Wararka

Suuqa Xoolaha oo lagu soo Qabtay Horjogayaal ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 907 | Sunday June 19, 2016 - 12:45:28
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyay xaafadda Suuqa xoolaha, halkaasoo ay ka soo qabteen horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab.

Read More »

Al-Shabaab oo Caawa laga Saaray deegaan hoos yimaada Gobolka GalGaduud

0 Visits: 1134 | Saturday June 18, 2016 - 20:05:45
Weerar ku Bilaabmay Qaraxyo xoogan iyo Rasaas culus ayaa goordhow laga maqlay Duleedka Deegaanka Ceelgaras Ee Gobolka Galgaduud Bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Al-Shabaabkii weeraray Degaanada Maamulka Puntland oo Dil Toogasho ah lagu Xukumay

0 Visits: 1053 | Saturday June 18, 2016 - 16:32:45
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dil toogasho ku xukuntay 43 ruux ka mid ahaa maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ku dhex maray deegaano ka tirsan Nugaal iyo Mudug.

Read More »

Xaafada Suuqa Xoolaha oo Laga soo qabtay Rag ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 1433 | Saturday June 18, 2016 - 14:02:42
Howlgalkan oo siwadajir ah u fulinayeen Ciidanka Hay'aada Nabadsugidda iyo Sirdiinka Qaranka,ciidanka Boliska iyo Asluubta Somaaliyeed iyo Ciidanka Boliska AMISOM ayay Ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta katirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna Ciidamadu guri guri u…

Read More »

Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo loogu Dhiira Galiyay Howlgalada CXD S ee Ku Baacsanayaan Al-shabaab'''Daawo Sawirro''

0 Visits: 713 | Friday June 17, 2016 - 21:54:37
Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo laba maalmood ka socday magalada Narbi ayaa lasoo gaba gabeeyay waxaan shir gudoominayay taliyaha CXD S/Gaas Mohamed aadan ahmed.

Read More »

10 Al-shabaab ah oo lagu dilay Dagaal ka dhacay Degaan Hoos yimaada Degmada Baraawe

0 Visits: 857 | Friday June 17, 2016 - 21:54:37
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa jidka u galay ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka Soomaaliya kuwaasi oo marayay inta u dhaxeeya degmada Baraawe iyo Tuulada Maryan Gubaay.

Read More »

''Maxaabiista ku Xeran Xabsiga Dhaxe Xamar oo loo qabtay Tartan Isboorti+Sawiro''

0 Visits: 1014 | Wednesday June 15, 2016 - 19:52:23
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Dadaalo lagu dhiiri galinayo Maxaabiista ku jirta gudaha Xabsiga dhaxe ee Xamar iyagoona Halkaasi ugu qabtay Tartan Isboortiee Bisha Barakeysan Ramadaan.

Read More »

Booliska Soomaaliya oo Garoonka diyaaraha muqdisho ku qabtay Raashin dhacay oo laheed WFB

0 Visits: 850 | Tuesday June 14, 2016 - 19:26:39
Ciidamada Booliska Gaarka RRT ee qeybta ka kuwa Booliska Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa eek u qabteen Raashin dhacay ee laheed Hay'ada WFB.

Read More »

Madaxweynaha oo Xilka ka qaaday Gen Tuuryare Magaacabayne Taliye si Kmg ah

0 Visits: 968 | Tuesday June 14, 2016 - 19:26:39
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

Read More »

Cilmi-baadhis Cusub oo Dalka Maraykanka laga Soo Saaray Ayaa Sheegtay In Habab Badan Oo Caan Ka Ah Dunida Timahana Loo Dabo Ay Sababaan In Malaayiin Haween Ah Ay Timahooda Ku Wayaan.

0 Visits: 1567 | Tuesday June 14, 2016 - 19:26:39
Ma aha wax sir ah in dad badan, gaar ahaan haween ay timahooda si aad u yaryar oo soo jiidasho leh u dabaan, balse cilmi-baadhis cusub oo Maraykanka laga soo saaray ayaa sheegtay in habab badan oo caan ka ah dunida oo timaha loo dabo ay keenaan in malaayiin haween ah ay timahooda ku wayaan oo si fudud…

Read More »

Cilmi-baadhis La Sameeyay Ayaa Lagu Ogaaday Dhibaatada Baraha Bulshada Ay Ku Yeelan Karto Nolosha Da' Yarta.

