Wararka

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Maamulka KMG ah ee Jubba

0 Visits: 2128 | Monday April 27, 2015 - 13:25:27
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada Kismaayo.

Read More »

Madaxweynaha oo Kal fadhigii 6-aad ee Gollaha Barlamaanka furayo goordhow.

0 Visits: 1486 | Monday April 27, 2015 - 10:00:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u furo kaldhiga lixaad ee baarlamaanka, iyadoo mudanayaasha baarlamaanka ay horyaalaan ajandayaal muhiim u ah hiigsiga sanadka 2016-ka.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo wax wayn ka badalay aminiga G/Hiiraan

0 Visits: 1479 | Monday April 27, 2015 - 09:51:34
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in amniga gobalka uu yahay mid wanagaasan, tasoo ka dambeysay wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka, ciidamada Xooga Dalka, amniga iyo kwua AMISOM ee gobalkaasi ku sugan.

Read More »

XOOGGA DALKA, XOOGGA DALKA XAMDIGAA LEH

0 Visits: 2202 | Sunday April 26, 2015 - 18:29:28
"HOWLGALKA BADWEYNTA HINDIYA" Ummadda Soomaliyeed, muddo hadda ku dhow rubac qarni ayey ku soo jirtay burbur, karaamo darro, bahdil, waxayna safka hore ka gashay aadanaha aan magacooda adduunweynuhu wax wanaagsan u nisbeyn.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo sanadka 2016 Amaanka Dalka Si rasmi ah ulla wareegayaan.(FAAHFAAHIN)

0 Visits: 1328 | Sunday April 26, 2015 - 13:45:39
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ay soo dhawaatay waqtigii ay Ciidamada Soomaaliya la wareegi lahaayeen amaanka Dalka sanadka 2016-ka.

Read More »

Wasiirka Howlaha Guud "Waxaan dib u howlgelin doonaa hay'addii Sahminta, Cabirka iyo Diiwaan gelinta Dhulka"

0 Visits: 1277 | Sunday April 26, 2015 - 08:33:29
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa Maanta dalka dib ugu laabtay.

Read More »

Wasaarada amniga oo ka digtay weeraro ku soo wajahan iskuulo, masaajido iyo goobaha bulshadu ku kulanto

0 Visits: 1223 | Sunday April 26, 2015 - 08:28:56
Afhayeenka wasaarada amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cismaan oo maanta Shir jiraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xarakada Al-Shabaab ay qorsheynayso Weeraro ay ku qaadaan xaruumo Muhiim ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno dil iyo Xabsi ah ku riday rag katirsan UGUS.

0 Visits: 1442 | Saturday April 25, 2015 - 16:13:12
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xarig waxa ay ku riday rag la sheegay in ay katirsan yihiin Dagaalamayasaha Xarakada Al-Shabaab

Read More »

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 1573 | Saturday April 25, 2015 - 14:30:49
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal shaqo uu ku tagay dalalka Jordun iyo Turkiga.

Read More »

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo qeybo cusub u magcaabay saraakiil dhowaan la dalacsiiyey

0 Visits: 1330 | Saturday April 25, 2015 - 14:13:33
Saraakiishaan oo qaadatay tababarka layli sarkaal oo dhawaan loo soo gabagabeeyay ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xerada Ciidamada xooga dalka ee Jasiira waxaa looga dhawaaqay in loo kala badalay qaybo ka mid ah Ciidanka waxaana ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhiga Cabdalle Xuseen…

Read More »

Raysal Wasaare cumar C/rashiid oo rajo ka muujiyay in dib loo furayo Xawaaladaha Dowlada Kenya xayirtay.

0 Visits: 1223 | Saturday April 25, 2015 - 08:26:18
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in Kenya uu kala hadlay sidii dib loogu furi lahaa shirkadaha Xawaaladaha oo dad badan oo Soomaali ah ay ku tiirsan yihiin kuwaas oo dowladda Kenya ay rukhsadaha kala laabatay weerarkii…

Read More »

Wasiirka Howlaha guud oo ka qeybgalay shir Caalami ah oo Istanbul lagu qabtay

0 Visits: 1462 | Saturday April 25, 2015 - 08:05:38
Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska mudane Eng Saalax Sheekh Cismaan ayaa ka qeybgaley shir caalami ah shirkan ayaa waxa aloo ga hadleyey diiwaan gelinta, cabirka iyo sahaminta dhulka,wuxuuna ka dhacay shirka magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka Turkiga kala qeybgalay xus qarameed ka dhacay Istambuul

0 Visits: 1520 | Friday April 24, 2015 - 13:28:01
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga, waagii Boqortooyada Cusmaaniyiinta uu la galey quwadihii kasoo horjeeday dagaalkii…

Read More »

Midowga Yurub oo isku raacay in la bur buriyo Doomaha ay adeegsadaan dadka wax Tahriibiya

0 Visits: 1417 | Friday April 24, 2015 - 13:24:00
Madaxda Midowga Yurub ayaa isku raacay in la bur buriyo doomaha ay adeegsadaaan dadka wax tahriibaha, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Brussels ee dalka Belgium, iyagoo ka hadlayay sidii wax looga qaban lahaa qul qulka dadka Tahriibayaasha ee Yurub u soo tallaabaya.

Read More »

Banaanbax looga horjeeday Rabshadaha Ajaaniib Naceybka oo ka dhacay Johanesburg

0 Visits: 1303 | Friday April 24, 2015 - 13:17:18
Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Gauteng ee dalka Koofur Afrika iyo ururada ka shaqeeya arimaha bulshada ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Johanesburg, waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jiray shacabka South Africa iyo guud ahaan dadka ajaanibta…

Read More »

Howlaha Waxqabadka G/Banaadir oo la taageeray.

0 Visits: 1490 | Friday April 24, 2015 - 10:40:02
kulan Muhim ah oo ay kasoo qeyb galen in ka badan 200 qofood ayaa lagu qabtay hotelka Muqdisho Gust House kaas oo lagu Taageereyey waxqabadka Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab".

Read More »

Golaha wasiirrada oo maanta ka shiray ammaanka dalka

0 Visits: 1305 | Thursday April 23, 2015 - 19:07:12
Shirka golaha wasiirrada ee maanta oo uu shir godoominayay ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamed Sheekh ayaa looga hadlay amaanka dalka.

Read More »

Kooxda UGUS oo isku hor imaad gacan ka hadal ah ku dhex maray G/Hiiraan.

0 Visits: 1344 | Thursday April 23, 2015 - 10:23:10
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ka dhashay uu Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex maray deegaano hoostaga G/Hiiraan.

Read More »

Xildhibaanno Dowladda Soomaaliya Ugu Baaqay In Ay Badbaadiso Soomaalida Dhibka Ku Heysto Koonfur Afrika

0 Visits: 1284 | Thursday April 23, 2015 - 09:29:35
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada dalka Koonfur Afrika loogu geysanayo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi ku dhaqan oo ay Soomaalidu ku jirto, iyagoona ugu baaqay Soomaalida ku nool dalkaasi in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda Hooyo.

Read More »

Madaxwaynaha Kenya oo Kulan Sagootin Ah U sameeyay Danjire Maxamed Cali Ameriko

0 Visits: 1437 | Thursday April 23, 2015 - 09:26:23
Danjirihii hore ee dowladda Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Amb Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kulankan oo ahaa kulan sagootin ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Amb Amina Maxamed Jibriil iyo mas'uuliyiin…

Read More »