Ciyaaro

Gudoomiyaha kooxda Horseed oo kaffaala qaaday Nolosha Cayaaryahankii Maxamed Jibriil (Jurru)

0 Visits: 5216 | Friday January 26, 2018 - 13:29:56
Gudoomiyaha Naadiga Horseed G/Sare Maxamed Axmed ayaa ka faalo qaaday Nolosha Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Horseed iyo xulka dalkeena Soomaaliya Maxamed Jibriil (Jurru) kaas oo bilihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.

Read More »

Horyaalka Soomaaliya:Horseed iyo Sanjaj oo galabta isku dhagan

0 Visits: 6252 | Thursday May 05, 2016 - 08:57:52
Kulan aad u xiisa badan oo ka tirsan horyaalka soomaaliya ayaa waxaa galabta wada dheeli doona Kooxaha kala ah horseed iyo Sanjaj.

Read More »

TALIYAHA CIIDANKA XOOGA DALKA OO BALAN QAADEY IN KOOXDA HORSEED LOO KEENI DOONO QALAB CASRI AH EE KU TABABARTAAN

0 Visits: 5900 | Wednesday April 27, 2016 - 16:00:41
Kulanka ayaa waxaa ugu horeeyntii warbixin sida ay kooxda ku socoto iyo marxaladeeda ka warbixiyey Gen.C/laahi Maxamed Ceynte oo ah Gudoomiyaha Daladda Naadiga Horseed,isagoo halkaa ka sheegey in kooxda horseed ay hada tahay kooxaha laga cabsado maadamada sanadkaan gudihiisa laba koob waa weyn ay qaadey…

Read More »

John Obi Mikel Oo Doonaya Inuu Isaga Tago Chelsea

0 Visits: 4832 | Tuesday March 29, 2016 - 16:35:25
Burburiyaha xulka Nigeria John Obi Mikel ayaa ka fakari doona inuu isaga tago Chelsea marka uu dhamaado xagaagan hadii aan loo balan qaadin boos joogto ah.

Read More »

LIONEL MESSI OO SHEEGEY IN UU WALIGIISA KA TAGIDOOONIN BARCELONA

0 Visits: 5974 | Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53
Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo Xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayaa Hoosta ka Xariiqay in uusan Weligii ka dheeli doonin Horyaalada England iyo Talyaaniga laakiin ay Jirto koox aan Barcelona ahayn oo uu kabaha isaga siibi doono aaqirka Cayaarihiisa.

Read More »

GOOLAHAYE MANUEL NEUER OO XANUUN DARTEEDA UGU BAXAY XERADA TABABARKA

0 Visits: 4478 | Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53
Goolahayaha Xulka qaranka Jarmalka iyo Kooxda Bayern Munich ayaa isaga tagay Xerada Tababarka dalkiisa oo isku diyaarinaya Kulanka adag ee ay ladheelayaan dalka Talyaaniga kaas oo dhici doona Habeen dambe.

Read More »

LIVERPOOL OO KU DHAW IN AY SOO XERO GALISO MARIO GOTZE

0 Visits: 5011 | Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku dhow inay soo xero geliso weeraryahanka Bayern Munich ee Mario Gotze, kaasoo ay ku baxayso lacag aad u yar oo lagu qiyaasay 15 milyan oo gini.

Read More »

Andre Herreri Xiddiga Reer Manchester Iyo Arag Gabdhan Kamid Ah Taageerayasha Manchester United Sida Ay Isugu Egyihiin.

0 Visits: 5059 | Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10
Xidiga qadka dhaxe ga ciyaara kooxda Manchester united iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Spain wiilka la celin la' yahay ee lag magacaabo Andre Herreri ayaa waxaa sawir lag faafiyey baraha Bulshada uu mujinaya isaga iyo gabar ka tirsan taageerayaasha kooxda Manchester United oo u muqda in…

Read More »

Zinedine Zidane Oo Sheegay In Ay Rajo U Yeelayaan Wiilka Rabitaankiisa Reds Ka Soo Horjeedsaday: "Runtii Real Way Rabtaa Reheem Sterling."

