Wararka

(Dhageyso)Taliska Taraafikada oo sheegay in la qabtay Gaari AMISOM ay leedahay oo Muqdisho dad ku jiiray

0 Visits: 1503 | Wednesday August 24, 2016 - 13:35:25
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Nabad Galyada Wadooyinka ee Taraafikada G/Sare Cali Maxamed Cali oo Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacada Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Gacanta ay kusoo dhigeen Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo shalay Magaalada Muqdisho ku jiiray mid ka mid ah Gaadiidka Dadweynaha…

Read More »

Maleyshiyaad Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Dilay Gobolka GalGaduud'''Dhageyso'''

0 Visits: 1039 | Tuesday August 23, 2016 - 14:09:51
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo qorsheysan ka Sameeyay Degaanka Bud Bud ku dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab.

Read More »

Horjooge ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay Gobolka Baay'''Dhageyso'''

0 Visits: 1092 | Tuesday August 23, 2016 - 13:44:33
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Booliska Gaarka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay Degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ku dilay Horjooge ka Tirsan Maleyshiyada UGUS iyo Sadax ka mid ahaa ilaaladiisa.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo kismaayo kusoo dhaweeyay Wakiilka Qaramada Midoowe u fadhiya Soomaaliya

0 Visits: 853 | Monday August 22, 2016 - 14:53:13
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbalanad iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa saaka si wadajir ah saxaafada ugula hadlay aqalka martida ee Magaalada Kismaayo.

Read More »

Al-shabaab oo laga Saaray Degaanka Buulo Xaawo ee Gobolka Baay

0 Visits: 1274 | Monday August 22, 2016 - 13:55:41
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab kala wareegay Degaanka Buulo-Xaawo oo u Taala inta u dhaxeya Degmada Bardaale iyo Qansax-dheere ee Gobolka Baay.

Read More »

Horjooge ka Tirsan Al-shabaab oo isku dhiibay Maamulka Gobolka shabellaha Dhaxe'''Dhageyso''

0 Visits: 987 | Monday August 22, 2016 - 13:24:05
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka shabellaha dhaxe waxaa lagu soo Bandhigay Horjooge ka Tirsanaa Maleyshiyada Al-shabaab islamarkaana kasoo goostay Goobta lagu soo bandhigayay Horjogahaan waxaa ku sugnaa Saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Shaballaha Dhaxe.

Read More »

Horjogayaal ka Tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo Gacanta ku dhigeen Ciidamada Puntland

0 Visits: 910 | Sunday August 21, 2016 - 14:30:27
Ciidamada Amaanka Ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Gacanta kusoo Horjogayaal ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab iyo Daacish kuwaasoo ka dagaalami jiray Buuraha Galgala iyo Calmadow, iyadoo saddexdan xubnood loo soo bandhigan warbaahinta.

Read More »

Qaramada Midoowe oo Cambaareysay Qaraxyadii Gaalkacyo

0 Visits: 978 | Sunday August 21, 2016 - 13:50:37
Xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataalanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug.

Read More »

Puntland oo lagu wareejiyay Gaadiid Ciidan+Sawirro

0 Visits: 945 | Sunday August 21, 2016 - 13:33:53
Afartaan Gaari ayaa waxaa Maalgelisey Hay'adda SSF isla markaana waxaa fulinaysey Hay'adda DDG waxaana loogu deeqay baabuurtaan Afarta degmo ee kala ah Xarfo, Godob Jiiraan, Dan-gorayo iyo Isku shuban iyadoona loogu talo galay in looga shaqeeyo arrimaha nabad-gelyada ee deegaanadaasi.

Read More »

Gudoomiyaha Cusub Maxkamada Sare Puntland oo Xilka la Wareegay

0 Visits: 910 | Sunday August 21, 2016 - 13:28:55
-Madaxweyne kuxigeenka dawlad goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta Maxakamadda Sare ee dawladda Puntland kaga qayb galay munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare iyo…

Read More »

Horjooge Ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo lagu qabtay Baardheere

0 Visits: 1013 | Sunday August 21, 2016 - 13:24:09
Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere.

Read More »

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliiska oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 2468 | Saturday August 20, 2016 - 15:30:52
Taliyaha hogaanka ilaalinta canshuuraha ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdulaahi Xasan Bariise oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Sareeyo Guud Maxamed Cali Samatar

Read More »

Wasiir Diini'''Maxamed Cali Samatar waxa uu ahaa Aas Asihii Ciidanka Xoogga Dalka'''

0 Visits: 1055 | Saturday August 20, 2016 - 14:26:10
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa dhambaal tacsi ah u direy qoyska, ehelka iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistii S/Guud Maxamed Cali Samatar oo xalay ku geeriyooday dalka Mareykanka, wuxuna Wasiirku ku tilmaamay marxuumka hoggaamiye…

Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid S/guud Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 934 | Saturday August 20, 2016 - 10:57:41
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo xilal kala duwan xukuumaddii meleteriga aheyd.

Read More »

ciidanka booliska oo howlgal amaanka lagu sugayo ka sameyey degmada doloow ee gobolka gedo

0 Visits: 939 | Monday August 15, 2016 - 09:34:59
ciidamada amaanka ee degmada doloow ayaa ku guuleystay howlgalo ay ka sameyeen degmaaasi

Read More »

Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Duleedka Degmada Saakow Ea Gobolka Jubbada Dhexe

0 Visits: 981 | Thursday August 11, 2016 - 18:02:25
Wararka hoose ee aanu ka heleyno Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeymo la beegsadeen guri ku yaalla duleedka degmada Saakoow.

Read More »

Ciidamada Kumaandoosta X.D.S Oo Howl gal Qorsheysan Ka Fuliyay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.''Dhageyso''

0 Visits: 908 | Thursday August 11, 2016 - 15:27:31
Ciidamada Kumaandoosta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howl gal qorsheysan ka fuliyay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, howl galkan ayaa lagu soo qabtay shan ruux oo uu ku jiro horjeege ka tirsan Kooxda UGUS.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgalo qorsheysan ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Gobolka Hiraan

0 Visits: 1163 | Thursday August 11, 2016 - 13:57:14
Ciidamada Xoogga Dalka soomaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameyey degaano hoosta taga degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiraan.

Read More »

Kumaandooska Soomaaliya oo Gacanta ku dhigay Horjooge shabaab ah oo kasoo jeedo Suudaan

0 Visits: 822 | Wednesday August 10, 2016 - 18:18:12
Ciidamada sida Gaarka ah ee u tababaran Danab ayaa howlgallo ka fuliyay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Read More »

ciidanka gaarka ah ee kumaandoosta oo howlgal ka sameyey koofurta magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug,

0 Visits: 1102 | Wednesday August 10, 2016 - 11:19:20
Ciidamada kumaan dooska dowlada soomaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

Read More »