Zinedine Zidane Oo Sheegay In Ay Rajo U Yeelayaan Wiilka Rabitaankiisa Reds Ka Soo Horjeedsaday: "Runtii Real Way Rabtaa Reheem Sterling."

0
Tuesday April 07, 2015 - 15:15:10 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 5493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zinedine Zidane Oo Sheegay In Ay Rajo U Yeelayaan Wiilka Rabitaankiisa Reds Ka Soo Horjeedsaday: "Runtii Real Way Rabtaa Reheem Sterling."

    Tababaraha da'yarta Real Madrid ee Castilla maamula Zinedine Zidane horayna u ahaa ku xigeenka macalinka waaweynka Real Madrid layliya ee Carlo Ancelloti ayaa runta ka sheegay waxa ay Real Madrid ka rabto ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Liverp

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha da'yarta Real Madrid ee Castilla maamula Zinedine Zidane horayna u ahaa ku xigeenka macalinka waaweynka Real Madrid layliya ee Carlo Ancelloti ayaa runta ka sheegay waxa ay Real Madrid ka rabto ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Liverpool ee Reheem Sterling.Zidane
Arinta xiddigan Raheem ee sii joogitaanka kooxda Liverpool ayaa mugdi sii galaysa kadib markii uu diiday in uu qandaraaska u kordhiyo kooxda Reds, waxaana haatan xiddig yarahan doonaya kooxa badan oo ay ugu horeyso Real Madrid, Arsenal iyo Chelsea.

Haddaba Zidane ayaa siddan u sheegay BBC Sports: "Waanu naqaanaa cida uu yahay Raheem iyo tayada uu leeyahay dabcan waan lasoconaa xaaladiisa, waxaa jira ciyaartooy dhoowr ah oo ku haboon shaxda kooxda Real Madrid, sidaa darteed muhiimada ayeey leedahay inaan indho indheeyno "


Si kastaba kooxda Liverpool ayaa dagaal adag u gali doonta sidda ay xiddigeedan u sii haysan lahayd Reheem Sterling, xilli kooxa badan ay haatan isha ku hayaan da’yarkan xariifka ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip