
Ogeysiis Shaqo Banaan:-Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadaneya Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Shaqeynaya Dariseynta Iyo Isku Xirka Boliiska Iyo Bulshada
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir in Hay`adu ay qaadaneyso mutadawaciiin rag iyo dumar leh oo loo tababari doono ilaalada dariska oo ka shaqeyn doona isku xirka bulshada iyo boliiska. Mutadawaciintan waxaa la siin doonaa guno.
Sharuudaha looga baahan yahay qofka raba in uu ka mid noqdo waa kuwa soo socda:
- In uu yahay Somali degan Muqdisho
- In uu ka weynyahay ama ka weyntahay 18 sano.
- Qori karaa, aqrina karaa afka Soomaaliga, waxna ka yaqaanaa luqadda Ingiriiska.
Araajida waxaa laga heli karaa dhammaan Saldhigyada Boliiska iyo xafiisyada degmooyinka.
FG: Waxay Araaji Qabashada Ku Egtahay 24-Bishan.
Mahadsanidiin,
Ogeysiis Shaqo Banaan:-Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadaneya Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Shaqeynaya Dariseynta Iyo Isku Xirka Boliiska Iyo Bulshada
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir in Hay`adu ay qaadaneyso mutadawaciiin rag iyo dumar leh oo loo tababari doono ilaalada dariska oo ka shaqeyn doona isku xirka bulshada iyo bolii