Maqaallo

WAA MAXAY WADANIYAD?

0 Visits: 5938 | Friday October 13, 2017 - 16:20:37
Waxaan Qoraalkeyga Ku Bilaabayaa wadaniyadu waa dareen qofnimo iyo damiir ummaddeed taas oo shakhsigeeda ku dhalisa jacayl uu uqabo dalkiisa iyo dadkiisa, taas oo qofkeeda ka dhigta shaqsi kadamqanaya wixii xun ee dalkiisa iyo dadkiisa loo asteeyo una damqanaya dadkiisa iyo dalkiisa.

Read More »

Sheekadii Abaalmarin Jacayl waxaa qoray: Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Raasi)

0 Visits: 8024 | Tuesday October 03, 2017 - 18:04:56
Abaalmarin Jacayl: inta la ogyahay sheekooyinka laga qoray jacaylka waa tii ugu waqtiga dheerayd geyiga Soomaalida, waxayna socotay muddo dhan labaatan iyo laba sano, waxayna ka dhacday magaalada Xamar taariikhdu markay ahayd 1988kii illaa 2010kii waana sheeko aad u xiiso badan.

Read More »

Waa kuma "Daljir"?

0 Visits: 4077 | Friday September 22, 2017 - 12:22:42
Salaan kadib, waxaan ahay Gen Cabdiqaadir Cali Diini. Waxaan jeclahay in aan la wadaago Muuqaal kooban Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Kaas oo aan ugu magac daray, Waa kuma "Daljir"?

Read More »

Taariikh Nololeedkii AUN S/Gaas Jaalle Maxamed Siyaad Bare Iyo Xiligii Uu Ku Soo Biiray Ciidanka.

0 Visits: 17748 | Friday April 14, 2017 - 17:19:41
S/Gaas Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku dhashay magaalada Garbahaarey, ee Gobolka Gedo bishiii Oktoobar 6-dii Sanadkii1919kii.

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka, & Taliyaashii Soo qabtay Xilka Taliska (Warbixin)

0 Visits: 7886 | Wednesday April 12, 2017 - 15:54:17
Qaban qaabada munaasabad balaaran oo loogu dabaal-degayo Xuska Aas Aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku Asteysan 12-ka April ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Waxaana aad loo adkeeyay ammanka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ujeedooyinkii loo Aasay Asay Ciidanka Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed

0 Visits: 3965 | Tuesday September 06, 2016 - 15:59:20
Maxaad kala socotaa Taariikhda Ciidankii Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed iyo ujeeddooyinkii loo aas Asay Ciidankii Guul wadayaasha Umada Soomaaliyeed.

Read More »

Taariikh nololeedkii S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor

0 Visits: 9156 | Wednesday August 31, 2016 - 17:41:13
S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor wuxuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer Sanadkii 1937dii.

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 17261 | Wednesday August 31, 2016 - 17:36:51
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: Ciidanka Lugta, Ciidanka Badda, Ciidanka Cirka iyo Difaaca Cirka.

Read More »

Tariikh Nololeedkii S/Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen "Nuc-Nuc"

0 Visits: 1796 | Wednesday August 31, 2016 - 15:29:32
SGuuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen wuxuu dhashay sannadku markuu ahaa 1948dii. Waxabarashadisii Dugsiga Hoose iyo Dhexe wuxuu ku soo qaatay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isagoo waxbarashadii Dugsiga Sare ku qaatay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Marxuum S.Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi "Bagadi".

0 Visits: 7559 | Wednesday August 31, 2016 - 15:27:33
S. Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi "Bagadi"wuxuu ciidanka XDS ku soo biiray Sannadkii 1960kii oo ah markii la asaasay XDS waxaa waxbarasho loogu diray Kulliyadda Ciidammada ee dalka Masar. Sidoo kale wuxuu Dugsiga Abbanduulka (Staff College) iyo Dugsiga Dagaalka (War College) kaga soo qalin…

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Wadanka Tanzania.

