Wararka

Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Geeriyooday

0 Visits: 966 | Monday November 21, 2016 - 10:41:02
Allaha u naxariistee waxaa Xalay xilli danbe Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Puntland ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Faarax oo kamid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ee cusub, isagoo horeyna u soo ahaan jiray Xildhibaan iyo xubin ka mid ah Guddiga Baarlamanka Soomaaliya u…

Read More »

Gudoomiyaha Doorashada iyo Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida oo Gaaray

0 Visits: 725 | Sunday November 20, 2016 - 13:24:01
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Doorashooyinka dadba Garyaqaan Cumar Dhegey, Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas. MaxamedD Sheekh Xasan. Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda Qaranka S/GAAS. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa gaaray Magaalada JOWHAR halkaasoo ay habeen hore ka dhacday shaqaaqooyin…

Read More »

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar ku xiran oo sare u qaaday Agabyada ay sameeyaan"sawiro"

0 Visits: 990 | Sunday November 20, 2016 - 13:04:46
Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaa ku xiran Maxaabiis farabadan oo loo heysto dambiyo kala duwan dhawaan Xabsiga gudahiisa waxaa laga hirgaliyey Xarumo loogu talagalay in wax lagu baro maxaabiista.

Read More »

Taliska Booliska '''Waxaan Shaqada ka Joojinay Askar Gudan waysay Shaqadooda'''

0 Visits: 951 | Sunday November 20, 2016 - 09:48:53
Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Askari oo booliska ka tirsan in Shaqada laga eryey arrintaas…

Read More »

Howlgallo Xalay Laga Fuliyay Degmooyinka Gobolka Banaadir

0 Visits: 830 | Sunday November 20, 2016 - 08:34:38
Howlgalkan ciidamada amniga ay ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka banaadir ayaa ahaa mid lagu xoojinayay amniga caasimadda, iyadoo ciidamada ay baarayeen xaafaha degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ee gobolka banaadir, halkaas oo lagu so qabtay qabtay tiro dad ah, kuwaasi oo ciidamada ay…

Read More »

Al-shabaab oo laga Saaray Deegaanka Buulo Gaduud

0 Visits: 1068 | Saturday November 19, 2016 - 12:35:06
Ciidanka Dowladda Soomaaliya, kuwa Jubbaland iyo AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Buulo-gaduud oo 35-Km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Al-shabaab oo Gaadiid looga qabsaday Degmada Qoryooley

0 Visits: 1104 | Saturday November 19, 2016 - 09:39:24
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom oo Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay Degmada Qoryooley ku qabsaday Gaadiid Dagaal oo ay lahayeen Maleyshiyada Al-shabaab.

Read More »

Shariif Xasan '''Dhalinyarada Al-shabaab ku Jirta Fursad ay ugu Soo Baxaan ayaa Siineynaa'''

0 Visits: 725 | Saturday November 19, 2016 - 08:39:47
Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay Howlada ka socda ka socda Deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan Dagaalka Degmada Tiyeeglow isla Markaana Al-shabaab lagu Gaarsiiyay Qasaaro kala Duwan

Read More »

Kumaandooska Soomaaliya oo Dilay Horjooge Cabdullaahi Cadoow

0 Visits: 883 | Thursday November 17, 2016 - 15:06:21
'''Muqdisho Snaradio.'''Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo Teegeero ka Helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa Duqeyn Xooggan ka geestay Degaanka Laanta Guure oo qiyaas ahaan 120Km u jirta Magaalada Kismaayo.

Read More »

Ciidamada Amaanka Dowlada oo Howlgal ka sameeyay Muqdisho

0 Visits: 749 | Thursday November 17, 2016 - 13:54:24
'''Muqdisho snaradio''Ciidamada Amaanka Dowlada Fadarelka Soomaaliya ayaa Degmada Xamar Jajab waxa ay ka Fuliyeen Howlgal Qorsheysan kadib markii Labo Bambo gacmeed lagu tuuray Guri ay isugu imaan jireen Dhalinyaro aad u fara badan,

Read More »

C/Khaadir Gaafow oo ku Guuleestay Golaha Shacabka

0 Visits: 854 | Thursday November 17, 2016 - 12:15:59
''Muqdisho Snaradio''Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud ayaa ku soo baxay Doorashada xubnaha baarlamaanka ee Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Cadaado.

Read More »

Amisom'''Howlgalka ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe waxa laga Gaaray Guul'''

0 Visits: 825 | Thursday November 17, 2016 - 08:49:03
Taliska Midowga Afrika Amisom ee Howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadleen Howlgalada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Degaanada Gobolka Shabeelaha Dhexe Isla Markaana Al-shabaab lagu Baacsanayo.

Read More »

Kismaayo oo Qarax ka dhacay

0 Visits: 1056 | Wednesday November 16, 2016 - 10:12:13
Qaraxan oo goor-dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxyeelo u geystay qaar ka mid ah Dadkii maqaayadaasi ku sugnaa.

Read More »

Jowhar oo Maanta ka Bilaawaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose

0 Visits: 784 | Wednesday November 16, 2016 - 09:12:52
Wajiga koowaad ee doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaasi.

Read More »

Madaxweynaha Hirshabelle'''Qabashada Degaanka Miir-Taqwa Waa Guul laga Gaaray Al-shabaab'''

0 Visits: 1079 | Wednesday November 16, 2016 - 09:04:32
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa soo dhoweeyay Howlgalkii ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Amisom kula wareegeen degaanka Miir-taqwa ee Gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Fashiliyay Weerar Al-shabaab ku Qabsan Rabeen Degmo

0 Visits: 803 | Wednesday November 16, 2016 - 09:00:45
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya ayaa Xalay Fashiliyay Weerar qaraxyo ku Bilawday oo Al-shabaab kusoo qaadeen Degmada Tayeeglow Ee Gobolka Bakool.

Read More »

Dhalinyaro ka Mid Noqon Rabtay Daacish oo Lagu Xukumay Dalka Mareykanka

0 Visits: 872 | Wednesday November 16, 2016 - 08:41:12
Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xukun ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay doonaayeen in ay ku biiraan kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq.

Read More »

Dhageyso:-Shariif Xasan '''Dagaalka Al-shabaab looga Soo Horjeedo ayaa ka Bilaawanaya Koonfur Galbeed''

0 Visits: 759 | Wednesday November 16, 2016 - 08:35:02
''SNA Radio Baydhabo''Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay ka go'an tahay in ay sii wadaan dagaalka Al-Shabaab Looga Saarayo Degaanada Maamulka Koon Furgalbeed.

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo Siminaar loo furay (Sawirro)

0 Visits: 1433 | Tuesday November 15, 2016 - 16:31:33
Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ,ka hortaga Addeegsiga Xoogga ,Baarida jirka iyo Xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana bixinaya siminaarkan Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeeyrta Cas oo loo soo gaabiyo (ICRC) oo kaashanaya Taliska…

Read More »

Dhageyso:- Tiyeeglow oo Horjogayaal Al-shabaab lagu Dilay Kuwa Kalane Lagu Dhaawacay

0 Visits: 891 | Tuesday November 15, 2016 - 14:02:10
'''SNA Tiyeeglow''Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska Gaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ka Fuliyay Tiyeeglow.

Read More »