Wararka

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in dhawaan ee qaadeyso Howlgal looga sifeynayo Al-shabaab qeybo ka mid ah Dalka

0 Visits: 800 | Sunday July 03, 2016 - 11:41:07
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go'aansatey in la dedejiyo hawlgallada kooxda Al Shabaab looga saarayo gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Read More »

Dhageyso:Gaari lagu Xasuuqi rabay Dadka Shacabka oo Ciidamada Amaanka Soomaaliya Gacanta ku dhigeen

0 Visits: 803 | Sunday July 03, 2016 - 08:33:25
Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa waxay fashiliyeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ka dib hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyen xaafadda Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Madaxweyne Gaas oo Cafis u fidayay maxaabiis ku xirneyd xabsiyada maamulka Puntland.

0 Visits: 949 | Saturday July 02, 2016 - 14:14:53
Taliyaha ciidanka asluubta iyo xabiyada dowladda Goboleedka Puntand General Cali Nuur Cali ayaa sheegay inay saakay xabsiyada Puntland kasii daayeen 97 maxaabiis ah oo ku kala xirnaa xabsiyada kala duwan ee Puntland.

Read More »

G/sare Ciro '''Waxaan Wadnaa Qorshe ka dhan ah Al-shabaab oo aan ku Baacsaneyno'''Dhageyso

0 Visits: 1079 | Saturday July 02, 2016 - 13:40:47
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee qeybta 21 aad oo kaa shanaya kuwa Amisom ayaa howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Al-shabaab deeganada ee kaga sugan yihiin Gobolada Mudug,GalGaduud,Hiraan.

Read More »

Reysal Wasaare Sharmaake''''Ciidan kasta oo la keeno Dalka Ma sugi karaan Amniga Hadii aanan La helin Shacabkii la shaqeen lahaa''''

0 Visits: 947 | Saturday July 02, 2016 - 12:32:14
Raysal wasaarada dawlada federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ee la shaqeyaan xukuumadiisa mudda ay joogto si amniga guud dalka loo sugo.

Read More »

Maamulka Koonfurgalbeed oo ka hadlay qasaaraha ka dhashay Hoobiyaal xalay lagu garaacay Baydhabo

0 Visits: 1043 | Saturday July 02, 2016 - 11:37:52
Afar qofood ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalena wey ku dhaawacantay madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo.

Read More »

Dhageyso:10 Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka gal,gaduud

0 Visits: 1083 | Friday July 01, 2016 - 12:21:36
Taliska ciidanka xooga dalka soomaliyeed ee qeybta 21 ayaa ka warbiyey howlagada ciidamada xooga dalka soomaliyeed ayaa ka wadaan gobolada , gal,gaduud,hiraan iyo mudag ee laga xukumo ciidanka xooga dalka ee qeybta 21aad.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay haweenka Soddon Boqolkiiba, ee ka heli donaan Baarlamaanka cusub

0 Visits: 858 | Friday July 01, 2016 - 12:21:36
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda 1-da Lulyo awgeed ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon, isagoo halkaasi kul;a hadlay dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Qaabka Ciidamada Dowladda ay ula wareegi lahaayeen Amniga guud ahaan Dalka oo laga Hadlay

0 Visits: 1099 | Thursday June 30, 2016 - 19:45:30
Kulankaan oo todobaadkii mar ee iskugu yimidaan Saraakiisha ciidamada qalabka sida loogana hadlo xaalada amni ee dalka waxaan Maanta looga hadlay kulanka Sidii Ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee ugula wareegi lahayeen Ciidamada Amisom oo la filayo in Soomaaliya Ka baxaan Sanadka 2017 Sidoo kale kulanka…

Read More »

Howlgal lagula dagaalamayo muraayadaha Beenslka ah oo laga sameeyay Magaalada Cadaado.

0 Visits: 1137 | Wednesday June 29, 2016 - 13:27:06
Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada cadaado ee u ah Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug

Read More »

Al-shabaab oo laga saaray degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud

0 Visits: 1201 | Wednesday June 29, 2016 - 11:09:26
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud, halkaasi oo horay ugu sugnaayeen Maleeshiyaadka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Booliska Gobolka Banaadir oo Dar dargaliyay Howlgallada lagu sugayo Amniga Caasimada

0 Visits: 1027 | Tuesday June 28, 2016 - 13:52:57
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa dar dar galiyay Howlgalada lagu sugayo amniga caasimada magaalada Muqdisho iyadoona inta badan ka hortagay gacantane kusoo dhigay Maleyshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo doonayay in ee dhagar u malegaan Shacabka soomaaliyeed.

Read More »

Sagaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka GalGaduud

0 Visits: 986 | Monday June 27, 2016 - 13:35:51
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanayo kuwa Midowga Africa Amsiom ayaa Howlgalo ka sameeyay Degaanka Masagawaa ee Gobolka GalGaduud

Read More »

Xafladda Calan Saarka 26 Juun Oo Caawa Muqdisho Lagu Qabtay

0 Visits: 1024 | Sunday June 26, 2016 - 11:38:23
-Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya '''Hadii Amisom Soomaaliya ka baxaan Waxaa la helayaa Ciidamo Soomaali ah oo suga Amniga Dalka ''

0 Visits: 1108 | Friday June 24, 2016 - 13:35:51
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo howlo shaqo ugu maqnaa dalalka Kenya iyo Uganda, isla markaana uu kaga qeybgalay shirar looga hadlayay arrimaha ciidamada ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay…

Read More »

Taliska ciidanka Asluubta oo qorsheynaya qalabeynta xabsiyada dalka "SAWIRRO"

0 Visits: 931 | Friday June 24, 2016 - 10:41:18
Xabsiga Weyn ee Magaaladda Baydhabo oo hadda ay ku jiraan Maxaabiis fara badan oo ku Xukuman Dambiyo kala duwan, qaarkoodna garsogayaal ah ayaa Nolosha Xabsigaasi waxa ay tahay mid iska caadi, inkastoo ay jiraan daruufo hadane Maxaabiista Noloshooda ma aha mid liidata .

Read More »

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Gaaray Magaalada Beydhabo Ee Maamulka Koofur Galbeed.

0 Visits: 1103 | Tuesday June 21, 2016 - 20:49:29
Wafdi uu hoggaaminayo Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta gaaray magaalada beydhabo ee caasimada maamulka koofur galbeed ayaa qeyb ka ahaa wafdiga madaxweynaha koofur galbeed ee Soomaaliya uu ku soo dhaweeyay magaalada Beydhabo.

Read More »

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo Degaanka Masakawaay ka Fuliyay Weerar

0 Visits: 1084 | Tuesday June 21, 2016 - 20:25:52
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay Degaanka Masakawaay ee Gobolka Galgaduud oo ay Fariisin ku leeyihiin Maleyshiyada Al-shabaab.

Read More »

WARBIXIN KU SAABSAN MARXALADIHII AY SOO MAREEN CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED.

0 Visits: 1829 | Monday June 20, 2016 - 20:57:33
Taariikhda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya waa mid ka mid ah Hantida ugu faca weyn oo ay leeyihiin shacabka soomaaliyeed, waaa hanti ma guurto ah iyo Xasuus ku keydsan dadka garan kara qiimaha ay luuyahay Aas-aaska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhidibada loo taagay 12 April 1960-kii.

Read More »