Wararka

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay maleeshiyaad Argagixisadda katirsan

0 Visits: 1084 | Saturday September 17, 2016 - 11:04:04
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya gaar ahaan qeybta Lixdanaad, ayaa xukuntay maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish, oo dhawaan lagu qabtay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

Horjooge Maxamed Xasan, oo lagu Dilay Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 1179 | Friday September 16, 2016 - 13:02:00
Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay Horjoogihii Maleeshiyada alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Gaari laga Soo Buuxiye Waxyaabaha qaraxa oo Gacanta lagu Dhigay

0 Visits: 991 | Friday September 16, 2016 - 12:57:05
Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen Muqdisho ku soo qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu dhibaateeyo bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha oo mar kale furey shirka maamul u sameynta Hiiraan & Sh/dhexe(Sawirro)

0 Visits: 1040 | Thursday September 15, 2016 - 16:54:14
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ugu qeybgalay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo halkaasi ka socday, kadib markii uu maanta halkaas gaaray.

Read More »

Xaasaska Maleeshiyada Alshabaab ee Kismaayo ku nool oo la Musaafurinayo

0 Visits: 1664 | Thursday September 15, 2016 - 16:45:19
Afhayeenka Nabad-Sugidda Jubbaland, Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Carab) oo Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Kismaayo ayaa ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Jubbaland oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ay qaadeen.

Read More »

Qof Hub lagu qabtay oo Boosaaso lagu Maxkamadeeyey

0 Visits: 1279 | Thursday September 15, 2016 - 13:53:18
Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Lix baastooladood oo si qarsoodi ah loogu soo qariyey Dooni ganacsi oo ku soo xiratay Dekedda Boosaso laguna magacaabo Shamis 3, waxaana ay ciidanka ilaalada dekeddu sidoo-kale gacanta ku dhigeen Cabdi Maxamed Axmed Saalax oo ah shaqsiga wadey hubkaan…

Read More »

Booliska oo baaraya Haween fal Argagixiso loo heysto

0 Visits: 967 | Thursday September 15, 2016 - 13:49:55
Mombasa-Kenya-(SNA)-Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex Haween ah oo lagaga shakiyay iney ku lug lahaayeen weerar Axaddii aynu ka soo gudubnay ka dhacay Saldhig Boolis oo ku yaalla Mombasa.

Read More »

Madaxweynaha oo si weyn Jowhar loogu soo dhaweeyey

0 Visits: 927 | Thursday September 15, 2016 - 13:44:19
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, isagoo halkaas ka furi doona wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ee gogashiisu taalo magaalada Jowhar.

Read More »

Hanaanka Sugida Amaanka Muqdisho oo isbadal lagu sameeyey

0 Visits: 2680 | Thursday September 15, 2016 - 13:36:45
Taliyaha hay'adda nabad sugidda ee gobolka Banaadir oo ka hadlay, sida hay'adaha ammaanka dawlada Soomaaliya ay u xajiiyeen amniga Caasimadda, maadaama ay marti-galisay shir madaxeedkii madaxda wadamada ku bohoobay urur goboleedka IGAD uga qabsoomay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Read More »

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dilay Horjooge ka Tirsan Al-shabaab''Dhageyso''

0 Visits: 741 | Wednesday September 14, 2016 - 09:25:13
Wararka Aan ka heleyno Degaanka Ceelgaras ayaa sheegay in Xalay Degaanka lagu Dilay Horjoogihii Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa Deegaanka lagu dilay Halkaasi.

Read More »

Kismaayo oo lagu soo Bandhigay Rag ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 954 | Monday September 12, 2016 - 18:32:03
Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo ay ugu magacdareen Wabiga Shabeelle waxa ay ku soo qab qabteen rag ka tirsan nbad diidka alshabaab.

Read More »

Bakool Howlgallo Argagixisada lagula Dagaalamyo ayaa ka socda

0 Visits: 1541 | Saturday September 10, 2016 - 13:43:12
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa mamuulka Konfuur Galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo looga sifeynayo Haraadiga meleeshiyaadka Kooxda Argagixisada Shabab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

Read More »

Taliyaha ciidanka Booliiska oo dalka Uganda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan booliiska(Sawirro)

1 Visits: 1200 | Saturday September 10, 2016 - 13:34:27
Wafdi saraakiil booliis ah oo uu hogaaminayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad tababar loogu soo xirayo saraakiil ka tirsan booliiska taasoo ka dhacaysa dalka Uganda.

Read More »

Ciidamdda Xoogga oo Argagixisada ka Xoreeyey deegaanka Cabdalla Biroole"Sawirro"

0 Visits: 1794 | Friday September 09, 2016 - 14:12:08
Wararka naga soo Gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ay si nabad ah ula wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Read More »

Generaal Cali Baashi iyo Taliyaha Amisom oo Gaaray Cadaado

0 Visits: 960 | Thursday September 08, 2016 - 14:37:05
Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Howlgalka Amisom Soomaaliya ayaa Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Xarunta Ku Meel Gaarka Maamulka Galmudug.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in duqeyntii Toora-Toorow ka dhacday in lagu dilay Madaxii Amniyaadka Al-shabaab

0 Visits: 809 | Thursday September 08, 2016 - 12:08:10
Ciidamada Militiriga ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah maleeshiyaadka ururka Al-shabaab kadib howlgal ay ka sameeyeen Deegaanka Tooratoorow ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamadda Dowladda oo ku wajahan Deegaano Nabad diidka ay ku sugan yihiin oo Jubada Hoose ka tirsan (Sawirro)

0 Visits: 1380 | Wednesday September 07, 2016 - 14:51:33
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadda Maamulka Jubbaland iyo kuwa Dowladda oo wada jira ay Saakay u jiheeysteen Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose oo Ay ku suganyihiin Maleeshiyadda Kooxda Al-Shabaab.

Read More »

Bud Bud oo qasaarihii ugu Badnaa Al-shabaab lagu gaarsiiye

0 Visits: 1232 | Wednesday September 07, 2016 - 13:22:33
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ee Gobolka Galguduud S/Guuto Axmed Maxamed Maxamuud Tareedishe ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii xalay ka dhacay Deegaanka Bud-bud oo ka tirsan Degmada Ceeldheer ee Gobolkaasdi.

Read More »

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo Muqdisho tababar loogu soo xiray(Sawirro)

0 Visits: 2980 | Wednesday September 07, 2016 - 12:51:47
Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar usoo Xiray Cutubyo katirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil Cidan oo tababar ku qaadanayey Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee S/gaas Dhaga badan.

Read More »

Ujeedooyinkii loo Aasay Asay Ciidanka Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed

0 Visits: 3987 | Tuesday September 06, 2016 - 15:59:20
Maxaad kala socotaa Taariikhda Ciidankii Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed iyo ujeeddooyinkii loo aas Asay Ciidankii Guul wadayaasha Umada Soomaaliyeed.

Read More »