2023 - 18:23:20
Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoahah Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo 70 dhagarqabe kudilay gobolka Shabeelaha hoose.

0 Visits: 196 | Sunday September 10, 2023 - 17:16:31
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose.

Read More »

Ra`iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar uga socdo dalka Qatar

0 Visits: 152 | Saturday September 09, 2023 - 17:24:00
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababbar uga soconayo

Read More »

Ciidanka Xds ayaa gobolka Bakool ku dilay Horjooge katirsan Khawaarijta

0 Visits: 217 | Saturday September 09, 2023 - 17:17:09
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa jabiyay maleeshiyo ka tirsan khawaarijta oo xalay isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan degmada Berdaale ee gobolka Baay.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hoggaanada Taliska guud ee Ciidanka Xoogga Dalka.

0 Visits: 146 | Thursday September 07, 2023 - 17:07:08
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska guud ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha dalka looga ciribtirayo khawaarijta Al Shabaab.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

0 Visits: 137 | Saturday September 02, 2023 - 18:18:41
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galaayo hawlaha shaqo ee ka socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeele iyo Taliyaha Xoogga oo deeq xoola ah ku wareejiyay ciidanka X.D.S iyo kuwa dib u xoreynta ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca

0 Visits: 161 | Thursday August 31, 2023 - 20:28:58
Madaxweeynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow, senator Afcadey, Agaasimaha hay'adda Tubsan ahna Lataliyaha Madaxweeynaha JFS Cabdullaahi Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamadda Qalabka sida G/sare Xassan…

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo dar-dargelinaya dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

0 Visits: 133 | Thursday August 31, 2023 - 20:26:48
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad wehliye iyo Masuuliyiin kale ayaa gaaray furimaha hore ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta, si ay u dhiiri geliyaan Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka…

Read More »

Taliyaha ciidan boliiska oo kormeeray ciidanka Darawiishta boliiska ee ku sugan degmada Cadale

0 Visits: 129 | Thursday August 31, 2023 - 20:24:55
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Qadiimiga ah ee Cadale.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo magaalada Ceelbuur kasaaray Khawaarijta.

0 Visits: 149 | Friday August 25, 2023 - 19:55:53
Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa magaalada Ceel-buur ee gobolka Galguduud kasaaray maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah.

Read More »

Ra'iisul wasaare Xamsa oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka

0 Visits: 128 | Thursday August 24, 2023 - 17:31:29
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom.

Read More »

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta

0 Visits: 138 | Wednesday August 23, 2023 - 10:26:30
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjoogayaal ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye, Cabdullaahi Ibraahim Xasan , Aadan Ibraahim Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa.

Read More »

Xarunta howlgelinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 123 | Wednesday August 23, 2023 - 10:24:15
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xoogga Dalka u jiheeyay shaqadoodii Qaran, waxaana iyagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed ay wajaheen cadowga.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Caws weyne

0 Visits: 156 | Tuesday August 22, 2023 - 18:16:14
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud. Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds.

Read More »

Ra"iisul wasaare Xamse oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Caasimadda

0 Visits: 113 | Tuesday August 22, 2023 - 18:07:49
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa dhagaraha ay cadowga Khawaarijtu u maleegayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

0 Visits: 125 | Sunday August 20, 2023 - 20:19:24
Isxaaq Mayow Mohamuud oo Magaca afgarashada Khawariijta loo yaqaanay (Sayib) ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Read More »