Wararka

Ciidanka XDS oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay nawaaxiga Qoryooleey

0 Visits: 1371 | Thursday April 30, 2015 - 22:12:37
Ciidanka XDS ayaa maanta howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo maanta tababar loo soo xiray

0 Visits: 1663 | Thursday April 30, 2015 - 18:56:41
Sarakiishan oo muddo 4 bilood ah u socday tababarkan ayaa lagu barayey Hoggaanka Taliyayaasha, horin iyo unug , ka jawaabidda qaraxyada qorshaysan iyo la dagaallanka argagixisada ayaa ah sarakiil dhawaan Taliska Ciidanka Millatariga Soomaaliya u magacaabay xilal

Read More »

Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta

0 Visits: 1361 | Thursday April 30, 2015 - 18:50:29
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay is bedel guud oo lagu sameynayo Hogaanka Ciidamada.

Read More »

Ciidanka Xooga Dalka oo diyaar garoow xoogan ugu jira Ciribtirka UGUS

0 Visits: 1367 | Thursday April 30, 2015 - 10:09:53
Iyadoo ay si habsami leh ay u socdaan howlgalada lagu ciribtirayo haraadiga Ururka Gumaadka umadda Soomaaliyeed, ayaa Waxaa haatan Ciidamadda Xooga ay sii laba laabeen Howlgaladoodda.

Read More »

Kooxo hubeysan oo xalay ku dilay magaalada Baydhabo Wariye iyo Xaaskiisa

0 Visits: 1374 | Thursday April 30, 2015 - 10:06:25
Kooxo Hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Baydhabo Wariye iyo xaaskiisa, kadib markii ay u dhaceen Guri ay ka degenaayeen xaafada Bardaale.

Read More »

Xulitaanka Ergada Shirka Cadaado Ka Qeyb galaya Oo Heer Gaba gaba Ah

0 Visits: 1311 | Thursday April 30, 2015 - 09:56:30
Waxaa meel wanaagsan maraya soo xulitaanka ergada ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada mudug iyo Galgaduud ee matalaya beelaha daga goboladaasi, kuwaasi oo ka tashanaya masiirka iyo aayaha gobolada dhexe.

Read More »

Shirka Wadatashiga Soomaaliya OO Goor dhow ka Furmaya Garoowe

0 Visits: 1351 | Thursday April 30, 2015 - 09:17:56
Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in goor dhow uu ka furmo magaaladaasi, iyadoo halka shirka uu ka dhacayo iyo meelaha ku dhow si aad ah loo adkeeyay sugida ammaanka.

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe

0 Visits: 1349 | Wednesday April 29, 2015 - 21:24:12
Taariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:-Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay soo saartayWarsaxaafadeed,ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar ka mid ah saxiixayaasha Shirka Maamul u Sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud uuna ku eedeeyey…

Read More »

Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Ceelasha Biyaha Laga Sameeyay "Sawirro"

0 Visits: 1706 | Wednesday April 29, 2015 - 18:31:42
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howl gallo lagu xaqiijinayay Amniga ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho,

Read More »

Ciidamada Qalabka sida oo ku sii siqaya Xudur.

0 Visits: 1423 | Wednesday April 29, 2015 - 08:20:15
Waxaa howlgallo aad u ballaaran oo lagu baacsanayo Maleeeshiyaadka haraadiga ah ee Gumaadka umadda Soomaaliyeed UGUS oo ka socdaa Magaalada Madaxda Gobolka Bakool ee Xudur.

Read More »

Madaxweynaha oo ka war bixiyay shira Garoowe.

0 Visits: 1346 | Wednesday April 29, 2015 - 08:18:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shallay gaaray magaalada Garoowe, ayaa sheegay in wada hadallo uu halkaasi kula qaadan doono madaxda maamul gobolleedyada Soomaaliya, si looga tashado midnimada Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh "waan ka feejiganahay Daacish in ay nagu soo dhuumato"

0 Visits: 1409 | Wednesday April 29, 2015 - 08:12:38
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu sheegay inay soo dhaween doonaan bulshada reer Yemen, ee isaga soo carareysa dagaalada dalkooda ka soconaaya. Laakiin ay ka feejigan yihiin inay ku soo dhex dhuuntan Xoogaga Daacish iyo Al Qaacida.

Read More »

Shirka Madaxda Dowladda iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada oo Garoowe ka furmaya

0 Visits: 1410 | Wednesday April 29, 2015 - 08:05:17
Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Garoowe uu ka furmo shirka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya u dhaxeeya.

Read More »

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuno ku riday eedeysanayaal

0 Visits: 1518 | Tuesday April 28, 2015 - 15:36:35
Xukunadan maanta ay riday maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dambeysay markii eedeysaniyaal loo heystay dambiyo kala duwan kuwaas oo xeer ilaalinta maxkamadda ay horkeentay maxkamadda.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay in la xakameyn doono hubka dowladdu leedahay.

0 Visits: 1420 | Tuesday April 28, 2015 - 15:24:43
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa in la helo ciidan qaran oo ay ku jiraandhammaan dadka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xakameyn doono hubka dowladdu ay leedahay.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga oo dalka Kenya uga qeyb galaya Shir looga hadlayo Iskaashiga Amniga

0 Visits: 2078 | Tuesday April 28, 2015 - 15:15:19
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya, halkaasoo uga qayb gali doono shir looga hadlayo Amniga

Read More »

Maamulka Shirkadda FAVORI oo faah faahin ka bixiyay horumarka garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 1361 | Tuesday April 28, 2015 - 07:58:02
Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa tilmaamay in terminalka cusub ee garoonka uu u sameysanyahay si la mid ah kuwa caalamka, isla markaana uu hoolwaliba leeyahay masjid ay dadka ku tukadaan,…

Read More »

Xarun cusub oo ciidanka cirka leeyahay oo la dhagax dhigay

0 Visits: 1448 | Monday April 27, 2015 - 13:48:49
Iyadoo dagaaladii mudo 24 ka sanno ah dalkeena la dagay ay sababeen burburka xarumihii qaranku lahaa oo ay ka mid yihiin xarumihii ciidanka dhawaanahaana ay socdeen dadaalada dowladda Soomaaliya ay ugu jirto dhismaha ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ayaa waxaa manta taliyaha Ciidanka cirka…

Read More »

Ciidamada xooga dalka oo howl gallo ka sameyay Magalada muqdisho.

0 Visits: 1385 | Monday April 27, 2015 - 13:41:40
Ciidamada xooga Dalka ayaa Gacanta kusoo dhigay Dhagar qabayaal la tuhmayo in ay falal amni daro maleeyageen oo ay ka wadeen magaalada Muqdisho, Dhagar qabayasha ka tirsan Maleeshiyaadka Haraadiga ah ee Alshabaab UGUS.

Read More »

Horjooge ka tirsan UGUS oo ay ciidamada xooga dalka ku qaarjiyeen G/galgaduud.

0 Visits: 1533 | Monday April 27, 2015 - 13:36:24
Howlgalo saakay aroortii ay sameeyeen ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Galgaduud Gaar ahaan Degmada Ceel buur ay ku qaarjiyeen Horjooge ka tirsan Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed (UGUS)

Read More »