0 Visits: 2914 | Tuesday June 14, 2016 - 19:26:39
Dhallinyarada aadka ula qabsada isticmaalka baraha internekta ee bulshadu ku wada xidhiidho (social media), ayaa la ogaaday in ay cabsi badan noloshooda la soo daristo, kalinimo waqtiga ku qataan, qolkooda hurdadana hoota ka soo xidhaan sida ay sheegeen khubaro cilmi-baadhis ka samaysay arrintan.

Read More »

Afhayeenka Ciidamada Booliska Kenya George Kinito'''keemaha Boni waxaa soo galay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab''

0 Visits: 810 | Saturday June 11, 2016 - 20:18:36
Booliska Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan weeraro argagixiso ay qorsheynayaan Maleyshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ka geystaan Dalka Kenya.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh '''Dilalka Loo geysanayo Nabadiidka Al-shabaab Waa uu sii Soconayaa'''

0 Visits: 923 | Thursday June 09, 2016 - 20:28:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidammada Ethiopia ee qeybta ka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, oo maanta si geesinimo leh…

Read More »

Daawo Meydadka 245 Al-shabaab oo lagu dilay Halgan

0 Visits: 1234 | Thursday June 09, 2016 - 20:28:34
Maleyshiyaad ka Tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa saakay aroorti isku dayay in ay Gudaha U galaan Xero ciidan oo ay lahayeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa ee Amisom.

Read More »

Wasiir C/risaaq Cumar'''Waxaa hada la igu soo wargaliyay in Halgan lagu dilay 245 Al-shabaab Ah''Dhageyso

0 Visits: 826 | Thursday June 09, 2016 - 15:44:18
Wasiirka Amniga qaranka C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in degaalkii saakay ka dhacay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan lagu dilay in ka badan 245 ruux oo ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab.

Read More »

Dhageyso Wasiir Diini '''Halgan waxaa lagu dilay 125 ruux oo Al-shabaab ah Saanad ciidan neh walaga furtay''

0 Visits: 907 | Thursday June 09, 2016 - 13:50:52
Shir jaraaid oo goor dhaw ay ku qabteen magaalada muqdisho wasiirada Gaashandhiga Xukumada Fadareelka Soomaaliya Amniga qaranka ayaa waxa ay ugu hadleen qasaaraha maleyshiyada Kooxda al-shabaab lagu gaarsiiyay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan

Read More »

Ciidamada Booliska Gaarka Soomaaliya RRT oo Howlgalo ka sameeyay Caasimada Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 1813 | Wednesday June 08, 2016 - 22:08:12
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee RRT boliiska Soomaaliyaiyo ciidamada Booliska qeybta Gobolka Banaadir qaybta ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayo kasameeyey isgosyada magaalada Muqdisho, iyagoona feejignaan gaar ah qabo taasi loogu talagalay in bulshada caasimadda si nabad galyo ah ee ugu soomaan…

Read More »

Dhageyso:Axmed Madoobe ''''waxaan Cafis u fidiyay 13 ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab'''

0 Visits: 831 | Wednesday June 08, 2016 - 14:38:29
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta xabsiga ka sii daayay 13 ruux oo ka tirsanaa Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

Read More »

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

0 Visits: 970 | Monday June 06, 2016 - 13:42:09
Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo uu duhurnimadii maanta uu ka degay. Waxaa soo dhaweeyay waaiirka arrima gudaha Kenya iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya,Wuxuu…

Read More »

Degaano hor leh oo hoos yimaada Gobolka Gado oo laga Saaray Al-shabaab

0 Visits: 904 | Monday June 06, 2016 - 13:42:09
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa la wareegay deeganada juungal iyo cali xareed oo qiyaastii 40km u jirta degmada baar dheere ee gobolka gedo.

Read More »