Wararka

Khawaarijta Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay degaanka Jannaay Cabdalla ee gobolka Jubadda hoose.

0 Visits: 166 | Tuesday March 07, 2023 - 11:55:21
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa doowlad goboleedka Jubbaland ayaa kahortagay weerar fulaynimo ah oo ay maleeyshiyaadka khawaarijta Al-Shabaab saakay kusoo qaadeen saldhig ay ciidamaddu ku leeyihiin deganka Jannaay Cabdalla oo qiyaastii 60 km u jira magaalada Kismaayo ee gobolka jubada hoose.

Read More »

Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dalka Turkiye ugu deeqay shan malyan oo dollar

0 Visits: 166 | Sunday March 05, 2023 - 16:04:11
Dowladda soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan doolar lacagata oo ay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay..

Read More »

ciidanka kumaandooska Xds oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose maleeshiyaad iyo horjoogayaal katirsan khawaarijta.

0 Visits: 150 | Friday March 03, 2023 - 19:03:55
Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubbaland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose, waxay ku Dileen Dhagarqabe yaal ka tirsan Argagixisada.

Read More »

Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Awqaafta oo sheegay in khawaarijtu ay gaajo ugu dhimanayaan keymaha

0 Visits: 157 | Tuesday February 28, 2023 - 12:45:15
Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegey in guulaha ay dagaalka ka gaarayaan ciidanka xoogga dalka iyo shacabka ay sababtay in Khawaariijtu ay naftooda ula cararaan duurka fog oo gaajo iyo harraad ay…

Read More »

Duqa Muqdisho oo sheegay in xabsiga la dhigay ciidankii rasaasta ku furay Guddoomiyaha Yaaqshiid.

0 Visits: 146 | Tuesday February 28, 2023 - 12:38:29
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa sheegay in xabsiga la dhigay oo sharciga la horkeeni doono ciidankii ku qornaa Isgooska Siinaay ee rasaasta ku furay Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Sulaymaan Faarax oo dhaawac soo gaaray.

Read More »

Ciidamada amniga oo howlgallo qorsheeysan xalay ka fuliyay degmada kaaraan ee gobolka Banaadir

0 Visits: 189 | Monday February 27, 2023 - 11:12:47
Ciidamadda Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee Duufaan iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, halkaa oo maalmihii ugu dambeysay ay falal amni darro ka dhacayeen.

Read More »

Khawaarijta oo looga daba tegay gododkii ay ku dhuumaleysanayeen+Sawirro

0 Visits: 172 | Saturday February 25, 2023 - 15:45:08
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo muddo 10-sano ka badan ay dadka shacabka ah ku dhibaaten jireen, waana goobihii ugu dambeeyay ee lagu jabiyay Khawaarinta, iyadoo loogu tegay godadkii…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Madaxda Afrika.

0 Visits: 155 | Saturday February 18, 2023 - 20:14:04
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika oo ka socda magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka Booliiska faray adkeynta Amiga guud ee dalka

0 Visits: 144 | Saturday February 18, 2023 - 20:08:52
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Fadhiyada Madaxa Bannaan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad Kawada Tirsan kooxda Khawaarijta oo ka dhacay degaan hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

0 Visits: 227 | Saturday December 31, 2022 - 20:10:39
Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka baxsaday deegaanka Dabagalo oo doonayey inay isu dhiibaan ciidanka dowladda ayey maleeshiyo kale ku dagaalameen agagaarka magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

Read More »

CIIDAMADA QARANKA OO GACANTA KU DHIGAY HORJOOGAYAAL IYO MALEESHIYAAD KA TIRSANAA KHAWAARIJTA.

0 Visits: 238 | Monday December 19, 2022 - 21:14:50
Mogadishu, 19 December 2022: koox ka Tirsan Khawaarijta Shabaab kuwaas oo ka kooban Afar Xubnood uuna hogaaminayay Horjooge Maxamed Cali Xasan oo loo yaqaano Macalin Xudeyfa ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan Dowlad Goboleedka HirShabeelle.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo ku dhawaad 50 Khawaarij ah ku dilay howlgal qorsheysan

0 Visits: 283 | Saturday December 17, 2022 - 22:56:39
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya xoogagga degaanka ayaa ku dhawaad 50-Khawaarij ah ku dilay howlgal ay ka sameeyeen tuulada Daarul-nicma ee gobolka Shabeellaha dhexe iyo tuulooyin kale oo hoos taga degmada Aadan Yabaal ee gobolka shabeellada dhexe.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo lagu wareejiyay rag u diyaarsan ka qeyb galka dagaalka Khawaarijta.

0 Visits: 235 | Saturday December 17, 2022 - 22:54:00
Dadka degaanka Furqaan ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds ku wareejiyay rag hubeysan si ay qeyb uga noqdaan dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo degaanada ay wali ku harsan yihiin.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kaashanaya Dadka Degaanka ayaa Lawareegay Degmada Al-kowthar ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

0 Visits: 242 | Monday December 12, 2022 - 19:33:49
Degmada Alkowthar ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ahaa xarumihii ugu waaweyna ee Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa goordhow si buuxda ula wareegay ciidanka xoogga dalka iyo Xooggaga deegaanka {Macawisley}.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaadka Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay degaanka Guulane iyo Degaano kale,

0 Visits: 302 | Saturday December 03, 2022 - 18:03:47
Ciidanka XDS ayaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta kala wareegay degaanada Guulane, Mubaax, Daaru-Salaam iyo Xarga-dheere ee gobolka Shabeelaha dhexe sida uu Warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Gen:Maxamed Tahliil Biixi.

Read More »

Ciidanka Xds oo Gobolka Shabeelaha hoose ku Dilay 14 Dhagarqabe.

0 Visits: 327 | Monday November 21, 2022 - 21:14:32
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka sameeyay tuulooyinka Mayaay iyo Ceel-shiino oo 4 Km dhanka Waqooyi Galbeed kaga began degaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose ayay ku dilay 14 dhagar qabayaal katirsan maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaariijta

0 Visits: 305 | Monday November 21, 2022 - 20:42:55
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Koofur galbeed, ayaa saakay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Dhursheen Shabeelle oo 35 km u jirta degmada Xuddur gobolka Bakool, waxay ku dileen laba dhagar qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al- Shabaab.

Read More »

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baladweyne

0 Visits: 285 | Sunday November 20, 2022 - 19:18:52
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guude ee Ciidmadda Qalabka Sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku dhawaad 50 Dhagar Qabe Ku Dilay Degaanka Ceel-Gorof,

0 Visits: 315 | Wednesday November 09, 2022 - 22:10:26
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ee Danab ayaa degaanka Ceel-gorof ee duleedka Waxbo ku dilay 45 dhagar qabayaal ah oo katirsan kooxda khawaarijta Al-shabaab.

Read More »

Bukaanada ku jira Isbitaalka Xoogga oo maanta la gaarsiiyay Deeq xoolo, ah.

0 Visits: 264 | Friday November 04, 2022 - 18:50:34
Mamulka Hey'adda Gargaarka Maareynta Masiibooyinka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga ku wareejiyay 5- neef oo Geel ah looguna talo galay Askarta Dhawaaca ah ee ciidanka xds ee ku jira Isbitaalka.

Read More »