Wararka

Sidii ''Waxaa Gacanta lagu dhigay Degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha hoose'' (Dhageyso)

0 Visits: 1766 | Thursday May 26, 2016 - 13:24:55
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gaar ahaan kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa la wareegay degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo in muda ah dadka shacabka ku dhibaateen jireen Al-shabaab .

Read More »

Col:David Obonyo ''Waxaan Dilnay 25 ka tirsan Kooxda Al-shabaab''

0 Visits: 1101 | Thursday May 26, 2016 - 11:22:29
Col:David Obonyo oo ah Af-hayeenka Ciidanka difaaca Kenya ayaa shaaciyay iney 21 ka mid ah mintidiinta Al-shabaab ku dileen degaanka Xawinaa oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Talyaaniga oo Qalab ciidan ku wareejiyay Taliska ciidanka booliska Soomaaliya

0 Visits: 1109 | Tuesday May 24, 2016 - 18:07:39
Munaasabadan oo aheed mid kooban isla mar ahaantaana Qalab ciid loogu wareejinaaye taliska ciidanka boliska soomaliya ayaa lagu Qabtay Xarunta safaarada talyaaniga ay ku leedahay magaalada muqdsho waxaana ka qeeb galay Taliyaha ciidanka boliska soomaliya iyo Taliye ku xigeynka Ciidanka Booliska safiirka…

Read More »

Gen Xaamuud ''Talyaniga waxa uu ka qeyb qadanayaa Dhismaha Booliska Soomaaliya''Dhageyso

0 Visits: 716 | Tuesday May 24, 2016 - 18:07:39
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Talyaniga ay caawiso ciidanka Booliska Soomaaliya

Read More »

G/Sare Shuute ''Waxaan soo Gaba gabeeney Dacwada Dadkii loo heestey Qaraxii Daallo'' Dhageyso

0 Visits: 865 | Tuesday May 24, 2016 - 17:33:16
Maxkamadda Ciidamada Qalbaka Sida ayaa soo Gaba-gabeysay dhageysiga dacwadii loo heystay Eedeysanayaal lala xiririinayo inay ku lug lahaayeen Qaraxii Diyaaradda Daallo Airline ka dhex dhacay 2016-02-02 xili ay ka duushay Garoonka Diyuuradaha ee Muqdisho.

Read More »

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo manta mar sadaxaad u fariisaneysa dad loo heesto qaraxii diyaarada Daallo

0 Visits: 1240 | Tuesday May 24, 2016 - 08:04:45
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa manta markii sadaxaad u fariisaneysa dawacada dad lo heesto qaraxii diyarada daallo ka dhax dhacay.

Read More »

Marwo Sahro Cumar Xasan''Waa in lafuraa Goobo lagu Daryeelo hooyada Soomaaliyeed''(Sawiro)

0 Visits: 1807 | Monday May 23, 2016 - 18:11:02
Munaasabad lagu xusayey ka hortaga isku furanka Hooyada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ka qeyb gashay Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiir ku-xigeenka caafimaadka, agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka, guddoomiyha ururka haweenka gobolka Banaadir,…

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka oo maanta Booqdey gudaha Xabsiga dhaxe xamar(Sawiro)

0 Visits: 916 | Monday May 23, 2016 - 18:11:02
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa waxa ay Maanta Kormeer ku tageen Xarunta ku Meel gaarka ah ee Ciidanka Asluubta iyo Xabsiga dhexe ee Xamar oo iminka ay ku jiraan Maxaabiis aad u fara badan oo Dambiyo kala duwan…

Read More »

Gen Xaamuud oo kismaayo Tabbar ugu soo xeray Ciidamadii ugu horeyay ee Booliska Maamulka Jubbaland

0 Visits: 877 | Monday May 23, 2016 - 14:00:48
Masuulyiin uu kamid yahay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo gaaaray magaalada Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo kusoo dhaweeyay Wasiirka arrimaha Gudaha Jubbaland iyo xubno kale.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa jira Qaxooti soomaaliyeed oo ku dhibaateysan qaaradaha Afica iyo Yurub

0 Visits: 820 | Monday May 23, 2016 - 14:00:48
Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galayay Bini'aadannimada ee maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiya ayaa qubad ka jeediyay shirkaasi kuna soo hadal qaaday in dowladiisa ay ka go an tahay…

Read More »

Dowlada Kuwait oo ka Qeyb qadaneysa Dib udhiska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya (Sawiro)

0 Visits: 1033 | Monday May 23, 2016 - 12:38:19
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Kuwait ayaa waxa ay la kulmeen masuuliyiinta wasaarada Gaashaandhiga Kuwait iyo saraakiishaa ciidamada dalkaasi Kuwait waxa ayna kawada hadleen xoojinta iyo iskaashiga labada dalka dhinaca…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Turkiya shir muhiim ah ugu qeyb gala

0 Visits: 841 | Monday May 23, 2016 - 09:25:09
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya Shir looga hadlayo Arrimaha Bini'aadannimadda oo ka furmaya Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga.

Read More »

G/Sare Maxamed Maxamud Garabay '''Hogaanka Gaadiidka Xoogga dalka waxa uu gaaray Horumar'''

0 Visits: 1034 | Monday May 23, 2016 - 09:25:09
Taliyaha Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaale Sare Maxamed Maxamuud Garabay oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Waxqabadka Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Ciidamo u gurmaday Dadka Reer Baladweyne uu ku fatahay wabiga shabelle

0 Visits: 932 | Monday May 23, 2016 - 09:25:09
Gaadiidka Guutada 10-aad ee CXDS ayaa Maalintii 7-aad oo Xiirar ah la arkayaa iyagoo ka qeeyb qaadanaya Samatabixinta Dadka ay Saameeyeen Fatahaadii iyo Dagaaladii Ka Dhacay Magaalan Beledweyne, iyagoo Maanta Ciidanku ay Fursad u heleen in ay Xaafadda Howl wadaag ka soo Saareen Dadkii Shacabka ahaa…

Read More »

Daawo Maamulka Jubba land oo yeelanayo ciidamo Boolis ah

0 Visits: 1092 | Sunday May 22, 2016 - 18:52:29
Xero lagu tababaro booliska oo ku taal nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxa uu tababar uga socdaa ku dhawaad 400 oo askari oo kamid noqon doona ciidamada Booliska Jubaland, ayadoo 200 oo kamid ah ciidankaasi oo si gaar ah loo tababary uu usoo dhamaaday tababarka lana filayo in…

Read More »

Dadkii loo heestey qaraxii Diyaarada Daallo oo mar kale Maxkamada lasoo taagay

0 Visits: 942 | Sunday May 22, 2016 - 16:11:44
Dhageysigii labaad ee Dacwada eedeysanayaasha loo heysto inay ka dmabeeyeen qarxii ka dhax dhacay Diyaaradda Daalo horaantii bishii Febraury ee sanadkan ayay maanta u fariisatay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka qalabka sida.

Read More »

Gen Xaamuud ''Waxaan wadnaa soo celinta wada shaqeyntii booliska iyo dadka shacabka''

0 Visits: 1293 | Sunday May 22, 2016 - 16:07:46
Munaasabad balaaran oo tabbar loogu soo xeray ciidamo boolis ah oo laga kala keeney todobo iyo banka saldhigey ee gobolka banaadir ayaa tababar mudo Todobo maalin ah waxa uu ugu socdey dugsiga tabbabarka ciidanka booliska soomaaliya ee Generaal kaahiye waxaana munaasabada tababarka loogu soo xaray ka…

Read More »

Maadaxweynaha jamuuriyda fadareelka soomaaliya Ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida oo soo saarey Xeer uu ku ansixinayo hanaanka doorasho +Daawo

0 Visits: 789 | Sunday May 22, 2016 - 13:55:23
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku meel mariyay heshiiskii Hanaanka doorashooyinka ee hor-yaalay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu diley Degaano hoos yimda Degmada Aadan yabaal

0 Visits: 856 | Sunday May 22, 2016 - 13:55:23
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison waxa ay howlgalo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano hoos yimaada degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha dhaxe.

Read More »

Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo kuwa jabuuti oo ciyaar isboorti ku dhax martey jabuuti +Sawiro

0 Visits: 1633 | Friday May 20, 2016 - 13:44:29
Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo kulan Aqoon kororsi ah u jooga dalka Jabuuti ayaa waxaa halkaasi tartan isboorti oo is dhax gal ah ku yeesheen saraakiisha booliska dalka jabuuti.

Read More »