Wararka

Dhageyso:-''Koonfur Galbeed Waxaan Dagaal kula Jirnaa Al-shabaab''

0 Visits: 872 | Tuesday November 15, 2016 - 13:41:54
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska Gaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Howlgal Gaar ah ka Sameeyay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool Xili shalay ay Degmada Ka saareen Maleyshiyaadka Al-shabaab.

Read More »

Dhalinyaro Soomaali Mareykan ah oo lagu Xakumay Dalka Mareykanka

0 Visits: 831 | Tuesday November 15, 2016 - 10:28:24
Maxkamad ku taal magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota dalka Mareykanka ayaa shalay xukun sanado ah ku ridday saddex dhalinyaro Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay inay taageero u fidiyeen ISIS, ayna doonayeen inay ku biiraan.

Read More »

Shacab Careysan oo La Wareegay Degaan ay Al-shabaab ka Talinayeen

0 Visits: 2553 | Tuesday November 15, 2016 - 10:15:24
Wararka aan ka heleyno Degaanka Miir Tuuge ee Gobolka shabellaha dhaxe ayaa sheegay in Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Halkaasi Saakay Laga Saaray.

Read More »

Taliyaha Asluubta "Waxaa naga go'an in dhammaan Xasbiyada Dalka aan ka hirgelino Xarumo Waxbarasho" SAWIRRO

0 Visits: 974 | Saturday October 29, 2016 - 15:26:27
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo ay wehliyeen ku Xiggeenadiisa iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Maxamed Cumar Xirsiile ayaa booqday halka uu marayo dhismaha Xarun Waxbarasho oo Xabisga dhexe laga dhisay oo heer gunaanad ah .

Read More »

Dowladda Turkiga oo Gawaari Nooca aan rasaasta Karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed(Sawirro)

0 Visits: 982 | Sunday October 23, 2016 - 11:16:13
Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka…

Read More »

Baraawe oo Al-shabaab lagu Dilay

0 Visits: 1272 | Thursday October 20, 2016 - 11:52:05
Ciidamada Booliska ee ka Howlgala Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo waxay ka wadaan degaano hoostaga Degmada Baraawe.

Read More »

Wasiiro iyo Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida oo Xaflad Hambalyo ah u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Goobe (Sawirro)

0 Visits: 2372 | Saturday October 15, 2016 - 09:44:18
Muqdisho(Snaradio)Xaflad Casho ah oo ay kasoo qeyb galeyn Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya C/llahi Jaamac Ilka-jiir, Wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar Maxamed,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ayaa waxa ay ugu hambalyeynayeen…

Read More »

Munaasabad Hambalyo ah oo loo sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Goobe oo hal darajo la dalacsiiyey (Sawirro)

0 Visits: 3264 | Thursday October 13, 2016 - 14:26:55
Munaasabad loogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hal darajo la dalacsiiyey ayaa Lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyadoo ay kasoo qeyb galeyn Munaasabadda Taliye Ku xiggeenada Taliyaha Asluubt, Saraakiil Ciidan iyo qaar…

Read More »

CAAWI WALAAL-Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneyso Cudur aan Dalka waxba looga qaban karin(Sawirro)

0 Visits: 1549 | Wednesday October 12, 2016 - 18:38:55
Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka (Fung) oo ay soomaalida dhahaan (cudrka juudaanka) waana mid leh astaamo ay kamid yihiin jir go' waxaana meelo kamid ah is badalay jirkeeda sida Allah u abuuray iyadoo lugaha iyo gacmaha ay yihiin meelaha muuqdo ee sida ba'an u go'go'an jirkeeda…

Read More »

Xog Aruurin Waxyaabo badan lagu soo bandhigay oo laga sameeyey Maxaabiista Xabsiga dhexe ku jirta (Sawirro)

