Wararka

Deg Deg :- Ragii ka dambeeyey Qaraxyadii Baydhabo oo Dil toogasho lagu xukumay

0 Visits: 924 | Saturday April 30, 2016 - 09:42:34
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa Maanta Xukuno kala duwan ku riday ilaa Shan qof oo dambiyo kala duwan loo heysto kuwaasi oo afar ka tirsan ay ka dambeeyeen Qaraxyadii dadka badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay .

Read More »

Reysal Wasaare Sharmaake oo Maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 866 | Saturday April 30, 2016 - 09:04:09
Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho waxaa hortagaya Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, si uu uga hadlayo hanaanka doorasho ee dalka.

Read More »

Ciidamada Amaanka oo ka hor tagey wareer loola damacsanaa Hotel Hoyaal oo ku yaala degmada hodon

0 Visits: 897 | Friday April 29, 2016 - 18:39:33
Ciidamada Amaanka ee dowlada fadareelka soomaaliya ayaa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan Gaari qarax laga soo buuxiyay iyo laba qorey Ak47 ragii wadtey wax xahaasi.

Read More »

S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud '''Waxaan ka shaqeyneynaa Horumarka Ciidanka Booliska Soomaaliya'''

0 Visits: 1043 | Friday April 29, 2016 - 12:02:54
Munasabadaan lagu soo dhaweynayay Xubno kala socdey wasaaradaha amniga ee maamul goboleed yada ka jira gobolada dalka ayaa waxaa ka qeyb galey xubno ka socdey maamulka gobolka Banaadir taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya, Talaliye Xigeenka Labaad ee Cidanka Boliska Somaliyeed iyo ururka haweenka gobolka…

Read More »

Al-shabaab oo lagala wareegeey Degaan Muhiim u ah

0 Visits: 844 | Friday April 29, 2016 - 12:02:54
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud kaddib markii ay ka faramaroojiyeen maleeshiyaadki Shabaab ee dhibaatada ba'an ku hayay bulshoweynta ku nool degmadaasi.

Read More »

Khuburada Ku Xeel Dheer Arimaha Caafimaadka Oo Digniin xagga Caafimaadka Ka Bixiyay Saameynta Ay leedahay Cabista Shiishada.

0 Visits: 3144 | Thursday April 28, 2016 - 15:16:23
Mudooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhayeen dadka aad isticmaala balwada shiishada ama badeecada isla markaana kuwa badan ay u arkaan nooc ka mid ah reer magaalnimada ayaa waxaa hadana taasi ku lamaansan halista dhanka caafimaadka & waxyeelada ay sababto.

Read More »

Afhayeen C/kaamil '''waxaan Gacanta kusoo dhignay Ragii weerarey Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow'''

0 Visits: 1265 | Thursday April 28, 2016 - 15:16:23
Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuuamdda Soomaaliya ayaa sheegtay in la qabtay dad looga shakisan yahay weerarkii habeen hore lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho uu ka deganaa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka oo lagu magacaabo Malaaq Aadan Ibraahim Dhaayow.

Read More »

Cilmi-baaris Dhawaan Lasameeyay Ayaa Lagu Ogaaday Saameyn Ay Cabista Shiishada Ama Badeecada Uleedahay Dadka Isticmaala.

0 Visits: 2602 | Thursday April 28, 2016 - 15:09:26
Khubarada caafimaadka dunida ee dhinaca caafimaadka aadamaha aqoonta u leh waxy mar waliba soo saran daraasado cusub oo ay xeel dherayaashaasi kaga hadlaan saameynta ay bulshada ku lee dahay cabista shiishada ka dib markii baadhis dheer oo dhinacyo kala duwan qaadatay ay wadeen mudo.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Midowga Africa oo la wareege Deegaano hoos yimaada Degmada Xudur

0 Visits: 822 | Wednesday April 27, 2016 - 15:20:08
Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayeen.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Bogaadin u jeediyay Ciidamada xooga dalka ee ku sugan duleedka Deynuunaay

