Wararka

Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee Degaanka Toora-Toorow oo lagu dilay Duqeyn

0 Visits: 2257 | Monday September 05, 2016 - 11:09:15
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha aan Cidna Wadin ay duqeeyeen Saldhigyo Maleyshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Toora-Toorow.

Read More »

Shirka Madasha qaranka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1001 | Monday September 05, 2016 - 09:37:52
Shirka Madasha Qaran ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay madaxtooyada Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha J.FSoomaaliya oo kulan La qaatey qaar ka mid ah xildhibaannada haweenka ee Barlamaanka Federaalka.

0 Visits: 872 | Saturday September 03, 2016 - 18:27:22
Madaxweynaha J. Soomaaliya Ahna Taliyaha Guug ee ciidamada qalabka sida iyo guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xarunta madaxtooyada kula qaatey qaar ka mid ah xildhibaannada haweenka ee Barlamaanka Federaalka ah, kaas oo ah wadatashi looga arrinsanayey sidii loo dhaqangelin lahaa Qoondada…

Read More »

Amisom oo dalbatay in laga gacan siiyo qaraxyada

0 Visits: 907 | Saturday September 03, 2016 - 18:25:38
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa beesha caalamka ka dalbadey in laga taageero sidii ay uga hortegi lahayeen miinooyinka qaraxyada loo isticmaalo ee loo yaqaan (IEDs) gudaha dalka Soomaaliya.

Read More »

faallo Imisa Afgembi ayaa ka dhacday Turkiga 50-kii Sanno ee la soo dhaafay?

1 Visits: 1293 | Saturday September 03, 2016 - 15:36:53
Turkiga ayaa waxaa soo maray taariikhdan casriga ah afgambiyo milatari oo ay hormuud ka yihiin ciidanka milatariga dalkaas, kuwaas oo sababay dib u dhac dhaqaale iyo mid bulsheed intaba,

Read More »

Masuulyiin ka Tirsan Dowlada iyo Xubno ka Socda Beesha Caalamka oo ku qul qulaya Magaalada Jowhar

0 Visits: 1796 | Saturday September 03, 2016 - 13:20:41
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe uu ka furmo shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh oo sheegay in ee dhaceyso doorashada Xiligeeda''''Dhageyso'''

0 Visits: 874 | Saturday September 03, 2016 - 10:58:07
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan.

Read More »

Horjooge iyo Maleyshiyaad ka Tirsan Daacish oo lagu Qabtay Gobolka Baay ''Sawirro'''

0 Visits: 1106 | Friday September 02, 2016 - 13:22:16
Taliska Ciidanka Nabadsugidda Gobalka Baay ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Afar ruux oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanyihiin Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Galgala ee gobalka Bari u qaabilsanaa Gobalka Baay.

Read More »

Buuga Tacsida S/Guud Maxamed Cali Samatar oo laga Furay Wadan Uganda

0 Visits: 2230 | Thursday September 01, 2016 - 14:37:38
Buugga tacsida Ex-Sarreeye guud;Maxamed Cali Samatar, ayaa maanta laga furay magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Yugaandha.

Read More »

Mareykanka oo liiska Argagixisada ku Daray Cabdulqaadir Muumin

0 Visits: 2558 | Thursday September 01, 2016 - 08:51:21
Waaxda arrimaha dibedda Dowlada Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey.

Read More »

Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL'''Dhageyso'''

0 Visits: 884 | Tuesday August 30, 2016 - 14:45:29
Wasiirka wasaarada Warfaafinta Xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Weerarkii qaraxa ah ee ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay agagaarka SYL

0 Visits: 909 | Tuesday August 30, 2016 - 13:27:35
ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay in kabadan toban kalana wey ku dhaawacmeen qarax xooggan oo barqanimadii manta lagu weeraray Hotel SYL ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Tababar usoo Xeray Cutubyo ka Tirsan Kumaandooska Soomaaliya

0 Visits: 848 | Sunday August 28, 2016 - 13:50:44
Munaasabad Balaaran oo tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa lagu qabtay Dugsiga Tababarka Gen Dhaga Badan waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay Wehliyeen Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka,Saraakiil ka…

Read More »

Dowladda Talyaaniga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta (Sawirro)

0 Visits: 1067 | Saturday August 27, 2016 - 15:34:37
Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha wato waxa ay ku wareejisay Taliska ciidanka Asluubta waxaana ka Gudoomay Deeqdan Taliye ku xiggeenka Koowaad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed…

Read More »

Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo "Sawirro"

0 Visits: 904 | Friday August 26, 2016 - 10:12:25
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu Wehliyo ku xigeenkiisa koowaad S/guuto C/kariim Cali Afrax ayaa Maanta waxa ay kormeereen halka uu marayo Dhismaha Xabsi weyn oo laga dhisayo Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka…

Read More »

Aas Qaran Oo Muqdisho loogu Sameeyay Gen Maxamed Cali Samatar''Sawirro

0 Visits: 1034 | Thursday August 25, 2016 - 14:14:10
Alle Haunaxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya, xilal kala dawana ka soo qabtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya Hoggaankana uu u hayay S/Gaas Maxamed Siyaad Barre ayaa maanta Aas Qaran Loogu Sammeeyay,dhismaha Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska…

Read More »

Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Aaska S/Guud Maxamed Cali Samatar

0 Visits: 909 | Thursday August 25, 2016 - 10:29:07
Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Meydka Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar, iyadoo naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay Calanka Soomaaliya.

Read More »

Shan Qof oo loo soo qabtay weerar Xalay ka dhacay Xamar weyne

0 Visits: 872 | Wednesday August 24, 2016 - 13:48:03
Taliyaha saldhigga Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Axmed Nuur, ayaa sheegay iney sharciga la tiigsan doonaan ciddii ay ku caddaato weerar xalay lagu qaaday guriga wasiiru dowlaha Gaashaan dhigga-dowladda federaalka Soomaaliya.

Read More »

(Dhageyso)Taliska Taraafikada oo sheegay in la qabtay Gaari AMISOM ay leedahay oo Muqdisho dad ku jiiray

0 Visits: 1498 | Wednesday August 24, 2016 - 13:35:25
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Nabad Galyada Wadooyinka ee Taraafikada G/Sare Cali Maxamed Cali oo Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacada Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Gacanta ay kusoo dhigeen Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo shalay Magaalada Muqdisho ku jiiray mid ka mid ah Gaadiidka Dadweynaha…

Read More »

Maleyshiyaad Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Dilay Gobolka GalGaduud'''Dhageyso'''

0 Visits: 1034 | Tuesday August 23, 2016 - 14:09:51
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo qorsheysan ka Sameeyay Degaanka Bud Bud ku dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab.

Read More »