Daraawiishta Jubbaland oo hawlgal ku dilay jorjooge Al Shabaab ka tirsanaa,
Ciidamada daraawiishta dawlad goboleedka Jubbaland ayaa hawlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka fuliyay deegaano Galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Laamaha amniga Jubbaland ayaa sheegay in hawlgalkaas laga f