Wararka

Dowlada Soomaaliya oo Lacago ugu Deeqday Abaaraha ka Jira Soomaaliya

0 Visits: 1097 | Monday January 23, 2017 - 13:01:08
Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay 3 Milyan oo dollar ay ku taageerayso dadka ay Saameeyeen Abaaraha.

Read More »

Dowlad Sheegtay in Dagaal Xoogan ay la Gali Doonto Al-shabaab

0 Visits: 920 | Monday January 23, 2017 - 10:54:51
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay qaadayso tilaabo ay ku doonayso in ay jawaab uga bixiso dilkii Al-Shabaab ay ku fuliyeen askari ka tirsananaa ciidanka dowladda Uganda ee ka howlgalla Soomaaliya .

Read More »

Taariikhda Cabdi Xaashi

0 Visits: 1176 | Monday January 23, 2017 - 10:48:11
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi.

Read More »

Madaxweynaha Hirshabelle ''Ciidanka waxaan Farayaa in ay soo qabtaan Ragii Dilay Taliye Carfaaye'''

0 Visits: 918 | Sunday January 22, 2017 - 11:16:32
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble,Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe, Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Cismaan Barre iyo labadiisa ku xigeen, Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,…

Read More »

Cabdi Xaashi oo Guuleestay Xilka Gudoonka Aqalka Sare

0 Visits: 1036 | Sunday January 22, 2017 - 11:01:35
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Xaashi C/laahi, kadib markii uu ka guuleystay Musharaxii uu la tartamayay.

Read More »

Maxamed Cumar Carte oo Warbixin ka dhageestay Gudiga Abaaraha

0 Visits: 914 | Sunday January 22, 2017 - 09:20:03
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa warbixin ku saabsan wax-qabadka Guddiga Abaaraha ee heer Qaran ka dhageystay xubnaha guddiga.

Read More »

Amaanka Magaalada Muqdisho oo Aad Maanta loo Adkeeyay

0 Visits: 1051 | Wednesday January 11, 2017 - 09:12:17
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa maanta aad loo adkeeyay, iyadoo la filayo inay magaalada ka dhacdo doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne C/wali Maxamed Cali oo Gaaray Degmada Qandalla

0 Visits: 1235 | Monday January 09, 2017 - 13:13:31
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Gaaray Degmada Qandalla ee Gobolka Bari Waxaana Socdaalkiisa ku Wehliye Wasiiro ka Tirsan Maamulka Puntland iyo Duqa Gobolka Bari.

Read More »

Soomaali Tariibayaal ah oo Xabsiga la Dhigay

0 Visits: 1051 | Monday January 09, 2017 - 13:04:55
Ciidanka ammaanka Xuduudaha ee wadanka Suudaan ayaa xiray 115-ruux oo Muhaajiriin ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya sida ay sheegeen saraakiisha wadankaas.

Read More »

Kenya oo Howlgalo Xooggan ka wada Magaalada Mandera

0 Visits: 1075 | Monday January 09, 2017 - 11:37:18
Ciidanka dowladda Kenya ayaa saaka howlgal ka wadda degaano hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya , ka dib markii ay soo baxday cabsi ku aadan in Maleyshiyaad ka tirsan Shabaab ay ku sugan yihiin degmada Mandera ee dalka Kenya.

Read More »

Howlgalo Qorsheysan oo ka Socda Degmada Afgoye

0 Visits: 1015 | Monday January 09, 2017 - 11:25:48
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose sida ay Idaacadda Ciidamada qalabka sida u sheegeen Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Read More »

Baarlamaanka oo Maanta Dhageysanaya Musharaxiinta Xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka

0 Visits: 937 | Monday January 09, 2017 - 11:22:37
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta Dhageysanaya khudbadaha musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo Hambalyo u diray Ciidanka NISA

0 Visits: 938 | Monday January 09, 2017 - 11:16:08
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradooda 47-aad u diray ciidanka hey'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka kaddib munaasabad loogu dabaal-dagayey xuskaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Shiinaha oo Wado Tareen ka Hirgalinaya Magaalada Kismaayo

0 Visits: 971 | Sunday January 08, 2017 - 09:42:58
Dowladda Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado wadamada ku yaala bariga qaarada Africa, waxaana ku baxaya balaayiin doolar.

Read More »

Baar Lagu ku Yaala Dalka Turkiya oo Xalay Weerar lagu qaaday''Sawirro''

0 Visits: 1049 | Sunday January 01, 2017 - 08:50:44
Ku dhawaad 35 ruux ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, sida uu sheegay gudoomiyaha magaalada Istanbul.

Read More »

Lacaga Laga Doonayo Musharaxiinta oo Baarlamaanka Soomaaliya Soo Saaray

0 Visits: 1126 | Sunday January 01, 2017 - 08:40:00
Kulanka maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka kooban labada aqal oo kala ah golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa waxaa uu ku saabsanaa ajendiyaal uu kamid ahaa arimaha doorashooyinka guddoonka labada aqal iyo madaxwyenaha.

Read More »

Wasaarada Difaaca Dalka Mareykanka oo Xaqiisisay Dhimashada Horjooge ka Tirsan Al-shabaab

0 Visits: 971 | Sunday January 01, 2017 - 08:30:05
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe, waxaana duqeyntaasi Mareykanka uu sheegay in Horjooge Sare lagu dilay.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray xubnaha labada Gole ee maanta la dhaariyay

0 Visits: 911 | Wednesday December 28, 2016 - 08:34:04
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo ku aadan furitaanka kala-fadhiga 1aad ee Baarlamaanka 10aad u diray dhamaan xubnaha labada Gole ee maanta la dhaariyay.

Read More »

Mr: Keating oo ugu Baaqay Maamulada Puntland iyo Galmudug in ay Joojiyaan Dagaalada Dib Ugu Bilaawday Gaalkacyo

0 Visits: 942 | Sunday December 25, 2016 - 09:49:30
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa walaac daran ka muujiyay colaadda ka soo cusboonaatay magaalada Gaalkacyo 23kii Diseembar taas oo sababtay dhimashada ugu yaraan saddex qof iyo dhaawacyada dad kale oo badan. Wuxuu ugu baaqay…

Read More »

Maamulka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Fadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 947 | Sunday December 25, 2016 - 09:35:08
Maamulka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay dhaceyso munaasabadda furitaanka Kalfadhiga Golaha Shacabka.

Read More »