0 Visits: 1312 | Wednesday April 27, 2016 - 07:20:47
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed S/Gaas Maxamed Aadan Ahmed ayaa lagu amaaney Sida ay Ciidamada xooga dalka u fashiliyeen weerarkii Nafla caariga ahaa ee maleyshiyada kooxda al-shabaab ay ku qaadeen degaanka Daynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Read More »

Maleyshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo lagu diley deegaanka Daynuunaay

0 Visits: 859 | Tuesday April 26, 2016 - 17:58:14
Maleyshiyo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa Saaka aroortii hore weerar ku qaaday saldhig ciidanka dowlada Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Daynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Read More »

Wasiirka amniga gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo si wadajir ah u furey shir looga hadlayo qaab dhismeedka ciidanka booliska

0 Visits: 651 | Tuesday April 26, 2016 - 15:51:02
Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u amba baxay magaalada Jibuuti ee Xarunta dalka Jibuuti, waxaana tababar ay ugu soo xiri doonaan dalkaasi Ciidamo Boliis ah oo tababar halkaasi uga socdo.

Read More »

Shuute Waxaan Baareynaa Eedeysanyaal loo heesto qaraxii Dallo

0 Visits: 1323 | Tuesday April 26, 2016 - 06:53:14
Gudoomiyaha Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaale dhaxe Xasan Ali nuur shuute oo marti ku ahaa barnaamijka Xulashada wareysiyada ee habeen walba ka baxa idacaada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in maxkamada ciidamada qalabka sida ay u fadhiso eedeysanayaal ku eedeysan qaraxii…

Read More »

Shir looga hadlayay dib eegista dastuurka oo Muqdisho lagu soo xerey

0 Visits: 956 | Monday April 25, 2016 - 18:25:35
R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb galinkaro dastuurka.

Read More »

Shir ku saabsan horumarinta Cadaalada oo Muqdisho Ka furmay+sawiro

0 Visits: 837 | Monday April 25, 2016 - 16:45:22
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Somaliya caydiid Ilka Xanaf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayay horumarinta Cadaalada dalka.

Read More »

Generaal Katumba Wamala oo sheegey in ciidamada Uganda Mudo Todobo bilood wax mushaar ah ay qadanin

0 Visits: 775 | Monday April 25, 2016 - 16:45:22
Taliyaha Ciidamada Uganda Jen. Katumba Wamala ayaa sheegay in ciidankooda ku sugan Soomaaliya ee qeybta ka ah howl galka Midowga Afrika ee AMISOM aysan muddo 7 bilood qaadan wax mushaar ah.

Read More »

Sirdoonka Soomaaliya oo Gacanta ku dhigey Horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab

0 Visits: 943 | Monday April 25, 2016 - 13:28:43
Howlgal xalay ciidamada Nabadsugida ay ka sameeyeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabab, sida u afhayeenka maamulka gobolka Banaadir , C/fataax Cumar Xalane.

Read More »

Beelo Walaalo ah oo ku Dagaalamay Marko oo Heshiis gaarey

0 Visits: 874 | Sunday April 24, 2016 - 15:08:01
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose ayaa shaaca ka qaaday in labadii beelood oo ku dagaalmayay Gobolka S/Hoose ay heshiis gaareen. Isagoo u warramayay Wakaalada Wararka Somaliyeed ee SONNA. Waxa u Guddoomiyaha Gobolkaasi sheegay in maanta magaalada Marka lagu soo gabgabeeyay heshiis lagu soo afjarayo colaadii…

Read More »

Golaha Ammaanka Ee Q. M. Oo Amaanay Horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 789 | Sunday April 24, 2016 - 15:08:01
-Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku amaanay horumarka siyaasadeed ee Soomaaliya ay sameysay Afartii sano ee la soo dhaafay.

Read More »

Guri ku yaal Degmada Buur-Hakaba oo Lix Al-shabaab ah ay isku qarxiyeen Xili ay ciidamada Howlgal wadeen

0 Visits: 929 | Sunday April 24, 2016 - 14:56:11
Wararka ka imaanaya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in lix nin oo ka tirsan Al-Shabaab ay isku qarxiyeen duleedka Buur-Hakaba, markii guri ay ku diyaarinayeen waxyaabaha qarxa lagu weeraray.

Read More »