Wararka

OGEYSIIS

0 Visits: 3676 | Wednesday May 18, 2016 - 19:28:53
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa uu Ogeysiinayaa In Uu Qaadanayo Ardada Dhameysatay Waxbarashada Heerka Jaamacadeed Ee Ku Sugan Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisa.

Read More »

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo madaxda dalka Kuwait ka codsadey taageerida ciidanka xoogga dalka soomaaliya oo dagaal kula jiro al-shabaab+Sawiro

0 Visits: 884 | Wednesday May 18, 2016 - 18:20:14
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumada Fadareelka Soomaaliya Sareeyo Gaas C/qaadi Sh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Aadan ahmed ayaa gaarey Dalka Kuwait.

Read More »

Reysal wasaare Ku xigeynka oo tacsi u direy eheladii uu ka baxay Danjire Xasharo

0 Visits: 844 | Wednesday May 18, 2016 - 15:21:21
Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib Reysal wasaare Ku xigeynka xukumada fadareelka soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo, isla markaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha ee xiriirka dibedda.

Read More »

Wasiir Cabdalla Xuseen Dowlada Uganda Taliska Xoogga Dalka Somaaliya waxa ay u tababareysaa Saraakiil cusub oo ka mid noqon doona Xoogga Dalka(Dhageyso)

0 Visits: 2480 | Wednesday May 18, 2016 - 15:21:21
Wasiir ku xigeennka wasaarada Gaashaandhiga Xukumada fadareelka Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali oo ku sugan Dalka Uganda ayaa la Hadley Idaacada ciidamada qalabka sida waxa uuna sheegey in Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya uu qaadanayo ardeyda dhameysatey heerka Wax barashada jamacadeed.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Dalka Zambia uga qeyb galaya Shir Caalami ah

0 Visits: 1042 | Tuesday May 17, 2016 - 16:05:12
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Gaaray Magaalada Livingstone ee Dalka Zambia Halkaasi uu kaga qeyb gali Doono Shirweynaha Caalamiga ah ee Talisyada Ciidanka Asluubta Aduunka oo Magaaladaasi ka Furmaya .

Read More »

Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu Wareejiyey Computers Casri ah (Sawirro)

0 Visits: 2482 | Tuesday May 17, 2016 - 14:50:06
Shirkadda Tika oo ay Dowladda Turkiga Leedahay ayaa Maanta Qalab isugu jira Computers iyo Printers ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyadoona Qalabkan Taliska ayka Caawin doonto in ay u Fududaato Shaqooyinka ay Hayaan .

Read More »

S/Guuto Libaan Ali yarrow iyo Gaashaale Sare Xasan Cali Nuur shuute oo loo xerey Darajooyinka ciidanka +Sawirro

0 Visits: 4128 | Tuesday May 17, 2016 - 10:33:16
Munaasabadaan oo uu soo qaban qaabiyay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa darajooyinka ciidanka loogu xerayay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Gudoomiyaha darajada koobaad ee ciidamada qalabka sidawaxaana lagu qabtey lagu qabtey Xarunta Dugsiga Tababarka ciidanka…

Read More »

Taariikh Nololeedkii Alaha Unaxariistee Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Gaashaandhiga ee Soomaaliya Xuseen C/raxmaan

0 Visits: 1681 | Monday May 16, 2016 - 20:25:04
Alle ha u naxariisto, Xuseen Sheekh Cabdiraxmaan oo ku Magac dheeraa (Xuseen Mataan) oo ahaa wasiirkii Gashaandhiga ee Dowladii Soomaaliya 1989-1991-kii ayaa ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka.

Read More »

Saldhigii Kooxda Al-shabaab ay ku baadi jireen dadka ku dhaqan Awdheegle oo la Burburiyay

0 Visits: 904 | Monday May 16, 2016 - 14:03:36
Wararka ka imaanaya degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Saaka uu ka dhacay Dagaal Culus oo ay barbar socoto Duqeyn ay geysanayaan Diyaarado Dagaal.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo u Hambalyeeyey Dhalinyarada Soomaaliyeed

0 Visits: 1673 | Sunday May 15, 2016 - 15:37:06
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Hambalyo ku aadan 15 May Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray Dhamaan Dhalinyarada waxaana uu sheegay in Maalintan ay tahay mid ku weyn Quluubta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayna leedahay Maamuus Gooni u ah .

