Wararka

Shacabka Muqdisho oo Taageeray Howlgalada ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe+Sawiro

0 Visits: 1436 | Saturday May 07, 2016 - 15:25:37
Boqalaal Dadweynaha ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Muqdisho, isla markana ku labisan dareeska Calanka Jamuuriyadda ayaa waxaa ay isugu yimaaden Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere, iyagoo gacma ku wata boorar waxaana banaan baxaani ujeedkiisu uu ahaay taageerida is badalka uu Madaxweynaha…

Read More »

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigey Hub iyo Dadkii wadtey

0 Visits: 1045 | Thursday May 05, 2016 - 15:55:54
Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan demada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanka ku soo dhigeen hub iyo dadkii heystay oo ku sugnaa guri ku yaal Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Gen Ali Baashi ''Ciidamada Xooga Dalka waxa ay la wareegeen degaano Hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe''

0 Visits: 989 | Thursday May 05, 2016 - 15:55:54
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe.

Read More »

Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi ku yaala Jasiirada Sicilia ee Dalka Talyaaniga (Sawirro)

0 Visits: 1051 | Thursday May 05, 2016 - 11:40:02
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo Howllo Shaqo u jooga Dalka Talyaaniga ayaa waxa uu Booqday Xabsiga Weyn ee Luciardone ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma waxaana Halkaasi uu kula kulmay Saraakiisha Xabisagaasi maamusha iyagoona kawada…

Read More »

Saraakiisha Sare ee Maxkamada Ciidamada Qalabka oo la Dalacsiiyay

0 Visits: 1038 | Thursday May 05, 2016 - 08:57:52
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow oo Markii Hore Darajadiisa Ciidan ay aheyd G/Sare.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh "Wasaaradda Cadaaladda, Xeer-ilaalinta iyo hey'adaha amniga waxaan farayaa in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub"

0 Visits: 909 | Wednesday May 04, 2016 - 18:04:02
Muqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka ee uu madaxweynahu magacaabay.

Read More »

Gudoomiye Ilka xanaf oo xilka laga qaaday

0 Visits: 1113 | Wednesday May 04, 2016 - 14:33:39
-Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee Soomaaliya AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf,iyadoo jagadaasi loo magacaabay Dr;Ibraahim Iidle Suleymaan.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo burburiye Fariisimo ay Daacista Soomaaliya ku lahayeen Gobolka Shabellaha Hoose+Sawiro

0 Visits: 1248 | Wednesday May 04, 2016 - 06:50:46
War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo caawa la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa lagu Yiri, Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ayaa burburiyay Shabakad ka tirsan Kooxda daacish oo tababar ku qaadanayay Deegaanka Jannaale oo ka tirsan Gobalka…

Read More »

Guddoomiye Ali Guudlaawe:Al-shabaab Walagu Xasuuqey Gobolka Shabellaha Dhexe

0 Visits: 1052 | Tuesday May 03, 2016 - 15:43:37
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka hadlay howlgalka ka dhanka Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ayaa sheegay inuu socdo wejigii ugu dambeeyay ee howlgallo lagu cirib tirayo haraadiga Al-Shabaab.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka iyo Abaan duulaha oo ka qeyb qadanaya howlgalka ka socda Gobolka Shabellaha dhaxe''Dhageyso''

0 Visits: 1719 | Tuesday May 03, 2016 - 14:41:06
Ciidamada Xooga dalka soomaaliye oo uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Aadan Ahmed iyo Abaan duulaha xooga dalka Generaal Ali Baashi Xaaji Maxamed ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka wada degaanka runigood ee gobolka shabellaha dhexe.

Read More »

Kumaandooska Xooga Dalka oo burburiyay Xarun ay ku tababartaan Daacishta Soomaaliya

0 Visits: 794 | Tuesday May 03, 2016 - 13:20:28
Wararka laga helaayo deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba bur-buriyeen saldhig lagu tababaro maleyshiyaad ka tirsan kooxda Daacish ee dagaalada cusub ka bilaawday gudaha Soomaaliya.

Read More »

Taliye Xaamuud '''Anaga ayaa jeebkeyna ka bixino dhaqaalaha ku baxayo tababarada aqoon kororsiga ah ee loo qabto ciidanka booliska+sawiro

0 Visits: 743 | Tuesday May 03, 2016 - 06:49:32
Taliyaha ciidanka boliska soomaliya sareeye gaas maxamad shiiq Xasan xaamud ayaa maanta tababar aqoon korosi ah u furay afartan Saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska kaa oo qeeb ka ah mehrada Saraakiisha ciidanka boliska waana aqkoorsadii sadaxaad ee la siiyo saraakiil ka tirsan ciidanka boliska…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka iyo Abaan duulaha oo ka qeyb qadanayo Howlgalka ka socda Gobolka Shabeellaha dhaxe

0 Visits: 1451 | Monday May 02, 2016 - 14:29:40
Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada ay ka joogaan Gobalkaasi.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xariga ka jaray Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo shaqada ,Arimaha Bulshda oo dib u dacactir lagu Sameeyay+Sawiro

0 Visits: 1263 | Monday May 02, 2016 - 06:06:26
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka.

Read More »

Madaxweynaha oo ka qeyb galay munaasabadda 1-da May "SAWIRRO"

0 Visits: 905 | Monday May 02, 2016 - 06:06:26
Muqdisho-1-da May 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka.

Read More »

R/wasaare Cumar "Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo''

0 Visits: 858 | Sunday May 01, 2016 - 18:02:40
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed.

Read More »

Gen Saneey "Waa Noolahay Cadowga Been ayuu iga baahiyey "(Dhageyso)

0 Visits: 1419 | Sunday May 01, 2016 - 14:28:54
Taliyaha Qeybta 12 April S/Guuto Maxamed Maxamuud Saneey oo la Hadley Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu beeniyay hadal been ah oo maanta ay Baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ah kaasi oo ku aadanaa in uu uu Geeriyooday waxaana uu sheegay Taliyaha in hadaladaasi aysan waxba ka jirin…

Read More »

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybiyey qorshaha xukuumada ee doorashada sanadkaan.

0 Visits: 853 | Saturday April 30, 2016 - 13:19:51
Kulanka golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa hada si toos ah uga furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo kulanka ay goob joog ka yihiin gudoonka baarlamaanka, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, iyo xubnaha golaha shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Al-shabaab oo laga saarey 5 degaan oo hoos yimaada Gobolka Shabellaha dhaxe Xili jabka UGUS uu sii socdo

0 Visits: 830 | Saturday April 30, 2016 - 12:35:51
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa la wareegay deegaano iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Sh/Dhexe, halkaas oo ay mudo 8 sano ah ugu sugnaayeen maleeshiyaadka naf la caariga ah ee Al-shabaab.

Read More »

Booliska Kenya oo lagu deeqey Gaadiid loogu tala galey in ku sugaan Amaanka Xeryaha Qaxootiga

0 Visits: 843 | Saturday April 30, 2016 - 09:46:20
Xafiiska Hay'adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan UHNCR ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Gaadiid loogu talagalay in lagu ilaaliyo ammaanka Xeryaha Qaxootiga ku wareejiyay Booliska Gobolka Waqooyi bari ee Dalkaasi.

Read More »