0 Visits: 8906 | Sunday July 31, 2016 - 16:12:16
Dalka Tanzania oo loo yaqaan jamhuuriyada midowday ee Tanzania waxaa uu ka mid yahay wadamada dhaca bariga qaaradaan Africa.

Read More »

WARBIXIN KU SAABSAN MARXALADIHII AY SOO MAREEN CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED.

0 Visits: 2030 | Monday June 20, 2016 - 20:57:33
Taariikhda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya waa mid ka mid ah Hantida ugu faca weyn oo ay leeyihiin shacabka soomaaliyeed, waaa hanti ma guurto ah iyo Xasuus ku keydsan dadka garan kara qiimaha ay luuyahay Aas-aaska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhidibada loo taagay 12 April 1960-kii.

Read More »

Sababihii Dhaliyay Burburka Ciidanka XDS Qeybtii 2aad

0 Visits: 3778 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Wey badan yihiin asbaabaha keenay burbuka XDS, hase yeeshee waxaan soo qaadanaaynaa qaar ka mid ah:

Read More »

Sababihii Dhaliyay Burburka Ciidanka XDS Qeybtii 3aad

0 Visits: 3511 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Aas-Aaskii Jabhadii United Somali Congress (USC)

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Uu Soo Maray Qeybtii 1aad

0 Visits: 7246 | Friday May 27, 2016 - 15:42:42
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxaa la aas-aasay 12kii-April 1960kii oo waqtigan laga joogo muddo 56-sanadood waxa uuna xilligaasi ka koobna ciidamka ilaa iyo 8-Horimood.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Allah U naxariistee Gen Maxamad Ibraahim (Liiq-liiqato).

0 Visits: 3240 | Thursday May 26, 2016 - 16:14:20
Gen Maxamad Ibraahim (Liiq-liiqato), wuxuu ku dhashay magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya sanadku markuu ahaa 1921kii. Yaraantiisii wuxuu dhigtay dugsiga qur'aanka kariimka ah ka dibna wuxuu qortay askartii Ingiriisku lahaa ee la oran jiray Gendermaagii Ingiriiska…

Read More »

Taariikhda Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Kooban Sareeye Gaas Mohamed Aden Ahmed.

0 Visits: 4063 | Thursday May 26, 2016 - 15:56:11
Major General Mohamed Aden Ahmed (Sareeye Gaas), wuxuu ku dhashay Magaalada Burco, Ee Gobolka Togdheer, wuxuuna waxbarashadiisa aas-aasiga ee hoose kusoo qaatay dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Sheekh.

Read More »

Taariikh nololeedkii S/Gaas Xussein Kulmiye Afrax

0 Visits: 5661 | Thursday May 26, 2016 - 15:56:11
Xussein Kulmiye Afrax waxuu ku dhashay Degmada Ceeldheer Gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya, sanadku markuu ahaa 1920kii, wuxuuna ka dhashay qoys xoolo dhaqato ah. Intii uusan agaarin da'da 10 jir ayay labadiisii waalid dhinteen, hooyadiisna waxaa lagu magacaabi jiray Cawrala Calasow Max'ed.

Read More »

Maxaa lagu Xusuustaa Wax Qabadkii Gen Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 1760 | Thursday May 26, 2016 - 15:56:11
General Samanatar wuxuu bilaabey inuu xil u qabto ummada Soomaaliyeed isagoo 25 sano jira markaasi oo uu taliya ka noqday Saldhiga Degmada Marka isagoo xiddigle ah oo ka soo qalin jibiyey kuliyad militri oo ku taala dalka Talyaniga, wuxuuna ka mid noqday saraakiishii dhalinyarada ahyd ee muujiyey karti…

Read More »

Daawo :- Hees Wadani ah oo Ciidamada loo qaaday

0 Visits: 1844 | Friday April 22, 2016 - 15:20:55
Heeskaan oo ah Hees wadani ah ayaa waxaa ku luuqeynayo Fanaanka Caanka ah ee Abuukar Sayid Cali Jaajuumoow waxaana Heeskan uu u qaaday ama uu ugu talo galay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed .

Read More »