Maqaallo

General Saadaq oo ku guuleestay Sugida Amniga Caasimada Muqdisho''Warbixin''

0 Visits: 644 | Sunday August 18, 2019 - 21:09:56
Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa xooga saaray Xaqiijinta Amniga Caasimada Magaalada Muqdisho.

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed''Aqriso''

0 Visits: 274 | Friday April 12, 2019 - 16:14:10
12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horrimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali Boobaaye, ciidankaasi ayaa tiradiisu ahayd 2000 oo Askari, oo laga kala qoray 6 gobol oo ka tirsan gobollada koonfureed ee Gumeystihii…

Read More »

TAARIIKHDA CIIDANKA BADDA IYO DIFAACA XEEBAHA SOOMAALIYA.

0 Visits: 279 | Saturday February 09, 2019 - 21:47:27
10-kii bishii febaraayo 1965kii waxaa si rasmi ah loo aas-aasay Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha soomaaliya laakiin dhismaha ciidanka badda xilligaasi ka hor waxa uu dhisnaa 15-sano.

Read More »

Aqriso:-Waxqabadka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

0 Visits: 282 | Friday January 18, 2019 - 21:21:23
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo mar labaad loo soo magacaabay 23 Agosto 2018 kadib markii guud ahaan muwaadiniin Soomaaliyeed gaar Ciidanka X.D.S soo codsadeen in la soo celiyo S/Gaas Daahir Aadan Cilmo (Indha Qarshe) kaa soo xaqiijin kara dib u dhiska Ciidanka X.D.S

Read More »

Horjoogayaasha iyo Maleeshiyada la dilay 2018-kii

0 Visits: 476 | Tuesday January 01, 2019 - 18:07:35
Hadafka ugu wayn oo ay leeyihiin Al-Shabaab ayaa ah daadinta Dhiiga Shacabka Soomaaliyeed, laakiin Ciidanka Qaranka oo u taagan Bad-baadinta Shacabka ayaa sanadkii tagay ee 2018-ka cagta mariyay Horjoogayaal iyo maleeshiyaad dhibaato badan ku haayay shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Akhriso: Taariikhda Guddoomiyaha cusub ee Degmada Cabdi Casiis Ismacil Oronjo

0 Visits: 280 | Tuesday January 01, 2019 - 18:03:20
Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanad-kii 1986 waxa uu ku soo barbaaray degmada C/casiis, isagoo waxbarashada aasaasiga iyo tan sare ku qaatay Muqdisho.

Read More »

Idaacadda Ciidammada Qalabka sida oo Nabar xanuun badan ku noqotay Maleeshiyada Alshabaab (Cadeymo)

1 Visits: 4517 | Monday January 15, 2018 - 20:00:10
Warbaahinta Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ee SNA Radio 90.7 FM oo la aas-aasay Sanadkii 2014, ayaa ujeedka loo sameeyey waxay tahay inay ku hadasho Afka Ciidammada geesiyaasha ah ee dalka, islamarkaana ay soo bandhigto Warbixinada ku saabsan Ciidammada, guulaha ay gaareen iyo inay isku xirto…

Read More »

Al-shabaab oo rasaaseeyay Gaari Marayay Wadada Taleex

0 Visits: 1234 | Wednesday November 29, 2017 - 10:45:21
War deg deg ah: Maleesheyiaadka Al Shabaab a oo weerar ku qaaday baabur marayay waddada taleex.

Read More »

Taariikh Nololedkii Allah U Naxariistee Gen Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis.

0 Visits: 1007 | Saturday November 18, 2017 - 16:56:27
Gen C/raxmaan Khaliif Dhicis waxa uu ku dhashay agaagaarka Degmada Dig ee Gobolka Jaraareed ee dhulka ismaamulka soomaalida Sanadkii 1938-kii waxa uu quraanka kariimka ku bartay isla deegaanka, isaga oo dhalinyaro ah ayuu tegay Xamar .

Read More »

Taariikh Nololeedkii Allahaa Unaxariiste Generaal Maxamed Rooble Goobaale

0 Visits: 4183 | Saturday November 18, 2017 - 16:52:28
Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Sanadkii 1956di wuxuuna isla halkaasi ka galay dugsigii quraanka kariimka oo uu ku dhamaystay.

Read More »

WAA MAXAY WADANIYAD?

0 Visits: 1624 | Friday October 13, 2017 - 16:20:37
Waxaan Qoraalkeyga Ku Bilaabayaa wadaniyadu waa dareen qofnimo iyo damiir ummaddeed taas oo shakhsigeeda ku dhalisa jacayl uu uqabo dalkiisa iyo dadkiisa, taas oo qofkeeda ka dhigta shaqsi kadamqanaya wixii xun ee dalkiisa iyo dadkiisa loo asteeyo una damqanaya dadkiisa iyo dalkiisa.

Read More »

Sheekadii Abaalmarin Jacayl waxaa qoray: Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Raasi)

0 Visits: 2136 | Tuesday October 03, 2017 - 18:04:56
Abaalmarin Jacayl: inta la ogyahay sheekooyinka laga qoray jacaylka waa tii ugu waqtiga dheerayd geyiga Soomaalida, waxayna socotay muddo dhan labaatan iyo laba sano, waxayna ka dhacday magaalada Xamar taariikhdu markay ahayd 1988kii illaa 2010kii waana sheeko aad u xiiso badan.

Read More »

Waa kuma "Daljir"?

0 Visits: 2513 | Friday September 22, 2017 - 12:22:42
Salaan kadib, waxaan ahay Gen Cabdiqaadir Cali Diini. Waxaan jeclahay in aan la wadaago Muuqaal kooban Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Kaas oo aan ugu magac daray, Waa kuma "Daljir"?

Read More »

Taariikh Nololeedkii AUN S/Gaas Jaalle Maxamed Siyaad Bare Iyo Xiligii Uu Ku Soo Biiray Ciidanka.

0 Visits: 8097 | Friday April 14, 2017 - 17:19:41
S/Gaas Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku dhashay magaalada Garbahaarey, ee Gobolka Gedo bishiii Oktoobar 6-dii Sanadkii1919kii.

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka, & Taliyaashii Soo qabtay Xilka Taliska (Warbixin)

0 Visits: 4542 | Wednesday April 12, 2017 - 15:54:17
Qaban qaabada munaasabad balaaran oo loogu dabaal-degayo Xuska Aas Aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku Asteysan 12-ka April ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Waxaana aad loo adkeeyay ammanka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ujeedooyinkii loo Aasay Asay Ciidanka Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed

0 Visits: 1493 | Tuesday September 06, 2016 - 15:59:20
Maxaad kala socotaa Taariikhda Ciidankii Guul wadayaasha Ummadda Soomaaliyeed iyo ujeeddooyinkii loo aas Asay Ciidankii Guul wadayaasha Umada Soomaaliyeed.

Read More »

Taariikh nololeedkii S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor

0 Visits: 3318 | Wednesday August 31, 2016 - 17:41:13
S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor wuxuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer Sanadkii 1937dii.

Read More »

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 13913 | Wednesday August 31, 2016 - 17:36:51
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: Ciidanka Lugta, Ciidanka Badda, Ciidanka Cirka iyo Difaaca Cirka.

Read More »

Tariikh Nololeedkii S/Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen "Nuc-Nuc"

0 Visits: 807 | Wednesday August 31, 2016 - 15:29:32
SGuuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen wuxuu dhashay sannadku markuu ahaa 1948dii. Waxabarashadisii Dugsiga Hoose iyo Dhexe wuxuu ku soo qaatay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isagoo waxbarashadii Dugsiga Sare ku qaatay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Marxuum S.Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi "Bagadi".

0 Visits: 4682 | Wednesday August 31, 2016 - 15:27:33
S. Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi "Bagadi"wuxuu ciidanka XDS ku soo biiray Sannadkii 1960kii oo ah markii la asaasay XDS waxaa waxbarasho loogu diray Kulliyadda Ciidammada ee dalka Masar. Sidoo kale wuxuu Dugsiga Abbanduulka (Staff College) iyo Dugsiga Dagaalka (War College) kaga soo qalin…

Read More »