Wararka

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

0 Visits: 975 | Monday June 06, 2016 - 13:42:09
Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo uu duhurnimadii maanta uu ka degay. Waxaa soo dhaweeyay waaiirka arrima gudaha Kenya iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya,Wuxuu…

Read More »

Degaano hor leh oo hoos yimaada Gobolka Gado oo laga Saaray Al-shabaab

0 Visits: 910 | Monday June 06, 2016 - 13:42:09
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa la wareegay deeganada juungal iyo cali xareed oo qiyaastii 40km u jirta degmada baar dheere ee gobolka gedo.

Read More »

Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo Xabsiga u Taxaabay Askar ka tirsan AMISOM

0 Visits: 844 | Sunday June 05, 2016 - 15:31:52
Ciidamada hay'adaha amaanka ee dowlada Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Shan Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10-qof oo Soomaali ah kuwaa oo iibinayay qalbka loo keeno ciidanka AMISOM.

Read More »

Wariye Sagal Salaad oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0 Visits: 1160 | Sunday June 05, 2016 - 15:31:52
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goor dhaw dil u geestay Wariye Sagal Salaad cusmaan oo ka tirsaneed Wariyaasha ka howlgala Idaacada iyo tvga qaranka.

Read More »

Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgalka ka sameeyay gobolka Jubbada Hoose horjogayaal Ajanib ah

0 Visits: 880 | Sunday June 05, 2016 - 14:40:08
Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Deegaanka Beerxaano oo hoos yimaada gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku dileen ku dhawaad 20 Maleyshiyaad ah halka 5 ka mid ah gacanta ku dhigay iyagoo dhaawac ah.

Read More »

Shariif Xasan degaanada Maamulka Koonfur galbeed Waxaa ka socda Howlgalo lagu baacsanayo Al-shabaab

0 Visits: 786 | Sunday June 05, 2016 - 10:21:31
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur galbeed deeganada uu ka arimo ay ka socdaan howlgalo lagu dabar gooynayo Kooxda UGUS.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta Kenya kula kulmi doona dhigiisa Dalka Kenya

0 Visits: 787 | Sunday June 05, 2016 - 10:21:31
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Rag xalay Hoobiyaal kusoo tuuray degmada dharkeyleey oo Gacanta lagu soo dhigay

0 Visits: 1240 | Sunday June 05, 2016 - 09:31:40
Ciidamada hayadaha Amaanka ee dowlada fadareelka soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah maleyshiyo hubeysan oo xalay hoobiyaal ka tuuray degmada dharkeylay ee gobolka banaadir

Read More »

Taariiq Nololeedkii Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay

0 Visits: 1643 | Saturday June 04, 2016 - 18:00:07
Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaala magaalada Phoenix ee gobolka Arizona, halkaasoo khamiistii la dhigay, markii xaalad deg deg ah soo wajahday.

Read More »

Francisco Madeira '''AMISOM Waxa ay sugeysaa Goobaha ay ka dhacayaan Doorshashooyinka Soomaaliya'''

0 Visits: 886 | Saturday June 04, 2016 - 18:00:07
Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia isla Markaana ah Madaxa Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM] - Francisco Madeira, ayaa Shaaciyay in AMISOM ay isku-diyaarisay sidii ay u Sugi lahayd ammaanka Doorashada lagu wado inay Somalia ka dhacdo Dabayaaqada Sannadkan lagu jiro ee 2016-ka.

Read More »

Faransiiska oo dhaxdhaxaadinayo colaada u dhaxeysa Falastiin iyo Israa'iil

0 Visits: 718 | Saturday June 04, 2016 - 13:13:19
Dowladda Faransiiska ayaa marti gelisay shir caalami ah oo looga hadlayo sidii mar kale loo wada hadal siin lahaa dowladda Falastiin iyo Israa'iil, iyado lagu baaqay in la dar dar geliyo heshiiska Nabadda ee labada dhinac.

Read More »

Maxkamad ku taala Kenya oo la soo taagay 15 ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 855 | Saturday June 04, 2016 - 13:13:19
Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq Kenya oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas.

Read More »

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo ay yeeshaan Dalalka Africa+Sawiro

0 Visits: 916 | Friday June 03, 2016 - 19:43:56
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo yeeshaan Dalalka Africa.

Read More »

Gen Bashiir '''Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa Kulan Aqoon korosi u adaya qaarada Yurub''

0 Visits: 1466 | Friday June 03, 2016 - 17:50:49
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada Vienna "VIC" Dalka Austria waxa uuna socday shirka sadax cisho.

Read More »

Madaxweyne Erdogan'''Waxaan dhiseynaa Xeryo Lagu tababaro Ciidamada Soomaaliya''

0 Visits: 923 | Friday June 03, 2016 - 17:50:49
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

0 Visits: 991 | Friday June 03, 2016 - 12:14:27
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Kenya oo war ka soo saartay Dilkii Horjooge Dulyadeyn

0 Visits: 874 | Friday June 03, 2016 - 10:18:12
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay dilka Horjooge Dulyadeyn oo ahaa hogaamiyihii abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari dalka Kenya.

Read More »

Horjoogihii Dhinaca Tababarada Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 963 | Friday June 03, 2016 - 10:18:12
Sida SONNA ay u xaqiijiyeen sarakiil ka tirsan NISA waxaa duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyada Al-shabaab.

Read More »

Shacabka Muqdisho oo Maanta Soo dhaweeynayo Erdogan

0 Visits: 1040 | Friday June 03, 2016 - 09:04:30
Dad weyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa soo buux dhaafshay wada maka Al-mukarama iyagoona qeyb qadanaya soo dhaweenta Madaxweynaha Dalka Turkiya Rajab Dayyib Erdogan oo sacadaha soo aadan kasoo dagi doona Garoonka diyaaradaha muqdisho.

Read More »

Madaxweyne Erdogan oo imaanshihiisa laga dareemayo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 837 | Friday June 03, 2016 - 09:04:30
Waxaa saacadaha soo aadan kusoo wajahan magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga RacepTayyip Erdoğan.

Read More »