Kooxda Liverpool Oo Ku Soo Biirtey Kooxaha Dagaalka Xoogan Ugu Jira Soo Qaadashadda Radamel Falcao.

0
Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 1766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Liverpool Oo Ku Soo Biirtey Kooxaha Dagaalka Xoogan Ugu Jira Soo Qaadashadda Radamel Falcao.

    Kooxda reer England ee Liverpool ayaa lagu soo warmayaaa in aad u dooneyso soo qaadashadda xiddiga laga nacay kooxda Manchester United ee Radamel Falcao.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda reer England ee Liverpool ayaa lagu soo warmayaaa in aad u dooneyso soo qaadashadda xiddiga laga nacay kooxda Manchester United ee Radamel Falcao. Xiddigan weerarka uga ciyaara kooxda reer England ee Manchester United isla markaana sida amaahda ah kula jooga balse ay milkiyadiisu leedahay kooxda Monaco ee reer France ayaa la qabsan waayey kooxda Manchester United.

Haddaba Waxaa la qabsi la’aantaasi sabaabtey in kooxda laga diro Falcao waxaana iminka aad u doondoonaya kooxo dhowr ah oo ay ugu horeyso Liverpool.

Si kastaba kooxda Liverpool waxaa ay markan diyaar u tahay in lacag badan ay ka gudbiso dalabkiisa, isla markaana ay geed dheer iyo mid gaaabanba ugu fariisato soo qaadashadiisa.


Falcao ayaa Manchester United ku soo biirey horaantii xili ciyaareedkan waxaana uu ku guuldareystey in uu saameyn weyn kooxda ku yeesho isagoona xili iyaareedkan 4 gool oo kaliya u dhaliyey ilaa iyo iminka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip