Wararka

Degmada Xudur oo laga sameyeen howlgal lagu soo qabtey al-shabaab

0 Visits: 899 | Wednesday April 06, 2016 - 14:43:56
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayo shacabka ku dhaqan degmada Xudur ee gobolka bakool ayaa howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda al-shabaab ka wada degaano hoos yimaada degmadaasi.

Read More »

Gen Bashiir Bile Bilad buu Mudan yahay (Warbixin)

0 Visits: 1111 | Wednesday April 06, 2016 - 12:56:05
Waa Shaqsi Daacad ah Naxariis badan Dadka Qadariya oo aan Islaweyneyn lehna Soo Jiidasho waxa uu ku Caan Baxay in uu u Naxariisto Dadka Dhibanayaasha ah ee la Dulmiyey mana ogola Xadgudub iyo Musuq Maasuq .

Read More »

Degmada Yaaqshiid oo lagu soo qabtey rag ka tirsan al-shabaab

0 Visits: 822 | Wednesday April 06, 2016 - 12:14:44
Ciidamada Ammaanka ayaa howl gallo ballaaran xalay ilaa saaka waabarigii ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid, iyadoo howl galkan lagu qab-qabtay boqolaal ruux.

Read More »

Afayeen C/kaamil '''Degmada Aadna Yabaal Waalaga Saarey Maleyshiyada Kooxda al-shabaab''Dhageyso

0 Visits: 1126 | Wednesday April 06, 2016 - 10:05:15
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey Degmada aadan yabaal ee gobolka shabellaha dhaxe ka dib mudo dheer ay ku sugnayeen kooxda al-shabaab.

Read More »

AMISOM oo dayactir ku bilaabtey wadooyinka janaale ee Gobolka shabellaha hoose+Sawiro

0 Visits: 1550 | Tuesday April 05, 2016 - 18:30:18
Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM oo shalay la wareegay Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa bilaabay Dayactir lagu sameynayo Wado Marta Degaanka oo uu xiray Geedka loo yaqaano Cali Garoob ama Geed Yahuud.

Read More »

Howlgallo lagu soo qab qabtay dad looga shakisan yahay kooxda al-shabaab oo ciidamada amaanka ay sameeyeen muqdisho+Sawiro

0 Visits: 1178 | Tuesday April 05, 2016 - 17:57:50
Howlgalkaan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amniga caasimada.

Read More »

Wasiir Diin ''Waxaan hambalyeeynayaa Guulaha ay soo hoyeen ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM''

0 Visits: 971 | Tuesday April 05, 2016 - 13:54:39
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumada fadareelka soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sh Ali Diini ayaa waxa uu ka hadlayay Howlgalada ka socda Gobolada dalka kaa oo looga si feynayo cadowga argagexesada al-shabaab.

Read More »

Al-shabaab oo markale laga qabsadey degmo muhiim u eheed

0 Visits: 836 | Tuesday April 05, 2016 - 13:54:39
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa amison iyo maleyshiyaad aan sidaa u badneen ayaa hada dagaalamaya degmada aadan yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe.

Read More »

AMISON ''Gobolka Shabellaha Hoose Waxaan ku dilney Horjogayaal sare oo ka tirsan Kooxda al-shabaab '''

0 Visits: 943 | Tuesday April 05, 2016 - 12:27:59
Taliska AMISOM, ayaa ku sheegay War-bixin ay soo saareen maanta inay lix sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen hawl-galo ay dhawr-kii casho ee lasoo dhaafay ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Taliyaha CXD oo la kulmey saraakiil ka tirsan dowlada masar

0 Visits: 838 | Monday April 04, 2016 - 15:08:48
Xilli maalintii shalay magaalada Muqdisho ay soo gaareen wefdi ka socda dalka Masar, oo uu hogaaminayay kaaliyaha wasiirka arimaha dibadda ee dalka Masar u qaabilsan qaarada Afrika ayna kamid ahaayeen saraakiil ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga dalkaasi ayaa maanta waxaa kulan la yeeshay saraakiishaasi…

Read More »

20-JIRRADA SOOMAALIYA IYO ETHIOPIA OO MAANTA ISWAJAHAYA

0 Visits: 984 | Sunday April 03, 2016 - 12:50:40
Ciyaartoyda Da'doodu ka yartahay 20-jirrada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan adag la qaadan doonaan kuwa dalka Ethiopia.

Read More »

AMISON '''Waxaan Dilney Horjooge lagu Magacaabo C/rashiid Buqdube'''

0 Visits: 944 | Saturday April 02, 2016 - 13:50:53
Ciidamada Midowga Africa ee Amison ayaa Howlgal ay sameyeen Gobolka Shabellaha Hoose ku diley Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Nabad diidka Al-shabaab Sidoo kale Howlgalka ayaa waxa lagu diley Horjooge sare kaa oo lagu magacaabo C/rashiid Burdube.

Read More »

Maraykanka oo sheegey in ay gacan weyn ka geesteen dilkii Xasan Cali Dhoorre

0 Visits: 970 | Saturday April 02, 2016 - 07:15:48
Maraykanka ayaa sheegay in duqaymo uu ka fuliyay Soomaaliya lagu bartilmaameedsaday Horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Read More »

Ciidamada kumaandooska Xooga dalka Soomaaliyed oo diley Horjooge hore Madaxiisa Loo duqdhigey lacag

0 Visits: 2057 | Friday April 01, 2016 - 19:23:28
Abaan-duulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa uxaqiijiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA in hawl-galkii xalay ee Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Shabeellaha hoose ay ku Dileen Horjooge sare oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabijiray…

Read More »

Horjogayaal Sare ka tirsan Al-shabaab oo lagu diley Degaanka Janaaale ee Gobolka Shabellaha hoose

0 Visits: 878 | Friday April 01, 2016 - 18:06:25
Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Maleyshiyada kooxda shabaab ayaa ka socdaa Degaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.

Read More »

Maxaa ka taqanaa Taariikhda Allaha u naxaristo Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 5645 | Friday April 01, 2016 - 18:06:25
S/Guud Max'ed Cali Samatar wuxuu ku dhashay magaalada Golashacaan oo u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubba Hoose, sanadku markuu ahaa 1931dii, wuxuuna yaraantiisii ku barbaaray nolol miyi & magaalada u dhaxeysay oo u badneyd magaalooyinka Yoontooy, Goobweyn, Warkoy & Kismaayo.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegey in sanadkaan gudihiisa lasoo afjari doono dagaalka al-shabaab

0 Visits: 876 | Friday April 01, 2016 - 11:58:44
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar oo looga hadlayay barnaamijka dalkaada dhiso ayaa sheegay in Xalay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ee AMISOM…

Read More »

Wasiirka Amniga Puntland oo sheegey in Dhawaan ay Bilabayaan Wajiga Labaad ee dagaalka Al-shabaab

0 Visits: 1043 | Thursday March 31, 2016 - 17:41:34
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xisri Cali (Qarjab) oo warbaahinta shir Jaraa'id ugu qabtay Garowe ayaa sheegay in Puntland ay hadda soo afjartay dagaalkii fool-ka-foolka ahaa ee Maleyshiyada Al-shabaab qabtiisii kowaad, islamarkaana hadda uu dhiman yahay qaybta labaad ee dagaalka, oo uu ku sheegay…

Read More »

Generaal Bashiir Goobe oo Maanta la cunteyay Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhaxe ee Xamar

0 Visits: 939 | Thursday March 31, 2016 - 15:35:43
Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo aad ugu dadaala muraal dhiska maxbiista ayaa waxuu had iyo jeer booqdaa maxaabista,ku jirta gudaha xabsiga dhexe ee xamar Taliyaha aya waxuu inta badan sii saaxiibtinimo ku dheehan tahay udhex galaa maxaabista.

Read More »

Dowlada Maraykanka oo sheegtay iney maxaabiis kasii dayndoonto Xabsiga Jaziirada Cuba ay Ka Sameysatay ee Guwantanamo.

0 Visits: 816 | Thursday March 31, 2016 - 11:30:38
Saraakiil ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka (Pentagon) oo saxaafada xog siiyey ayaa sheegay in dhawaan koox Cusub oo ka tirsan maxaabiista ku xiran Xabsiga Guwantanamo lasii deyn doono.

Read More »