Bacary Sagna Daafaca Kooxda Manchester City Oo Xiddigaha Saaxibadiisa Ah U Sheegey In Weli Fursad 7 Kulan Ah Ay Heystaan.

0
Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 5187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bacary Sagna Daafaca Kooxda Manchester City Oo Xiddigaha Saaxibadiisa Ah U Sheegey In Weli Fursad 7 Kulan Ah Ay Heystaan.

    Daafaca reer France iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City ninka lagu magacaabo Sagna ayaa sheegey in kooxdiisa Manchester CIty ay weli heysato fursad ay horyaalka ingriiska ku qaadi kareyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca reer France iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City ninka lagu magacaabo Sagna ayaa sheegey in kooxdiisa Manchester CIty ay weli heysato fursad ay horyaalka ingriiska ku qaadi kareyso.
Kooxda Manchester City ayaa waxaa shalay 2gool iyo gool uga adkaadey kooxda Crystal Palace oo ay wadda ciyaareen kulan ku tirsan horyaalka ingriiska.

Haddaba Sagna ayaa sheegey in kooxdisia ay weli heysato 7 kulan isla markaana ay wax walba is bedeli karaan, waxaana uu intaa ku daray in aaney sabti doonin ilaa iyo daqiiqadda ugu danbeysa ee horyaalka.

” 7 kulan ma ahan wax la yereysan karayo wax walba ayaana isku bedeli karaya marka in aan war sugno waaye ilaa iyo 7 kulan waanan sii dagaalameynaa ilaa kulanka ugu danbeya” ayuu yiri CIyaaryahan Sagna.


Kooxda Manchester City ayaa iminka fadhsia booska 4aad ee kala horeynta horyaalka ingriisak waxaana ka horeya kooxaha Manchester united, Arsneal iyo CHelsea.

Ugu Danbeyn kulanka ugu soo horeeya Manchester City waxaa ay la ciyaari doontaa kooxda Manchester United.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip