Wararka

G/Sare Shuute oo ugu baaqay Odayaasha Daga Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose in ee Gacanta usoo galiyaan Shaqsiyaadka hurinaya Dagaal Beeleedyada'''Dhageyso''

0 Visits: 2418 | Thursday July 14, 2016 - 10:12:26
Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo Wareysi siiyay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa Baaq u diray odayaasha dhaqanka ee Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose isagoone ugu Baaqay in Maxkamada Ciidamada qalabka Sida kusoo wareejiyaan…

Read More »

Weeraro Al-shabaab ee Damacsanayeen oo la fashiliyay

0 Visits: 1013 | Wednesday July 13, 2016 - 12:49:33
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60 aad ayaa sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ka hortageen weerar qorshaysan ay kooxda Al shabaab ku qaadeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Bay.

Read More »

Gudoomiye:-Najax'''Waxaan Xalay tagay Goobaha ee ka socdaan howlgalada Lagu Baacsanyo A-shabaab'''Dhageyso

0 Visits: 834 | Wednesday July 13, 2016 - 10:58:04
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa Xalay kormeel ku sameeye Goobaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ka wadaan Howlgalada lagu Baacsanayo Maleyshiyada Al-shabaab.

Read More »

Reysal wasaare Ku xigeenka Dalka oo kormeeray Xerooyinka Ciidan ee Magaalada Kismaayo''''Sawiro'''

0 Visits: 1006 | Wednesday July 13, 2016 - 07:20:35
Ra'isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah xeryaha ciidamada maamulka Jubbalannd.

Read More »

Maandooriyaal loo Gudbirabay Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo Gacanta lagu dhigay+Sawiro

0 Visits: 892 | Wednesday July 13, 2016 - 07:04:42
Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa Maanta lagusoo bandhigay Xashiish iyo maandooriyaal kale oo Ciidanka Asluubta ay qabteen xili la doonayay in si qarsoodi ah loogu geeyo maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe waxaana goobta laguu bandhigayay goobjoog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaaliya iyo…

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno ka duwan ku riday Shaqsiyaad ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 946 | Tuesday July 12, 2016 - 14:16:46
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday Rag ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab.

Read More »

20 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal

0 Visits: 964 | Monday July 11, 2016 - 11:12:00
Ciidamada xoogga iyo Kooxda nabad-diidka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe isweydaarsaday dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Laanta Buuro oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo burburiyay Saldhig Al-shabaab ku baadijireen dadka shacabka

0 Visits: 967 | Sunday July 10, 2016 - 16:00:01
Habeenkii xalay iyo subaxnimadii maanta ayaa Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya waxay hawlgal sifeyn ah ka fuliyeen degaanka Goobaanle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Taliye:-Bishaar'''Waxaan ka hortagnay falal gumaad ah oo argigexesad usoo maleegi rabeen Dadka shacabka '''

0 Visits: 1115 | Saturday July 09, 2016 - 15:10:51
Ciidamada Hay'Adaha Amaanka ee Dowlada Fadareelka Soomaaliya ayaa dar dar galiyayHowlgalada lagu sugayo Amaanka Caasimada Magaalada Muqdisho inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan iyo Todobaadka Xuriyada waxaana si badal weyn laga dareemayay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo hub kasoo saaray Masjid ku yaala Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir

0 Visits: 1046 | Friday July 08, 2016 - 14:50:30
-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo qof oo arriintaasi ku lug yeeshay.

Read More »

Waqtiga AMisom Soomaaliya ka baxayaan oo la shaaciyay

0 Visits: 947 | Friday July 08, 2016 - 13:25:36
-Ururka Midawga Afrika ayaa shaaciyay in Ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ay la baxayaan marka la gaaro Bisha October ee Sanadda 2018,qorshahaasna uu soo afjarmi doono 2020-ka.

Read More »

S/Gaas Maxamed Aadan '''Waxaan Wadnaa dhismaha Ciidamo qaran'''Dhageyso''

0 Visits: 1074 | Wednesday July 06, 2016 - 12:54:17
Taliyaha ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed oo hambalyo udirayay ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed munsaabadda ciida awgeed waxa uuna kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed .

Read More »

Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciid Al fitriga

0 Visits: 1038 | Wednesday July 06, 2016 - 10:13:41
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Qalabka Warbaahinta Qaranka u marsiiyay Hambalyada Ciidda Dadweynaha Soomaaliyeed isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad, horumar iyo cadaalad.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh :-Al-shabaab Waxaa mar waliba lagu dilaa Howlgalo''Dhageyso''

0 Visits: 831 | Tuesday July 05, 2016 - 13:29:37
Madaxweynaha Jamuuriyada fadareelka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir Jaraa'id Warbaahinta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay wixii u qab soomay dowladiisa inta uu xilka haayo.

Read More »

CXDS oo la wareegay deegaano hoos yimaada gobolka Baay

0 Visits: 830 | Monday July 04, 2016 - 13:58:21
Ciidanka XDS Iyo kuwa booliiska gaarka ah ee dowladda goboleedka koofur galbeed Soomaaliya ayaa la wareegay deegaano dhowr ah oo ka wada tirsan gobolka Baay kadib markii ciidamada wadajir ka ah sameeyeen howlgal ka dhanka maleeshiyaadka Al-shabaab.

Read More »

Degaano hoos yimaada Gobolka Hiraan oo laga Baadi goobayo Al-shabaab

0 Visits: 820 | Monday July 04, 2016 - 13:53:56
Howlgalan ay wadan ciidamada amisom gaar ahaane kuwa ka socdo itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ciidamadu ay ka dhaqaaqeen xarunta amisom ee beledweyne iyagoona ku wajahan deeganada nuur fanax tarashanta iyo garasyaani iyo deegaano kale oo ay ka mid tahay baar dheere waxaa la sheegayaa in ujeedka…

Read More »

Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab oo laga Dareemayo Magaalada Balad-xaawo Ee Gobolka Gado

0 Visits: 1101 | Monday July 04, 2016 - 13:32:46
Ciidamada Dowladda ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Shacabka Muqdisho oo laga dalbaday in ee la shaqeyaan Ciidamada Amaanka ''Dhageyso'''

0 Visits: 1547 | Monday July 04, 2016 - 13:00:28
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir G/sare Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in sacadihii lasoo dhaafay ee wanagsaneed Xalada Amni ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in dhawaan ee qaadeyso Howlgal looga sifeynayo Al-shabaab qeybo ka mid ah Dalka

0 Visits: 794 | Sunday July 03, 2016 - 11:41:07
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go'aansatey in la dedejiyo hawlgallada kooxda Al Shabaab looga saarayo gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Read More »

Dhageyso:Gaari lagu Xasuuqi rabay Dadka Shacabka oo Ciidamada Amaanka Soomaaliya Gacanta ku dhigeen

0 Visits: 797 | Sunday July 03, 2016 - 08:33:25
Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa waxay fashiliyeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ka dib hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyen xaafadda Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Read More »