Wararka

Madaxda Madasha Wadatashiga qaran oo soo Saaray War Murtiyeed

0 Visits: 1037 | Sunday December 25, 2016 - 09:29:36
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana kulanka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Read More »

Duqa Muqdisho oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xarunta Ciidanka Degaanka Xamar+Sawirro

0 Visits: 1344 | Wednesday December 21, 2016 - 13:18:34
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kormmeer ku tegay Taliska Ciidan Ilaalinta Deeganka Dowlada Hoose ee Xamar.

Read More »

Horjooge Sheikh Maxamed oo isku soo Dhiibay Ciidamada Dowlada

0 Visits: 1151 | Wednesday December 21, 2016 - 10:38:03
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab uu isku dhiibay maamulka Jubbaland.

Read More »

Ciidamada Amaanka Puntland oo Howlgalo ka Wada Magaalada Boosaaso

0 Visits: 1002 | Wednesday December 21, 2016 - 10:31:31
Howlgallo lagu baadigoobayo cidii ka dambeysay dilkii loo geystay Agaasimihii Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ayaa Ciidamada Amaanka Dowlad Goboleedka Puntland waxa ay ka Wadaan Magaalada Boosaaso.

Read More »

Madaxweynaha oo qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee Ciidanka Boliiska +Sawirro

0 Visits: 933 | Wednesday December 21, 2016 - 10:20:38
Madaxweynaha J.F.Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay Munaasabadda lagu xusaayay sanad-guuraddii 73-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Al-Shabaab oo Dad Rayid ah ku Xasuuqay Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 997 | Sunday December 18, 2016 - 09:06:14
Maleeshiyada Kooxda Al Shabaab ayaa Lix Qof oo Shacab ah Xalay ku dilay Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh/hoose kadib markii Saban ama Baasasuuke ay ku dhufteen Gaari Homey ah oo ay la socdeen.

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Guluf Dagaal ku Qaaday Deegaanka Beerxaani

0 Visits: 1088 | Saturday December 17, 2016 - 14:38:37
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka dowlad gobaleedka Jubbaland iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka socda Deegaanka Beerxaani ee galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Read More »

Al-shabaab oo ku Fashilmay Qabsashada Degmada Mahadaay

0 Visits: 865 | Saturday December 17, 2016 - 13:25:46
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa Amisom ayaa Fashiliyay Weerar Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab ay ku qaadeen Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhaxe.

Read More »

Al-Shabaab oo laga Saaray Degaano Hoos Yimaada Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 916 | Wednesday December 14, 2016 - 09:29:53
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Xalay Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab uu ka dhacay Tuulooyin hoosyimaada Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Read More »

Col Cismaan Nuux Xaaji''''Ceel Waaq Waxaan ku Dilay Nabadiid ka Tirsan Al-shabaab'''

0 Visits: 1040 | Tuesday December 13, 2016 - 12:36:11
wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Gobolkaasi Guulo Milateri ka Gaareen Dagaal Culus oo ay Nabadiidka Al-Shabaab kula galeen Duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo halkaasi oo ay Dagaalka ka dib si buuxda uga wareegeen Ciidamada Geesiyaasha qaranka

Read More »

Dowlad Goboleedka Puntland oo soo Gaba Gabeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Dalka

0 Visits: 911 | Tuesday December 13, 2016 - 09:39:27
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xalay fiidkii soo gabagabeysay doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka soo socda u matalayay maamulkaasi.

Read More »

Shirka Madasha Qaran oo Maanta Mar Kale Muqdisho ka Furmaya

0 Visits: 987 | Tuesday December 13, 2016 - 08:35:56
Magaalada Muqdisho maanta waxaa la filayaa in uu ka furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay horey u go'aamiyeen Madaxda Madasha Qaran.

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Howlgal iyo Horumar Snaradio

0 Visits: 978 | Sunday December 11, 2016 - 10:19:42
Dhageystayaasha Idaacada Ciidamada qalabka sida eek u Xeran Webka Snaradio.net Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Howlgal iyo Horumar.

Read More »

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Guulo ka Sheegtay Dagaal ka dhacay Degaanka Goof Gaduud.

0 Visits: 877 | Saturday December 10, 2016 - 09:24:04
Iyadoo dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ,kuwa Koonfur Galbeed iyo Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-Shabaab uu ka dhacay degaanka Goofgaduud ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Taliska ciidanka xoogga dalka ee Qeybta 60 aad ee Bay iyo Bakool.

Read More »

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Masuulyiin ka Tirsan Koonfur Galbeed oo Gaaray Degaanka Goof Gaduud

0 Visits: 741 | Saturday December 10, 2016 - 09:13:49
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in degaanka Goof-guduud Buureey ay Maanta booqasho ku tageen qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka K/galbeed Soomaaliya.

Read More »

Al-shabaab oo Weerar Fashilmay ku qaaday Gobolka Baay

0 Visits: 1035 | Thursday December 08, 2016 - 09:49:49
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Maleyshiyada Nabadiidka Al-Shabaab uu Ka dhacay deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay.

Read More »

Shirka Hoggaamiyeyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran oo maalintii labaad galay

0 Visits: 1159 | Thursday December 08, 2016 - 08:56:05
Shirka Hoggaamiyeyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa maalintii labaad galay, iyadoo laga sugayo in Madaxda isku raacaan waqtiga kama dambeysta ee ay la qabanayo doorashada Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka oo la qorsheynayo in bishan gudaheed ay dhacdo.

Read More »

Mareykanka oo War kasoo Saaray weerarada ay ka Fuliyaan Gudaha Dalka Soomaaliya

0 Visits: 1005 | Tuesday December 06, 2016 - 11:40:20
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay laba jibaari doonto howgalada ay kula dagaalameyso Maleyshiyada Al-Shabaab ee looga I taal Roonaaday Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh o Kismaayo Kulumo Gaar ah kula qaatay Xildhibaanada 2-da Aqal

0 Visits: 1041 | Tuesday December 06, 2016 - 10:49:12
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda Magaalada Kismaayo kulan kula qaadanaya Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose oo lagu Dilay Nabadiid ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 1035 | Tuesday December 06, 2016 - 10:25:12
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal ay Xalay Saq-dhexe Duqeymo la beegsadeen Saldhig Maleyhiyaad ka Tirsan Al-shabaab ay leeyihiin.

Read More »