
ciidamada xooga dalka oo howlgalo lagu dilay ugus ka sameyay gobolka gedo
.
ciidama xooga dalka ayaa howlgalo lagu dilay maleyshiyaadka ka tirsan Ururka Gumaadka Umada soomaliyeed kuwa kalena lagu dhaawacay hub iyo saanad dagaalna looga furtay waxa ay ka sameyn deegaano hoostaga degmada beled xaawo ee gobolka gedo.
saraakiisha ciidanka xooga dalka ee howlgalka kawada gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guuleystay howlgalka ka dhanka maleyshiyadka Ugus.
afayeenka ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ee gobolka gedo dhame jaamac mumse oo la hadlayey radio muqdisho codka ciidamada qalabka sida ayaa ka war bixiyey howlgalada ciidanka xooga ay ka wadaan degaanadasi asigoona sheegay degaanadii laga saaray maleyshiyaadka Ugus in haatan ay yihiin kuwa degan
dhanka kale dhame jaamac muuse ayaa sharaadka bixiyey xaalada dadka ku dhanqan degmada baardheere iyo degaanadii laga saray ayna ciidanku gurmad u fuliyeen dadkii ay dhibaatada ku heyn jireen nabad diidka ugus
howlgaladaan ka dhanka ah maleyshiyaadka ugus ayaa waxa ay ka socdaan degmooyinka gobolka gedo
ciidamada xooga dalka oo howlgalo lagu dilay ugus ka sameyay gobolka gedo
.