Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ciidamada Booliska kula dar daarmay in ee u adeegaan Shacabka Soomaaliyed

0 Visits: 873 | Thursday July 28, 2016 - 13:54:32
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliya ka Codsaday in Shacabka Soomaaliyeed ee ugu adeegaan Cadaalada isla markaana ayna ula dhaqmin si Xush mad daro ah.

Read More »

Aqoonyahan Abdiaziz Amalo Oo Bogaadiyay Maalgashi Dalka Lagu Sameeyo

0 Visits: 1595 | Thursday July 28, 2016 - 13:52:18
iyadoo wadanka uu ka jiro maalgashi fara badan oo bilicda magaalada muqdisho kor u qaaday ayaa waxaa bogaadiyay maalshiga lagu sameyanayo dalka Aqoonyahan Abdiaziz Hassan Amalo Giyaajo, isagoo sheegay in muhiim ay tahay dib u dhis iyo maalgashi lagu sameeyo dalka shaqooyin loo abuuro dhalinyarada Soomaaliyeed…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ee ka qeyb qataan Dhisamaha Ciidanka Cirka

0 Visits: 1522 | Thursday July 28, 2016 - 10:25:16
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya S/Guuto Maxamuud Sh Cali Dable Baylood oo Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidamada Cirka Soomaaliya uu yahay Ciidanka ugu weyn Difaaca Dalka.

Read More »

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka tacsiyeeyay geeridii Gen. Caarre

0 Visits: 862 | Monday July 25, 2016 - 12:32:34
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Sareeye Guuto Cabdiraxmaan warsame Cilmi (Gen. Caarre) oo ku geeriyooday Magaalada…

Read More »

Cabdiwali Gaas oo Bogaadiyay Ciyaaraha Ka Socda Gobolka Banaadir

0 Visits: 911 | Sunday July 24, 2016 - 14:08:47
Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa bogaadiyey ciyaaraha xiisaha badan ee ka socda Muqdisho, isagoona sheegay in uu u rajeynayo in koobkaasi uu ka soo degi doono Puntland.

Read More »

Wafdi uu Hogaaminayo Mahad Cawad oo Gaaray Baladweyne

0 Visits: 849 | Sunday July 24, 2016 - 14:02:19
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Read More »

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Kormeeray Ciidamo Tababar ugu Socday Caabudwaaq

0 Visits: 1033 | Sunday July 24, 2016 - 10:05:50
Wasiirka wasaarada Difaaca Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray ciidamo katirsan kuwa xooga dalka, oo uu tababar uga socdo xeryo ciidan oo ku yaala degmadaasi.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Kenya oo ka Codsaday Midowga Yurub iyo USA in Soomaaliya ka Tageraan Dhismaha Ciidamada

0 Visits: 954 | Sunday July 24, 2016 - 09:57:50
Madaxweynaha Kenya ayaa ugu baaqay Mareykanka iyo Midowga Yurub in ay qeyb ka qaataan oo ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u dhisi laheyd ciidamadeeda si ay uga hortagaan khatarta amniga ee ay dalka ku hayaan kooxda Al-Shabaab.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Iyo Reysal Wasaaraha oo kulumo la qaatay Saraakiil ka socotay Booliska Minnesota

0 Visits: 860 | Sunday July 24, 2016 - 09:44:48
Wafdi ka socda Booliska magaalada Minnesota ayaa booqasho rasmi ah ku dalka, ka dib markii aycasuumaad rasmiya ka heleen Ciidanka Boliiska somaaliyeed.

Read More »

Horjooge Ka Tirsan Al-shabaab oo Gacanta lagu Dhigay

0 Visits: 1015 | Saturday July 23, 2016 - 15:33:18
Wararka Maanta Ka Imaanaya Gobolka Mudug Ee Bartamaha Soomaliya Ayaa Ku Soo waramaaya In Horjooge Ka tirsan Al-shabaab Uu Isku Dhiibay Ciidamada Maamulka Galmudug Ee Ku Sugan Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Read More »

Howlgalo Al-shabaab lagu soo qabtay oo laga sameeyay Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 962 | Friday July 22, 2016 - 06:32:17
Howlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ka dhacay xalay deegaan lagu magacaabo Buur-koy oo ka tirsan gobolka J/hoose.

Read More »

Madaxweynaha oo Booqday Xerada Baladoogle oo ay ku jiraan Kumaandooska Soomaaliya

0 Visits: 1022 | Friday July 22, 2016 - 06:17:57
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socotay Qaramada midoowe''Sawirro''

0 Visits: 1012 | Thursday July 21, 2016 - 09:33:14
.Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo ka socda Qaramada Midoobabey, kaas oo ay hoggaaminaysay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha carruurta ku dhex nool wadamada qilaafka hubeysan ka jiro Mss…

Read More »

Wasiirka Cadaaladda oo Dhagax Dhismaha Dugsi wax lagu barayo Maxaabiista (Sawirro)

0 Visits: 920 | Wednesday July 20, 2016 - 15:16:13
Dugisga Xabsiga Dhexe ee Xamar waxaa loogu talo galay in ay wax ku bartaan maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe Maanta ayaana la dhagax dhigay Dhismihiisa , waxaana taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo gacanta ku haya xabsiga uu ku micneeyey talaabadan mid kaalin ka qaadaneysa dhaqan celinta iyo…

Read More »

Ciidamada Dowlada oo Al-shabaab ku dilay qeybo ka mid ah Gobolada dalka ''Dhageyso''

0 Visits: 789 | Wednesday July 20, 2016 - 13:40:09
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab ka sameeyay Gobolada Hiraan,Shabellaha iyo GalGaduud Waxayna ku Dleen Maleyshiyaad iyo Horjogayaal Ka Tirsan Al-shabaab.

Read More »

Kumaandooska Soomaaliya oo lagu wareejiyay Gaadiid iyo Sanad Ciidan''Sawiro''

0 Visits: 1171 | Tuesday July 19, 2016 - 15:13:25
Dowlada Masar ayaa Gaadiid Ciidan iyo Sanad Malatari ku wareejisay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Waxaana Goobta lagu wareejinayay Gaadiidka iyo Saanada Ciidan ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ,Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xubno ka Socday…

Read More »

Saraakiil Muqdisho Lagu dhaariyay+Sawiro

0 Visits: 1021 | Monday July 18, 2016 - 11:01:58
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid, Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda, Diblumaasiyiin, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin tirsan Howlagalka nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasibad lagu dhaarinayay Saraakiil Cusub oo ku soo biiray Ciidamada…

Read More »

'''Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho Tababar ugu soo Xeray Cutubyo ka Tirsan Kumaandooska Soomaaliya'''

0 Visits: 1058 | Sunday July 17, 2016 - 13:26:26
Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho, cutubyo katirsan ciidanka Kumaan-dooska Soomaaliya, gaar ahaana guutada Danab Ee Qeybta ka ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Read More »

Gaashaanle Axmed Jiinow Xasan oo ka war bixiyay Shir ay kaga qeyb galeen Dalka Ethiopia

0 Visits: 1130 | Sunday July 17, 2016 - 12:21:10
Shir looga hadlaayay "Sida xogta la xiriirto dimbiyada ay geystaan kooxaha ARGA-GIXISADA loogu badalo Cadeyn Maxkamadda horteeda".

Read More »

Madaxweynaha Xasan Sheikh oo ka qeyb Galay Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika

0 Visits: 1222 | Sunday July 17, 2016 - 09:01:04
Kigali, 16 July 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, halkaa oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika.

Read More »