Read More »

Xukumada Soomaaliya oo sheegtey in aan la askareen Caruurta yar yar

0 Visits: 995 | Wednesday May 11, 2016 - 15:58:26
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga walwalsan tahay sheegashada caruurta da'da yar ee ah in xuquuqdooda aas'aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya, sida lagu sheegay war lagu daabacay wargeyska The Washington Post , 7-da May 2016.

Read More »

Horjooge ka tirsan Kooxda UGUS oo lagu diley Gobolka Galgaduud

0 Visits: 994 | Wednesday May 11, 2016 - 15:58:26
Howlkan oo xalay saqdii dhexe ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii dhanka galbeed 15 ka xiga magaalada Galcad ayaa lagu dilay 15 ka tirsan Al-Shabab.

Read More »

Kumandooska Xoogga Dalka oo wareer ku qaadey Saldhig al-shabaab ku lahayeen Bariga Gobolka galgaduud

0 Visits: 883 | Wednesday May 11, 2016 - 13:22:17
Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamada Militariga Soomaaliya ay jidka u galeen Maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab oo ku sii jeeday deegaanka Ceel Timir oo qiyaastii 15km u jira Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, oo ay doonayay in ay ka…

Read More »

ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigey gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa

0 Visits: 954 | Tuesday May 10, 2016 - 10:41:32
Ciidanka ayaa qabtay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa kaas oo la doonayay in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah eek u nool magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Muqdisho ugu Qeyb galay Xuska Maalinta Midowga reer Yurub (Sawirro)

0 Visits: 973 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha iyo Reysal wasaraaha Dalka oo Muqdisho kula kulmay xubno ka Socdey Dowlada Mareykanka (Sawirro)

0 Visits: 876 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykankaoo uu horkacayey Madaxa arrimaha Africa ee xafiiska Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda, Mr Bruce…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaawe qaadashada Kaararka Aqoonsiga(Sawiro)

0 Visits: 1547 | Monday May 09, 2016 - 17:53:34
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay Munaasabad lagu daah-furayay qaadashada kaararka aqoonsiga, kaasoo lagu qabtay Xarunta aqalka dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhaawacayada Askartii ku Waxyeeloobay Sh.dhexe oo Baaris Caafimaad lagu sameynayo (Sawirro)

0 Visits: 1092 | Monday May 09, 2016 - 13:49:33
Qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ka tirsan qeybta 12 April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qabay xanuuno iyo dhaawacyo horey u soo gaaray ayaa maanta loo sameeyaya baaritaano caafimaad, is loo ogaado in xanuunadooda gudaha dalka lagu dabiibi karo iyo haddii ay jiraan kuwo u baahan in adeegyo…

Read More »

Ciidamada Amaanka oo fashiliyay werer loola damcasanaa Xarunta visha Taraafiko+Sawiro

0 Visits: 1080 | Monday May 09, 2016 - 12:40:22
Qof naftii haliga ah ayaa isku qarxiyay afafka hore xarunta ciidanka nabad galyada wadooyinka ee Taraafikada.

Read More »

Qalab loogu talagay in lagu ilaaliyo hawada Soomaaliya oo muqdisho lasoo Gaarsiiyay

0 Visits: 1043 | Saturday May 07, 2016 - 17:39:32
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay qeybtii ugu horeysay ee kamid ah qalabka lagu maamuli doono Hawada Somaaliya ,iyadoo arintan ay qeyb ka tahay dadaalada lagu doonayo in Maamulka Hawada Somaaliya loogsoo wareejiyo Magaalada Nairobi islamarkaana loosoo wareejiyo magaalada Muqdisho.

Read More »