0 Visits: 5508 | Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10
Tababaraha da'yarta Real Madrid ee Castilla maamula Zinedine Zidane horayna u ahaa ku xigeenka macalinka waaweynka Real Madrid layliya ee Carlo Ancelloti ayaa runta ka sheegay waxa ay Real Madrid ka rabto ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Liverpool ee Reheem Sterling.Zidane

Read More »

Bacary Sagna Daafaca Kooxda Manchester City Oo Xiddigaha Saaxibadiisa Ah U Sheegey In Weli Fursad 7 Kulan Ah Ay Heystaan.

0 Visits: 5182 | Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10
Daafaca reer France iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City ninka lagu magacaabo Sagna ayaa sheegey in kooxdiisa Manchester CIty ay weli heysato fursad ay horyaalka ingriiska ku qaadi kareyso.

Read More »

Marcos Rojo Oo Sheegay In Isaga Iyo Qoyskiisa Ay Farxad Ku Dareemayaan Nolosha Magaaladda Manchester.

0 Visits: 37128 | Tuesday April 07, 2015 - 15:04:03
Ciyaaryahanka daafaca gudaha uga ciyaara kooxda Manchester United una dhashay xulka Argentina Marco Rojo ayaa ka sheekeeyay sidda uu haatan farxadda ugu dareemayo nolosha iyo joogitaanka magaaladda Manchester oo isaga iyo qoyskiisa qayb ka mid ah ay hadda ku sugan yihiin.

Read More »

Warbixin: Dhibaatadii Gooldhalin La'aanta Cristiano Ronaldo Oo Neymar U Wareegtey (8 Kulan Hal Gool Ayuu Dhaliyey Neymar).

0 Visits: 1987 | Tuesday April 07, 2015 - 15:04:03
Weeraryaahanka xulka qaranka dalka Brazil iyo weliba sidoo kale Kooxda reer Span ee Barcelona ninka lagu Magacaabo Neymar ayaa waxaad moodaa in muudooyinkan danb uu col la noqdey shabaqa madama uusan sidii waayadii hore mudooyinkan aheyn.

Read More »

Kooxda Manchester United Oo Seddex Kamid A xiddigaheeda Kuwaa Oo Ingriiska U Dhashey Heshiis Kordhin U Sameyneysa (Haddaba Waa Kuwama Seddexdaasi??).

0 Visits: 2336 | Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50
Kooxda Manchester United ee reer England ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso in heshiiska ay u kordhiso seddex kamid ah xiddigaheeda kuwaa oo u dhashey dalka ingriiska.

Read More »

Kooxda Liverpool Oo Ku Soo Biirtey Kooxaha Dagaalka Xoogan Ugu Jira Soo Qaadashadda Radamel Falcao.

0 Visits: 1766 | Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50
Kooxda reer England ee Liverpool ayaa lagu soo warmayaaa in aad u dooneyso soo qaadashadda xiddiga laga nacay kooxda Manchester United ee Radamel Falcao.

Read More »

Kooxda Arsenal Oo Isha La Raaceysa Xiddig Qadka Dhaxe Uga Ciyaara Inter Milan Oo Lagu magacaabo

0 Visits: 1858 | Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50
Kooxda reer England ee Arsenal ayaa lagu soo warmaayaa in ay isha la raaceyso xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Inter Milan ninka lagu magacaabo Mateo Kovacic.

Read More »

Manchester United Oo Warkii Ugu Faraxada Badnaa Ee Ay Todobaadkan Maqasho Dhegaheeda Ku Soo Dhacay ,Waa Maxay Warkaas?.

0 Visits: 2450 | Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50
Dafaca reer Germany iyo kooxda Dortmund ninka lagu magacaabo Hummels ayaa seegey in uu go'aansadey in uu ku biiro kooxda Manchester United.

Read More »

Marcelo Muxuu Ka Yiri Ku Soo Laabashadiisa Xulka Brazil, Xilli Lagu Daray Shaxdda Xiddigaha Brazil Looga Yeeray.

0 Visits: 3007 | Tuesday March 24, 2015 - 11:32:55
Daafaca u ciyaara kooxda kubadda cagta Real Madrid Marcelo ayaa ka hadlay siduu u arko u yeeridiisa looga yeeray xulkiisa Brazil,

Read More »