Wararka

Magaalada Baydhabo oo Xalay Lagu Soo gabagabeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose

0 Visits: 1011 | Tuesday December 06, 2016 - 10:13:05
Maamulka Koofurgalbeed ayaa noqday maamul goboleedkii labaad ee lagu soo gabagabeeyo doorashada Aqalka Hoose iyadoo lagu doortay magaalada baydhabo xildhibaanadii ugu badnaa ee hal magaalo lagu soo doorto.

Read More »

Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo U Xukuntay Caasho Xuseen Fiidow Wakiil Ahaanshaha Dhulal Magaalada Muqdisho Ku Yaala

0 Visits: 1240 | Monday December 05, 2016 - 11:44:24
Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo U Xukuntay Caasho Xuseen Fiidow Wakiil Ahaanshaha Dhulal Magaalada Muqdisho Ku Yaala

Read More »

Puntland oo mamnuucday in hub lala galo garoonka diyaaradaha Boosaaso

0 Visits: 1020 | Monday December 05, 2016 - 11:31:46
Taliska ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa soo saaray digniin loo jeedinayo madaxda maamulka Puntland oo ah inaysan hub la geli karin garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Read More »

Nabadiidka Al-shabaab oo Shacabka Bariire ku Amray Lacago Baad ah

0 Visits: 1066 | Sunday December 04, 2016 - 13:23:14
Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire oo ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya dadkii halkaasi ku noolaa inay bilaabeen barakac ay sameynayaan.

Read More »

Ciidamada Amaanka Dalka Kenya oo Howlgalo ka Wada Mandera

0 Visits: 1147 | Saturday December 03, 2016 - 09:25:42
Ciidamada Amaanka Dowlada Kenya ayaa saaka howlgal ka wadda degaano hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya , ka dib markii ay soo baxday cabsi ku aadan in Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab ay ku sugan yihiin degmada Mandera ee dalka Kenya.

Read More »

Ciidamada Maamulka Puntland oo ku dhawaaday Degmada Qandala

0 Visits: 833 | Saturday December 03, 2016 - 09:19:19
Wararka ka imanaya Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulku ay kusii dhawaanayaan magaalada Qandala oo dabayaaqadii bishii October ay qabsadeen kooxda dawladda Islaamka ee Daacish.

Read More »

Mahad Cabdalla Cawad oo kusoo Baxay Xildhibaan

0 Visits: 884 | Wednesday November 30, 2016 - 13:04:07
Gudoomiye ku xigeenkii Labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku Guuleestay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Dalka oo Muqdisho lagu qabtay.

Read More »

Amaanka Muqdisho oo la Adkeeyay iyo Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Beelaha Banaadiriga

0 Visits: 900 | Wednesday November 30, 2016 - 11:32:52
Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Saraakiilsha Sare Ciidamada qalabka sida oo ka Shiray Amniga Goobaha Doorashooyinka ay ka dhacayan

0 Visits: 881 | Wednesday November 30, 2016 - 11:13:18
kulan looga hadlaayay sugitaanka goobaha ay ka dhacaayaan doorashooyinka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Read More »

Kumaandooska Soomaaliya oo Tooro-tooroow ku Dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 887 | Tuesday November 29, 2016 - 12:53:11
Wararka naga soo gaaraya Degaanka Tooro-tooroow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi ay weerar ku qaadeen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya

Read More »

Shiinaha oo Dhaqaalo Lacageed ugu Deeqay Howlgalka Amisom Soomaaliya

0 Visits: 811 | Tuesday November 29, 2016 - 12:25:33
Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in dhaqaalo gaaraya 1.2 Milyan oo Doollar-ka Maraykanka ah ay ugu deeqday howlgalka midowga Afrika ee Amisom.

Read More »

Ibraahim Iidle Saleebaan '''Waxaan ka shaqeyneynaa qorshe lagu tayaynayo Maxkamadaha Dalka''''

0 Visits: 1024 | Tuesday November 29, 2016 - 12:15:11
Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha dalka , xilli Guddoomiyaha Maxkamadda sare & Xeer Ilaaliyaha guud ay socdaal ku tageen dowlad-goboleedka Jubbaland.

Read More »

Hey'adda Socdaalka oo Xarumo ka furanaysa Xuduudaha Dalka +Sawirro

0 Visits: 1039 | Tuesday November 29, 2016 - 12:09:58
Taliyaha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dawladda Federaalka soomaaliya G/Sare Maxamed Aaden Koofi ayaa tababar u furay shaqaale loogu talagalay in ay ka howlgalaan Xaruumaha Hey'adda ee Xaduudaha Dalka.

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulamo la qaatay madaxda Jubbaland

0 Visits: 832 | Monday November 28, 2016 - 14:10:59
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa kulamo kula qaatay Kismaayo madaxda maamulka Jubbaland.

Read More »

Maamulka Galmudug iyo Shacabka Xarardheere oo Dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 924 | Monday November 28, 2016 - 13:40:06
Wasiirka wasaaradda amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed ayaa sheegay in Ciidamo xoojin ah ay u direen Dadka Xoola dhaqatada ah ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Read More »

Dowlada Masar oo Si kulul uga Hashay Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 888 | Sunday November 27, 2016 - 13:34:03
Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xoogganaa ee Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Beerta ee degmada Waaberi, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.

Read More »

Madaxweynaha JFS Oo Ammaanay Hawlkarnimada Iyo Asluub Wanaaga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed….

0 Visits: 972 | Sunday November 27, 2016 - 13:25:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyey ciidankan xoogga dalka soomaaliyeed iyo taliyeyaashooda sida hufan ee ay uga soo dhalaalaan waajibaadkooda difaaca dalka iyo dagaalka ay kula jiraan cadowga…

Read More »

Danjire Keating oo Gaaray Cadaado

0 Visits: 1030 | Saturday November 26, 2016 - 13:24:39
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug, halkaasi oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka cusub.

Read More »

Dhagar Qabe ismiidaamiye ka Tirsan Al-shabaab oo Lagu qabtay Uganda

0 Visits: 1099 | Saturday November 26, 2016 - 13:19:46
Saraakiisha Uganda ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Mohamed Abdi Ali oo ku sugnaa degaanka Busia.

Read More »

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in loo diyaar garoobay xaqiijinta amaanka doorashooyinka

0 Visits: 741 | Saturday November 26, 2016 - 08:43:54
Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo diyaar garoobay xaqiijinta amaanka doorashooyinka sanadkaan ka dhacaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Read More »