Wararka

Taliska Ciidanka Xoogga oo toogtay Naftii halige isku soo xiray walxaha qarxa

0 Visits: 101 | Monday November 13, 2023 - 19:21:52
Taliska ciidanka dhulka XDS ayaa Abaare 08:21 AM Subaxnimo toogtay dhagarqabe waxyaabaha qarxa isku soo xiray kaasi oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga gelo kuliyada jaale siyaad ee 77.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo

0 Visits: 115 | Wednesday November 08, 2023 - 19:44:40
Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da'ay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay gobolka Bakool

0 Visits: 129 | Sunday November 05, 2023 - 19:34:13
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 260-aad Guutada 9-aad Qaybta 60-aad ee CXDS oo Uu Horkacyaalo Taliyaha Ururka 260-aad Dhame Onkod Macalin Aadan Iyo Ciidanka Degaanka Ayaa Howlgalo Qorshaysan Ka Sameyey Degaano Hoosyimaada Degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Read More »

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab

0 Visits: 125 | Sunday November 05, 2023 - 19:29:18
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heystay sideed rag ah iyo saddex dumar ah oo lagu eedeeyay in ay la shaqeynayeen Al-Shabaab.

Read More »

Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

0 Visits: 142 | Thursday October 26, 2023 - 18:50:22
Kulanka shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka

Read More »

Xasan Gerdhuub oo Khawaajirta ka tirsana ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xds

0 Visits: 186 | Thursday October 26, 2023 - 18:49:25
Xasan Xuseen Ibraahim oo Magac afgarashada looga dhex yaqaanay Khawariijta u ahaa (Gerdhuub) kana tisana mudo 5-Sano ah ayaa u qaabilsanaa qaybta Jabhada ee gobolada Baay iyo Jubbada hoose oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Read More »

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

0 Visits: 128 | Thursday October 26, 2023 - 18:47:32
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay a wadda hadleen Sara u qaadista tababarada ay siiyaan…

Read More »

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan CXD

0 Visits: 135 | Wednesday October 25, 2023 - 11:37:03
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo tababar kuso qaatay dalka Eleteria

Read More »

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0 Visits: 158 | Wednesday October 25, 2023 - 11:36:03
Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa horjoogayaasha kooxda khawaarijta ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Read More »

Duqa Muqdisho oo kulan loogu hadlayay amniga Caasimadda la yeeshay Saraakiisha amniga

0 Visits: 111 | Wednesday October 25, 2023 - 11:35:06
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda la qaatay Saraakiisha Laamaha kala gedisan ee…

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo daah-furay Barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar

0 Visits: 162 | Monday October 23, 2023 - 15:00:15
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga qeyb qaadanaayan halganka dib u xoreynta dalka.

Read More »

Ciidanka Xogga oo la wareegay deegaanka Eel-Boon 48 KM Galbeedka kaga began degmada Waajid ee Gobolka Bokool

0 Visits: 148 | Monday October 23, 2023 - 14:58:41
Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Khawaarijta kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga began degmada Waajid ee Gobolka Bokool.

Read More »

Maxkamadda ciidamada qaybta Jubbaland oo dil toogasho ah ku xukuntay asakari katirsan ciidanka Jubbaland

0 Visits: 126 | Monday October 23, 2023 - 14:55:24
Maxkamadda ciidamada qaybteeda Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle Maxamed Cabdullaahi Siciid (Maxamed Khadar) oo ka tirsanaa ciidanka Jubbaland kaas oo horay u dilay AUN Maxamed Deeq Nuune Saalax taariikhdu markay ahayd lixdii Bishii Tobnaad ee sanadkii 2022-kii.

Read More »

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada

0 Visits: 171 | Thursday October 12, 2023 - 15:07:35
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlagalladii ugu danbeeyey ee Khawaariijta Dalka looga sifaynayo.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay degmada Mahadaay

0 Visits: 116 | Thursday October 12, 2023 - 15:05:03
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka Xds G/sare Dayax Cabdi Cabdule Dayax Cabdi Cabdulle iyo geesiyaasha deegaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka wada dhulka howdka ah ee deegaanada Ciid-ciidka iyo Cali-Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada…

Read More »

Al-shabaab oo holac naareed kala kulmay degaanka Bud Bud

0 Visits: 144 | Monday October 09, 2023 - 16:07:23
Maleeshiyaadka kooxda khawaarihjta waxaa jab xooggan iyo holac naareed ayaa Xalay lagu dhadhansiiyay Deegaanka Bud Bud ee ka tirsan Degmada Galcad ee Gobolka Galguduud, waxaana ka waramaya Hoggaamiyaha Ciidanka Deegaanka ee Macaawisleyda Mujaahid Cabdi Hagar Barre " waxaan dagaal kala kor dhacnay,…

Read More »

Ceel-buur: Horjoogeyaal Khawaarij ah oo lagu dilay Duqeyn.

0 Visits: 212 | Saturday September 23, 2023 - 21:27:05
Ciidanka xoogga dalka ayaa beegsaday Goob ay ku shirsanaayeen Horjoogeyaasha Khawaarijta oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud halkaas oo lagu dilay tiro Horjoogeyaal ah.

Read More »

Khawaarijta oo laga saaray degaanno Galbeedka Magaalada Beledweyne.

0 Visits: 187 | Saturday September 23, 2023 - 21:23:49
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa maleeshiyaadka khawarijta kasaaray deegaanno badan ay kaga sugnaayeen Galbeedka Magaalada Beledweyne.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiiyeeyay muwaadiniintii ku naf waayey qaraxi argagixisanimo ee Baladweyne

0 Visits: 171 | Saturday September 23, 2023 - 21:19:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxii arxan-laaweyaasha Khawaarijta ay bartilmaameedsadeen shacabka magaalada Baledweyne.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay shacabka ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Beladweyne

0 Visits: 182 | Saturday September 23, 2023 - 21:17:46
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed ee sida naxariis darrada ah Khawaarijtu ugu laysay magaalada Beledweyne maanta.

Read More »