Wararka

Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin ku eedeeysan dil ka dhacay Garasbaaley

0 Visits: 183 | Thursday March 30, 2023 - 22:18:52
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku yaal deegaanka Garasbaaley ee duleedka maagaaladda Muqdisho,Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad u ku dilay Imaam masaajidka waxaana la sheegay in uu masaajidkana uu moddo…

Read More »

Ciidanka Boliiska oo ku howlan xaqiijinta amniga ee xilligga Ramadaanka

0 Visits: 161 | Friday March 24, 2023 - 20:31:54
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed ayaa looga hadlay howlgallada ciidan ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka ee ay maamulaan dowlad goboleedyada.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo dhagarqabayaal khawaarijta katirsan ku dilay Jubbada hoose.

0 Visits: 160 | Wednesday March 22, 2023 - 14:26:29
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska XDS ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa shan ka tirsanaa khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Jubbaland, iyagoo gacanta ku dhigay horjooge ka mid ahaa nabad-diidka.

Read More »

Ciidanka Booliska oo Muqdisho Ka Wada howlgallo Amniga lagu Xaqiijinayo.

0 Visits: 154 | Tuesday March 21, 2023 - 18:33:33
Muqdisho (SNA RADIO)- Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa magaaladda Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka wada howlgallo lagu hubinayo Mootooyinka, Gawaarida, dadka iyo wax kasta oo laga shakinkaro, si looga hortaggo falal amniga lid ku ah.

Read More »

Taliyaha Booliska oo la Kulmay Madaxa Howlgalka Talyaaniga ee Booliska Soomaaliya "Sawirro"

0 Visits: 150 | Tuesday March 21, 2023 - 18:24:04
Muqdisho (SNARADIO)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ooo maanta la kulmay Madaxa Howgalka Tababarada Carbineri-ga Taliyaaniga ee Boliiska Soomaaliyeed, Misione Adestrament Italiana perla Somalo (MIADIT), Col. Luciano CalabrĂ³, Xilli ay gabo-gabo tahay dufcadii…

Read More »

La taliyaha amniga Madaxweynaha JFS oo furay shir looga hadlayo cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

0 Visits: 174 | Tuesday March 21, 2023 - 18:06:46
Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane, Xuseen Macalin ayaa furay shirka sannad laha ee maareynta hubka iyo rasaasta oo sannadkaan looga hadlayo halka uu marayo qorshaha qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Read More »

Maxkamada ciidanka oo xukuntay riday xubin ka tirsana Khawaarijta Al-shabaab

0 Visits: 161 | Tuesday March 21, 2023 - 18:06:01
Cali Abuukar Jimcaale Rooble, ayaa loo soo xiray sadaxdii November ee sanadkii hore ka mid ahaanshaha Khawaarijta Alshabaab, waxa uu u qaabilsanaa qaybta Amniyaadka.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo 30 ka mid ah khawaarij ah ku dilay Sh/dhexe

0 Visits: 156 | Tuesday March 21, 2023 - 18:02:31
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka degaanka ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab ay subaxnimadii saakay kusoo qaaddeen fariisimaha Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Daarul-niciim ee gobolka Shabeellada dhexe.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya

0 Visits: 160 | Sunday March 19, 2023 - 19:40:51
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar Maxamed Waare.

Read More »

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukun ku riday Gaashaanle Cabdullaahi Maxamed Cosoble

0 Visits: 156 | Tuesday March 14, 2023 - 17:37:17
Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka & Wardoonka (Hangashta) ayay Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay bixinta Diya adag oo ah Magta marxuum Aadan Gaarac Habarwaa iyo Shan sano oo Xabsi Ciidan ah, sida uu Warbaahinta u sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha…

Read More »

Aqalka sare oo aqrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedka horumarinta iyo maareynta kalluumeysiga Soomaaliyeed

0 Visits: 187 | Tuesday March 14, 2023 - 15:51:12
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka ka hor aqriyey hadaljeedin ku saabsan Hindise Sharciyeedka Horumarinta iyo Maareeynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal ka fuliyey Gobolka Jubbada hoose,

0 Visits: 166 | Sunday March 12, 2023 - 21:47:41
Ciidanka Kumaandooska Danab, Gaar ahaan Ururka 5-aad, ee Guutada16-aad XDS Howgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada miido Oo Qiyaastii 26-km u jirta Degmdada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa waxay ku dileen dhagarqabe-yaal ka tirsan Khawaarijta.

Read More »

Khawaarijta Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay degaanka Jannaay Cabdalla ee gobolka Jubadda hoose.

0 Visits: 160 | Tuesday March 07, 2023 - 11:55:21
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa doowlad goboleedka Jubbaland ayaa kahortagay weerar fulaynimo ah oo ay maleeyshiyaadka khawaarijta Al-Shabaab saakay kusoo qaadeen saldhig ay ciidamaddu ku leeyihiin deganka Jannaay Cabdalla oo qiyaastii 60 km u jira magaalada Kismaayo ee gobolka jubada hoose.

Read More »

Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo dalka Turkiye ugu deeqay shan malyan oo dollar

0 Visits: 162 | Sunday March 05, 2023 - 16:04:11
Dowladda soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan doolar lacagata oo ay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay..

Read More »

ciidanka kumaandooska Xds oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose maleeshiyaad iyo horjoogayaal katirsan khawaarijta.

0 Visits: 146 | Friday March 03, 2023 - 19:03:55
Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubbaland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose, waxay ku Dileen Dhagarqabe yaal ka tirsan Argagixisada.

Read More »

Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Awqaafta oo sheegay in khawaarijtu ay gaajo ugu dhimanayaan keymaha

0 Visits: 153 | Tuesday February 28, 2023 - 12:45:15
Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegey in guulaha ay dagaalka ka gaarayaan ciidanka xoogga dalka iyo shacabka ay sababtay in Khawaariijtu ay naftooda ula cararaan duurka fog oo gaajo iyo harraad ay…

Read More »

Duqa Muqdisho oo sheegay in xabsiga la dhigay ciidankii rasaasta ku furay Guddoomiyaha Yaaqshiid.

0 Visits: 142 | Tuesday February 28, 2023 - 12:38:29
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa sheegay in xabsiga la dhigay oo sharciga la horkeeni doono ciidankii ku qornaa Isgooska Siinaay ee rasaasta ku furay Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Sulaymaan Faarax oo dhaawac soo gaaray.

Read More »

Ciidamada amniga oo howlgallo qorsheeysan xalay ka fuliyay degmada kaaraan ee gobolka Banaadir

0 Visits: 186 | Monday February 27, 2023 - 11:12:47
Ciidamadda Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee Duufaan iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, halkaa oo maalmihii ugu dambeysay ay falal amni darro ka dhacayeen.

Read More »

Khawaarijta oo looga daba tegay gododkii ay ku dhuumaleysanayeen+Sawirro

0 Visits: 170 | Saturday February 25, 2023 - 15:45:08
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo muddo 10-sano ka badan ay dadka shacabka ah ku dhibaaten jireen, waana goobihii ugu dambeeyay ee lagu jabiyay Khawaarinta, iyadoo loogu tegay godadkii…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Madaxda Afrika.

0 Visits: 153 | Saturday February 18, 2023 - 20:14:04
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika oo ka socda magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Read More »