0 Visits: 1691 | Friday October 07, 2016 - 12:11:07
Jaamacadda Badweynta hindiya oo kamid ah Jaamacadaha ka Howlgala Dalka Soomaaliya ayaa Xog Aruurin ku saabsan Xaaladda iyo Nolosha ay ku Noolyihiin Maxaabiista Xabsiga dhexe ku xiran ka sameysay Xabsigaasi waxaana Jaamacadda ay Xoogga saartay in ay soo bandhigto Xaaladda dhabta ah ee ka jirta Xabsiga…

Read More »

Ciidanka Danab howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubada hoose

0 Visits: 2190 | Thursday September 29, 2016 - 14:45:04
Kismaayo(SNA…Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa xalay la wareegay tuulada Golishumbi oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ,kadib markii ay weerareen fariisin ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab.

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo Daah Furay Mashruuc Lagu Dhisayo Habka Maamulka Maaliyadda ee Ciidamada Qaranka(Sawirro)

0 Visits: 1234 | Thursday September 29, 2016 - 14:42:45
Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka maaliyadda ee dhanka Ciidanka Qaranku oo socon doono mudo laba bilood ah, kaas oo lagu tayeeynayo mushaaraadka ciidanka qaranka si ay u helaan xuquuqdooda…

Read More »

Ciidammada Danab oo Dilay Horjoogayaal Muhiim ah (Dhageyso)

0 Visits: 1240 | Wednesday September 28, 2016 - 10:56:04
Mareykanka, ayaa faah faahin ka bixiyay duqayn dhinaca cir ah oo 26-kii bishan ka dhacday deegaanka Gaanjoroon, oo 90km dhinaca waqooyi kaga toosan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Jeneraal Saxardiid "Ciidanka ayaa biyo u dhaaminaya dadka ku nool deegaanka C/lle Biroole"

0 Visits: 1721 | Wednesday September 28, 2016 - 10:15:08
Taliyaha ciidanka XDS qeybta Jubbooyinka Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa kormeeray deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo oo dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka Shabaab.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Madaxa Ciidanka Asluubta iyo Xeer ilaaliyaha Germany (Sawirro)

0 Visits: 1722 | Friday September 23, 2016 - 13:37:55
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Genmany ayaa waxa uu kulamo la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Dowladaasi waxaana ugu horeyn uu la kulmay Xeer ilaaliyaha Dalka Germany iyagoo kawada hadlay sidii ay iskaashi u yeelan lahaayeen iyadoo…

Read More »

Duqeyn ka dhacday Tooratooroow oo lagu Dilay Horjogayaal sare Ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 1690 | Thursday September 22, 2016 - 15:57:08
Wararka naga soo gaaraya degaanka Tooratooroow oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Duqeen xoogan oo lala Bartilmaameysay Saldhig ay ku shir sanayeen Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al-shabaab .

Read More »

Amniga Degaanada Galmudug oo laga shiray

0 Visits: 1462 | Thursday September 22, 2016 - 15:53:08
Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, ayaa waxaa maanta looga hadlay Miisaaniyada Dowlada, ilaha dhaqaalaha iyo dardar gelinta sharciyadda Amniga.

Read More »

Maxan ka baranay shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu Qabtay ? ' Maqaal'

0 Visits: 957 | Saturday September 17, 2016 - 11:54:32
MuqdishoSnaWaxaa 13-kii bishan maalin Talaado ah, magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ay marti-gelisay Shir Madaxeedkii Urur gobaleedka IGAD oo isagu markii ugu horeysay lagu qabto gudaha Soomaaliya tan intii la dhisay 1986.

Read More »

Midowga Afrika oo ballanqaaday bixinta mushaaraadka ciidamada AMISOM

0 Visits: 934 | Saturday September 17, 2016 - 11:27:55
Madax ka tirsan Midowga Afrika ayay balan qaaday in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Read More »

Horjogayaal lagu Dilay J/Hoose (Dhageyso)

0 Visits: 1310 | Saturday September 17, 2016 - 11:16:07
Ciidanka dowladda Kenya ee qeyb ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyay in ay todobaadkaan ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »