Wararka

Weerarkii Hotelka Ambassador oo la soo gabagabeeyay(Dhageyso)

0 Visits: 2468 | Wednesday June 01, 2016 - 20:29:10
Ciidamada Dowladda Federalka Somaliya Gaar ahaan Kuwa Gaashaan ee Hay'ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo afjaray Dableydii gudaha u gashay Ambassador

Read More »

Gen:Bashiir Dalka Austria ''Waxaan ugu qeyb galayaa Shir looga Hadlayo Nolosha Maxaabiista iyo ka hortaga dambiyada

0 Visits: 1100 | Wednesday June 01, 2016 - 17:51:21
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Vienna Austria Shir looga hadlayo ka hortaga dambiyada iyo horumarinta Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada kala duwan shirka ayaa socon doona Mudo sadax Maalin ah

Read More »

Deg Deg Qarax goor dhaw ka dhacay Nawaaxiga Hotel Ambassador

0 Visits: 852 | Wednesday June 01, 2016 - 17:51:21
Qarax ayaa Goor dhaw lagu Weeraray Hotelka Ambassador oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Nisa '''Waxaan Dilnay Horjooge lagu magacaabo Daauud'''

0 Visits: 853 | Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36
Howlgal ay ciidamada sida Gaarka ah u tababaran Nisa ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose waxaa lagu dilay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab.

Read More »

Warbixin Cudurka Kaduudiyaha iyo saameynta uu Soomaaliya ku yeeshay

0 Visits: 2323 | Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36
Cudurkan Kaduudiyaha oo afka qalaadna lagu yiraahdaa 'Dengue Fever", ayaa dadkeena ku dhaqan Soomaaliya guud ahaan, gaar ahaan caasimada Muqdisho ay la xanuunsanayaan labadii bilood ee la soo dhaafay, welina dad hor leh buu soo ridanayaa, haddaba qormadan ayaan ku eegayaa waxa uu cudurkan yahay,…

Read More »

Howlgalka Amison oo Taliye Cusub loo Magcaabay

0 Visits: 890 | Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36
Wakaalada wararka ee Jabuuti ayaa shaacisay in Ururka Midowga Afrika Taliye cusub u soo magacaabay Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom ee ka jooga Somaaliya.

Read More »

Daawo kismaayo oo lagu soo Bandhigay Al-shabaab lagu dilay Howlgal

0 Visits: 2215 | Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36
Howlgalka ay ciidamada sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka shanaya kuwa Maamulka Jubba land ay ka sameyeen degaano hoos yimada Magalada kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Sirdoonka Soomaaliya oo Gacanta kusoo dhigay Gaari ay Saarnayeen Walxaha Qaraxa iyo Qoryaha fudud iyo Dadkii wadtay

0 Visits: 684 | Tuesday May 31, 2016 - 19:52:28
-Ciidmada Hey'adda Sirdoonka iyo nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo heyaddu sheegtay in la doonayay in lagu qalqalgaliyo Ammaanka Magaalada Muqdisho.

Read More »

Boolis Gaar ah oo Maalintii labaad sugaya Amaanka Ardayda galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare dalka

0 Visits: 973 | Sunday May 29, 2016 - 08:59:43
Ciidamada ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa Sugaya Goobaha lagu qaadayo Imtixaanaadka shaahadiga oo sanadkii labaad ay qaadeyso Wasaarada Waxbarshada xukumada fadareelka Soomaaliya.

Read More »

Shirka Hogaamiyaasha Soomaaliya oo Maanta looga hadlayo Xaquuqda Muqdisho

0 Visits: 886 | Sunday May 29, 2016 - 08:59:43
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan madaxda Soomaaliyeed, kaas oo ay kaga hadlayaan doorashada Soomaaliya ee la filayo in sanadkaan ay dalka ka qabsoonto iyo sidii muqdisho loogu soo dari lahaa Aqalka sare ee Dalka.

Read More »

Degamada Buulo Burde oo ka bilaabday Howlgal lagu dabar goynayo Kooxda Al-shabaab

0 Visits: 815 | Sunday May 29, 2016 - 08:59:43
Cabdicasiis Duuroow Gudoomiyaha Degamada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Buulo Burde .

Read More »

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maxkamadeyneysa Ajaanib si sharci Dara ah u joogta Dalka

0 Visits: 747 | Saturday May 28, 2016 - 18:25:02
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in la Maxkamadeyn doono Ajaaniib dalka sharci la'aan ku jooga, kuwaasoo laamaha amniga gacanta ku hayaan.

Read More »

Gen:Bashiir ''Waxaan Mar walba ka shaqeyneynaa Daryeelka Caruurta Darbi jiifka eek u dayacan Wadooyinka''

0 Visits: 1452 | Saturday May 28, 2016 - 17:28:51
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta sii daayey ilaa iyo 18 ka mid ah caruurtii Koola dhuuqa ahaa ee ku dayacnaa waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo Xabsiga dhexe ku qaatay 6 Bilood oo Dhaqan celin iyo Waxbarasho ah.

Read More »

Dayarka Xulka Soomaaliya oo afka ciida u daray Dayarka Sudaan

0 Visits: 1965 | Saturday May 28, 2016 - 15:54:37
Da yarka xulka qaranka Soomaaliya ayaa xasuuqay xulka 11 jirada dalka suudaan.

Read More »

Amisom oo sii joogi doonta Gudaha Dalka Soomaaliya

0 Visits: 866 | Saturday May 28, 2016 - 14:31:21
Golaha amaanka caalamiga ayaa si wadajir ah waxa ay qaraarkooda waqti kordhin ugu sameeyen howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ilaa 8-Luulyo.

Read More »

Wasaarada Waxbarashada Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Bilaabday Qaadista Imtixaanka shahaadiga

0 Visits: 1179 | Saturday May 28, 2016 - 11:00:33
Waxaa maanta qorshuhu uu yahay in ardayda Soomaaliyeed ay u fariistaan qaadita imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.

Read More »

Caruur ku waxyeeloday Miino Al-shabaab Aaseen

0 Visits: 929 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose wararka laga helayo ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib Miino Kooxda Al-shabaab ku aaseen ku dhulka

Read More »

Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo burburiyay Goob Maleyshiyada Tababar ku sinayeen Caruur ay soo xadeen

0 Visits: 1551 | Friday May 27, 2016 - 19:38:32
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Amison ayaa dhaq dhaqaayo lagu baacsanayo kooxda dhiig miiratada Al-shabaab ka wada degaano Hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose

Read More »

Wasiir Diini ''Waxaan Sudaan Tabbar ugu soo Xeray Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya '''

0 Visits: 1859 | Friday May 27, 2016 - 15:42:42
Wasiirka Gaashaandhigga Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalalka Kuwait iyo sudaan waxana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Saraakiil ka Tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo masuuliyiin…

Read More »

Haweenka Gobolka Banaadir oo deeq Xoolaha ah u geeyay Ciidamada Dhibowga uga Socdo Dugsiga Generaal Kaahiye

0 Visits: 2018 | Friday May 27, 2016 - 15:42:42
ururka Haweenka Gobolka banaadir ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya waxa ay ugu deeqeen 20 neef oo Ari ah kuwaas oo ay ugu tala galeen Ardeyda ka baxdey jaamacadaha dalka iyo dugsiyada sare oo ka mid noqdey ciidamada booliska kuwaa oo dhibow uga socda dugsiga Generaal kaahiye.

Read More »