Daawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0
Saturday November 21, 2015 - 11:15:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay guddoomiyaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, iyo Mas’uuiyiin kale.

Madaxweyne dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka looga hadlayay ganacisiga ee uu kaga qeyb galay dubai ka jeediyay khudbad iyadoo uu si qoto dheer kaga ahdlay wax soosaarka dalkeena ee beeraha iyo xoolaha oo u baahan in aduunyadu ka faa,iideysato isagoo dhinaca kale amaanay doorka maalgashi ee qurba joogta Soomaaliyeed oo 2 milion oo qof kor u dhaafaya ay dadaalka ugu jiraan sidii ay dalkooda dib ugu maalgelin lahaayeen.

IB0A9823IB0A9825IB0A9826IB0A9827IB0A9828IB0A9829IB0A9830IB0A9831IB0A9832IB0A9833IB0A9835IB0A9836IB0A9837IB0A9838IB0A9839IB0A9842IB0A9843IB0A9844IB0A9845IB0A9846





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip