Wararka

Taliska ciidanka sirdoonka oo amar ku bixiyey in aan loo adiigi Karin qofkii aan heysan karaka dhalashada,,

0 Visits: 871 | Wednesday August 10, 2016 - 10:13:33
Taliska ciimada sirdoonka ,maamulka gobolka banaadir taliska qeybta booliska gobolka banaadir. Ayaa amar ka soo saaray qaadasha karaka dhalashada ee muwaadinka,

Read More »

Wasiirka Difaaca Soomaaliya'''Dowlada Jarmalka waxa ay ka qeyb qaadan doontaa Dhisamaha Xoogga Dalka +Sawiro

0 Visits: 799 | Tuesday August 09, 2016 - 10:23:27
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka u qaabilsan arrimaha dalalka Africa Danjire Georg…

Read More »

Dhageyso:-12 Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Soo Qabtay Howlgal ka dhacay Gobolka GalGaduud.

0 Visits: 1277 | Monday August 08, 2016 - 13:56:41
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Howlgal ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Degmada Ceel Buur ee Gobolka GalGaduud kusoo Qabtay 12 ka tirsan Maleyshiyada Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS.

Read More »

Madaxweyne ku Xigeenka Labaad Jubbaland oo Dhiira galiye Ciidamo Tababar u socdo'''Dhageyso''

0 Visits: 952 | Monday August 08, 2016 - 13:00:08
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka jubbaland Mudane C/qaadir Maxamuud luga dheere oo kormeer ku sameeyay Xero Ciidan oo Tababar ugu socday Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa dhiira galiyay Ciidamada Tababarka u socda.

Read More »

Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiraan'''Dhageyso'''

0 Visits: 1134 | Sunday August 07, 2016 - 10:00:29
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Xalay Howlgal ka sameeyay Degaano ka tirsan Degmada jalalaqsi kusoo qabtay Rag ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Reysal Wasaare ku Xigeenka Dalka''Dhawaan waxaa Bilaawanayo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab'''Dhageyso

0 Visits: 1632 | Sunday August 07, 2016 - 09:33:36
Reysal Wasaare Ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte oo ka qeyb ka galay kulan looga hadlayay Cirib tirka Haraadiga Al-shabaab oo ay iskugu Imaadeen Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Amisom islamarkana lagu dajinayay qorshe cusub oo Howlgal ah.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Ciidamada XDS iyo Amisom faray Howlgal ka dhan ah Al-shabaab in ee Bilaawaan+Sawiro

0 Visits: 755 | Sunday August 07, 2016 - 09:18:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa Caawa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM.

Read More »

taliska ciiidanka booliska ee degmada jalalaqsi oo ka war bixiyey howlgalo amaanka lagusugayo..

0 Visits: 1061 | Wednesday August 03, 2016 - 10:53:48
ciidamada amaanka degmada jalalaqsi ee gobolka hiraan ayaa howlga ka dhan ah maleyshiyaadka ugus ka samey degaanada ku hareereysan degmada jalalqsi ee gobolka hiraan

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Dhiiragalin u sameeyay Ciyaartooyda Somaliya u matalaya Olombikada Rio

0 Visits: 867 | Monday August 01, 2016 - 15:51:12
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeybgalaya tartanka Olimbikada adduunka ee RIO De Generia 2016-ka oo lagu qaban…

Read More »

Xarunta Taliska Ciidanka Cirka oo la Dhagax Dhigay+Sawirro

0 Visits: 1432 | Monday August 01, 2016 - 15:31:10
Xerada Ciidamada Cirka oo ah halka lagu Aas Asay Ciidamada Cirka islamarkaana uu ku howlgalay Wasiirkii ugu horeeyay ee Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyihii ugu Horeeye Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Read More »

Saraakiil muqdisho Tababar looga Furay Maanta

0 Visits: 862 | Monday August 01, 2016 - 13:36:13
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliye ku Xigeenka Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Maanta Siminaar u furay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuno kala duwan Riday

0 Visits: 928 | Monday August 01, 2016 - 11:49:29
xukunka dilka ah oo ay maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ay ku riday labo ruux oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ka dambeysay markii racfaan ay ka soo qaateen xukun horey maxkamadda darajada koowaad ee cidamada ay ugu xukuntay kaas oo maxkamadda sarena ay…

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Wadanka Tanzania.

0 Visits: 8931 | Sunday July 31, 2016 - 16:12:16
Dalka Tanzania oo loo yaqaan jamhuuriyada midowday ee Tanzania waxaa uu ka mid yahay wadamada dhaca bariga qaaradaan Africa.

Read More »

Al-shabaab oo Laga Saaray Degaanka Garasweyne ee Bakool

0 Visits: 1020 | Sunday July 31, 2016 - 13:08:36
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda ayaa dib ula wareegay deegaanka Garasweyne ee Gobolka Bakool, kadib markii todobaadkii hore ay la wareegeen Maleyshiyada Al-Shabaab.

Read More »

Ciidamada Amniga oo Howlgalo kusoo qabtay hub iyo sanad Ciidan ka sameeye Muqdisho

0 Visits: 992 | Sunday July 31, 2016 - 13:04:07
Howlgal dad lagu soo qabqabtay oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada qalabka sida ayaa xalay laga fuliyay qeybo ka mid ah degmada Warta nabadda ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamadda Amaanka oo Toogtay Kooxdii soo weerartay CID -da Muqdisho +Faafaahino

0 Visits: 740 | Sunday July 31, 2016 - 12:39:16
Inta la ogyahay sagaal-ruux oo afar kamid ah ay yihiin raggii weerarka soo qaaday ayaa dhintay 15-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib markii maleeshiyaad katirsan Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen xarunta dambi baarista ee CID, oo ku taala Isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka Bilaawday Gobolka Bakool

0 Visits: 867 | Saturday July 30, 2016 - 09:59:31
Ciidamada Dowlada Fadareelka Soomaaliya Iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo ka dhan ah Haraadiga Al-shabaab ka wada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Muqdish ka Furay Shir looga hadlayo Jinsiyada ''''Sawiro''

0 Visits: 818 | Thursday July 28, 2016 - 19:59:25
Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Jinsiyadda Soomaaliya Kasoo ay kasoo qeyb galeen 200 ergo kala Socotay…

Read More »

Daawo:-Saraakiil Cusub oo Boolis ah Tababar ku qadanay Dugsiga Tababarka General kaahiye

0 Visits: 920 | Thursday July 28, 2016 - 14:04:20
Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo udub dhaxaad u ah sugidda amniga gudaha ee dalka ayaa muddooyinkan danbe ku tallaabsanayay horumarro dhinacyo badan leh tan iyo intii ka danbaysay markii loo magacaabay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeeed S/Gaas Max'ed Shiikh Xasan waxaa kor u kacayay tayada Xubnaha…

Read More »