Wararka

20-JIRRADA SOOMAALIYA IYO ETHIOPIA OO MAANTA ISWAJAHAYA

0 Visits: 991 | Sunday April 03, 2016 - 12:50:40
Ciyaartoyda Da'doodu ka yartahay 20-jirrada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan adag la qaadan doonaan kuwa dalka Ethiopia.

Read More »

AMISON '''Waxaan Dilney Horjooge lagu Magacaabo C/rashiid Buqdube'''

0 Visits: 953 | Saturday April 02, 2016 - 13:50:53
Ciidamada Midowga Africa ee Amison ayaa Howlgal ay sameyeen Gobolka Shabellaha Hoose ku diley Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Nabad diidka Al-shabaab Sidoo kale Howlgalka ayaa waxa lagu diley Horjooge sare kaa oo lagu magacaabo C/rashiid Burdube.

Read More »

Maraykanka oo sheegey in ay gacan weyn ka geesteen dilkii Xasan Cali Dhoorre

0 Visits: 976 | Saturday April 02, 2016 - 07:15:48
Maraykanka ayaa sheegay in duqaymo uu ka fuliyay Soomaaliya lagu bartilmaameedsaday Horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Read More »

Ciidamada kumaandooska Xooga dalka Soomaaliyed oo diley Horjooge hore Madaxiisa Loo duqdhigey lacag

0 Visits: 2062 | Friday April 01, 2016 - 19:23:28
Abaan-duulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa uxaqiijiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA in hawl-galkii xalay ee Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Shabeellaha hoose ay ku Dileen Horjooge sare oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabijiray…

Read More »

Horjogayaal Sare ka tirsan Al-shabaab oo lagu diley Degaanka Janaaale ee Gobolka Shabellaha hoose

0 Visits: 887 | Friday April 01, 2016 - 18:06:25
Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Maleyshiyada kooxda shabaab ayaa ka socdaa Degaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.

Read More »

Maxaa ka taqanaa Taariikhda Allaha u naxaristo Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 5656 | Friday April 01, 2016 - 18:06:25
S/Guud Max'ed Cali Samatar wuxuu ku dhashay magaalada Golashacaan oo u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubba Hoose, sanadku markuu ahaa 1931dii, wuxuuna yaraantiisii ku barbaaray nolol miyi & magaalada u dhaxeysay oo u badneyd magaalooyinka Yoontooy, Goobweyn, Warkoy & Kismaayo.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegey in sanadkaan gudihiisa lasoo afjari doono dagaalka al-shabaab

0 Visits: 885 | Friday April 01, 2016 - 11:58:44
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar oo looga hadlayay barnaamijka dalkaada dhiso ayaa sheegay in Xalay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ee AMISOM…

Read More »

Wasiirka Amniga Puntland oo sheegey in Dhawaan ay Bilabayaan Wajiga Labaad ee dagaalka Al-shabaab

0 Visits: 1053 | Thursday March 31, 2016 - 17:41:34
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xisri Cali (Qarjab) oo warbaahinta shir Jaraa'id ugu qabtay Garowe ayaa sheegay in Puntland ay hadda soo afjartay dagaalkii fool-ka-foolka ahaa ee Maleyshiyada Al-shabaab qabtiisii kowaad, islamarkaana hadda uu dhiman yahay qaybta labaad ee dagaalka, oo uu ku sheegay…

Read More »

Generaal Bashiir Goobe oo Maanta la cunteyay Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhaxe ee Xamar

0 Visits: 946 | Thursday March 31, 2016 - 15:35:43
Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo aad ugu dadaala muraal dhiska maxbiista ayaa waxuu had iyo jeer booqdaa maxaabista,ku jirta gudaha xabsiga dhexe ee xamar Taliyaha aya waxuu inta badan sii saaxiibtinimo ku dheehan tahay udhex galaa maxaabista.

Read More »

Dowlada Maraykanka oo sheegtay iney maxaabiis kasii dayndoonto Xabsiga Jaziirada Cuba ay Ka Sameysatay ee Guwantanamo.

0 Visits: 822 | Thursday March 31, 2016 - 11:30:38
Saraakiil ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka (Pentagon) oo saxaafada xog siiyey ayaa sheegay in dhawaan koox Cusub oo ka tirsan maxaabiista ku xiran Xabsiga Guwantanamo lasii deyn doono.

Read More »

Qarax Ismiidaamin ah oo Qasaaro geystay Oo Ka Dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug

0 Visits: 753 | Thursday March 31, 2016 - 09:23:57
Qarax xoogan ayaa ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug balse Rasaas ayaa la maqlayay qaraxa kadib weerar gaasi ayaa aha mid u muuqday ismiidaamin.

Read More »

Taliyaha booliska oo booqdey ardayda imtixaanka looga qaadayo Dugsiga Janaraal Kaahiye

0 Visits: 865 | Thursday March 31, 2016 - 09:23:57
Saraayo gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, taliyaha ciidanka booliiska oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qorshahan ardayda ka soo baxday dugsiyada iyo jaamacadaha dalka loogu biirinayo booliiska ay tahay mid taliska uu ku doonayo in uu ku tayeeyo aqoonta ciidanka isla markaana dhalinyarada fursad…

Read More »

Ciidamadii ugu horeyay Boolis Maamulka Jubbaland oo Tababar looga furey Magaalada Kismaayo+Sawiro

0 Visits: 842 | Wednesday March 30, 2016 - 11:28:03
Ciidamadaan uu maanta tababarka ugu furmey magaalada kismaayo ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa Laba Boqol oo Askaro waxa ayna ka mid noqdoonaan ciidamada booliska Cusub ee maamulka Jubbaland.

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu baaqay shacabka ay ku qarin dambiilayaasha

0 Visits: 839 | Wednesday March 30, 2016 - 10:16:05
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka dowladda.

Read More »

S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamud oo Tababar usoo xerey 250 askari oo ka mid ah ciidanka Booliska Koonfurgalbeed Soomaaliya

0 Visits: 821 | Tuesday March 29, 2016 - 17:39:34
Munaasabad balaaran oo ka dhacdey Dugsiga Tababarka ciidanka ali salaam ee Magaalada Baydhabo xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ka qeyb galey Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyo Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya iyo Taliyaal ka kala socda kuwa midowga Africa AMISON iyo kuwa…

Read More »

Wasaarada Amniga oo sheegtey qorshihii dhawaan ay u dajisey Amniga Muqdisho uu higaley xil saakey qaraxyo laga hortagay

0 Visits: 798 | Tuesday March 29, 2016 - 15:28:30
Afhayeenka Wasaarada Amniga qaranka C/kaamil Shugri Maxamed oo la Hadley Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegey howlgalo xalay ilaa saakey ka socdey magaalada muqdisho ay ciidamada amaanka ay ku guuleesteen in ay gacanta kusoo dhigaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo sadax qorey oo…

Read More »

Markab dagaal oo Faransiisku lee yahay oo qabtey hub aad u badan oo Soomaaliya loo wadey

0 Visits: 930 | Tuesday March 29, 2016 - 15:28:30
Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Faransiiska ayaa gacanta ku dhigey doon sidey hub aad u badan taas oo maraysey Waqooyiga Badweynta Hindiya.

Read More »

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegey in ay ciidamada Amaanka ka hortageen gaari lagu waxyeelee rabay dadka shacab ah

0 Visits: 771 | Tuesday March 29, 2016 - 10:45:15
Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka ee NISA ayaa saaka gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay agagaarka Madaxtooyadii hore ee C/qaasim ee degmada Hodan.

Read More »

Ciidamada booliska soomaaliya oo badbaadiyay Muwaadin soomaaliyed oo gaarigiisa qarax loogu xerey

0 Visits: 849 | Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53
Ciidamada booliska gobolka banaadir ayaa subax nimadii hore ee saakey waxa ay bad baadiyeen muwaadin soomaaliyed oo qarax gaarigiisa loogu xerey .

Read More »

Baydhabo oo maanta Tababar loogu soo xerayo Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0 Visits: 906 | Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo habeenkii Xalay ahaay ku hoydey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa maanta tababar halkaasi ugu soo xeridoono Ciidamo booliska Maamulka Koonfurgalbeed soomaaliya.

Read More »