Wararka

Madaxweeynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyay Maalinta Calanka,

0 Visits: 30 | Saturday October 12, 2019 - 19:10:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-fadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 73 | Wednesday October 09, 2019 - 18:43:26
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane; Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib Laba Bilood oo ay fasax ku maqnaayeen Xildhibaannadu.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Isku Xirka Nidaamka Maaliyadda Ee W/ Maaliyadda Iyo Nidaamka Casriga Ah Ee Maamulka Lacagaha Bangiga Dhexe

0 Visits: 90 | Monday October 07, 2019 - 21:59:08
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah ee maamulka lacagaha Bangiga dhexe ee dalka, (Core Banking system) oo ka qayb qaadanaya daah-furnaanta,…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo+Sawirro

0 Visits: 60 | Monday October 07, 2019 - 18:35:07
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Bixiyay 317,000 oo Doollar Oo Dib Loogu Dhisayo Buundada Baardheere+Sawirro

0 Visits: 91 | Saturday October 05, 2019 - 19:17:51
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta bixiyay 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo buundada degmada Baardheere ee gobalka Gedo, si ay qayb uga qaadato fududeynta isu socodka Bulshada iyo kocobaca dhaqaalaha dalka.

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashey shirweynaha Booliiska Afrika oo lagu qabtay dalka Aljeria

0 Visits: 82 | Saturday October 05, 2019 - 19:16:20
Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo shirkaasi ay qeyb ka tahay Soomaaliya,sida uu Wakaaladda SONNA u sheegay S/guuto Dr. Axmed Cali Abuukar oo ka tirsan saraakiisha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan laqaatay uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha Saaxiibada la,ah Doowlada Federaalka Soomaaliya,

0 Visits: 90 | Saturday October 05, 2019 - 18:43:15
Kulankani dhexmaray Wasiirka Gaashaandhiga XFS Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha saaxiibada la ah Doowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu ahaa inay soo xaadiraan islamarkaasna ay is xogwareeystaan.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga dacwadda badda ee hortaala ICJ

0 Visits: 99 | Friday October 04, 2019 - 20:07:59
Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. iyadoo xarunta maxkamadda ay ku suganyihiin masuuliyiin sare oo uu ka mid yahay Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka.

Read More »

Ra'iisulwasaare Khayre oo Taliska Ciidanka Booliiska kalahadlay Adkeeynta Amniga Guud,

0 Visits: 130 | Thursday October 03, 2019 - 17:51:13
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay xarunta taliska Booliika Soomaaliyeed, ayaa kulan la qaatay taliyaha Booliiska, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyo labada taliye ku-xigeen.

Read More »

Ciidamadda Macaawiisleeyda oo Argagixisada Al-shabaab Hub iyo Gaadiid Dagaal uga furtay,

0 Visits: 115 | Thursday October 03, 2019 - 15:57:38
Dagaal Hub iyo Gaadiid looga qabsaday Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa kadhacay Degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan.

Read More »

Akhriso: Nuxurka Warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

0 Visits: 78 | Wednesday October 02, 2019 - 19:21:32
Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka. Ka soo qeybgalayaasha waxay aad uga hadleen horumarkii la sameeyay tan iyo kulankii ugu dambeeyay Madasha Iskaashiga…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya Oo Shalay Iyo Maanta Muqdisho ka Socday

0 Visits: 62 | Wednesday October 02, 2019 - 19:20:11
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka, wakiillo ka socda hey'ado caalami ah iyo in ka badan 50 dowladood.

Read More »

Maxkamadda Ciidamadda oo Dil kuxuntay Askari Dil horay ugu geeystay Askarikale,

0 Visits: 46 | Wednesday October 02, 2019 - 19:18:21
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Dable Xoogga Dalka Cumar Cabduqaadir Sheikh Nuur Xuseen ku xukuntay dil toogasha ah oo ah qisaasta Ex Dable Boliis Jamal Abuukar Jiinow.

Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABAY TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED

0 Visits: 295 | Tuesday October 01, 2019 - 20:46:58
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Miinooyin kasoo saaray Wadada isku xirta Aawdheegle iyo Bariire,

0 Visits: 221 | Monday September 30, 2019 - 20:55:50
Ciidanka Xoogga Dalaka ayaa howlgalo lasameeyay Wadada, isku xirta Degmada Aawdheegle iyo Degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kahortagay Weerar Argagixisada ay doonayeen inay kusoo qaadaan Balidoogle,

0 Visits: 987 | Monday September 30, 2019 - 16:18:53
Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ayaa Barqanimadii maanta isku dayay inay weerar kusoo qaadaan Xerada Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha hoose, halkaasi oo ay deganyihiin Ciidan Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab,

Read More »

Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyay Weerar Argagixisadu isku dayeen in ay kusoo qaadaan Balidoogle,

1 Visits: 586 | Monday September 30, 2019 - 12:59:35
Ciidammada Xoogga Dalka iyo Saaxiibbada Mareykanka ee taageera ayaa iska caabbiyay weerar gawaari loo adeegsaday oo argagixisadu ku soo qaadeen Saldhigga Ballidoogle.

Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE SAFAARADDA SOOMAALIYA EE WASHINGTON

0 Visits: 77 | Sunday September 29, 2019 - 21:06:05
Washington, Sebteembar 28, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka iyo qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalkaasi ayaa xarigga…

Read More »

Faah Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidanka Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Kuxigeenka Horjoogihii Al-Shabaab,

0 Visits: 563 | Sunday September 29, 2019 - 17:23:56
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay kuxigeenka Horjoogaha Jabhadaha Al-Shabaab Xasan Abshir Jabriil oo magaciisa afgarashada uu yahay (Xasan Jiiroow).

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa toogasho kudilay dhagarqabe Miino ku waayay Wadada, isku xirta Balcad iyo Jowhar.

0 Visits: 324 | Sunday September 29, 2019 - 11:21:58
Taliyaha Qaybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka Gen.Axmed Maxamed Treedisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay toogasho ku dileen xubin ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kadib howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »