Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo Kismaayo Gaaray

0 Visits: 1296 | Monday May 18, 2015 - 14:19:26
.

Read More »

Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday

0 Visits: 1163 | Saturday May 16, 2015 - 15:47:12
.

Read More »

Abaanduulaha oo ka hadlay dagaaladii Aw-dheegle iyo Mubaarak

0 Visits: 1201 | Friday May 15, 2015 - 20:24:37
.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Guddiga isku dhafka Ciidamadda Xoogga dalka

0 Visits: 1178 | Wednesday May 13, 2015 - 17:44:57
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan dar-daaran iyo dhiirgelin isugu jira la qaatay guddiga isku dhafka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, kuwaasoo ay dhawaan magacowday Wasaaradda Gaashaandhigga,

Read More »

HOWLGALO ISDABA JOOG AH OO WALI KA SOCDA GOBOLADA QAAR KA MID AH DALKA

0 Visits: 1318 | Wednesday May 13, 2015 - 10:59:06
Waxaa wali ka soconaya Gobolada Dalka qaar ka mid ah Howlgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS.

Read More »

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay gacan ku dhiiglayaal ka tirsanaa UGUS.

0 Visits: 1250 | Wednesday May 13, 2015 - 10:41:06
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo ka dambeeyay dilal dhowr ah oo loo geystay shacab iyo mas'uuliyiin ka tirsan dowladda.

Read More »

Xarun Casri ah oo ciidamada Lagu taba bari doono oo laga hergaliyay wadankeena

0 Visits: 1318 | Wednesday May 13, 2015 - 10:28:49
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey xarun cusub oo lagu tababarayo ciidammada Soomaaliya.

Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo ugu baaqay Xukuumadda inay dib u soo celiso furaha Taleefanka Soomaaliya ee 252

0 Visits: 1351 | Tuesday May 12, 2015 - 19:09:29
Guddoomiyaha Baarlamaanka Sooamaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan-howleed uu la yeeshay Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbaday inay gacanta dowlada dib ugu soo celiyaan furaha Tafeefoonnada Soomaaliya ee 252, oo ah hanti qaranka Soomaaliyeed leeyahay.

Read More »

Madaxweynaha: ''Barnaamijka isku dhafka ciidanka waa ajenda qaran oo mideynaya shacabka dibna u soo celinta kalsoonidii ka dhexaysay"

0 Visits: 2353 | Tuesday May 12, 2015 - 19:02:34
Munasaabada oo lagu qabtay Xarunta wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehliyay ka qaybgalkeeda Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna ku simaha Ra'iisul wasaaraha ,wasiirada Gaashaandhiga iyo Warfaafinta qaar ka mid ah safiirada dalalka caalamka u jooga Soomaaliya taliyaha…

Read More »

Madaxweynaha oo dib u dhiska ciidanka iyo Hiigsiga 2016 kala hadley danjireyaasha Britain iyo Sweden

0 Visits: 1205 | Monday May 11, 2015 - 17:25:40
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil Wigan iyo Mikael Lindvall.

Read More »

Degmada Dharkiinley oo lagu soo qab qabtay Rag lagu tuhmayo UGUS.

0 Visits: 1322 | Monday May 11, 2015 - 13:18:52
waxaa goor dhow soo gaba gaboobay howlgallo lagu baadi goobayay maleeshiyaadka Gumaadka umuda Soomaaliyeed UGUS.

Read More »

Howlgallo ballaaran oo ka socda Gobolka Bay & Bakool ay wadaan ciidamada Xooga Dalka & Nabad Sugida

0 Visits: 1286 | Monday May 11, 2015 - 13:13:56
Waxaa Saakay waaberigi ilaa haatan ka socda Gobolka Baay & Bakool. Howl gallo ballaaran oo Ciidamada Amaanka & kuwa nabad sugidda ay wadaan.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga "waxaa naga go'an xoojinta tayada ciidanka Xooga"

0 Visits: 1526 | Sunday May 10, 2015 - 20:34:37
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa xerada tababarka Ciidamadda ee Xero Agoon waxa uu kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka SoomaaliyaMudane Mohamed Cusmaan oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo sidoo…

Read More »