Muwaadin Qaado Taloiyonka Caafimaad Ee Kahortaga Xanuunka Covid-19
Doowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan kubixineeysa kahortaga xanuunka Covid-19 kaasi oo ah xanuun safmar ah dunida oo dhan saameeyay Xukumadda Soomaaliya ayaa sameeysay goobo lagu karantiilo dadka uu soorito xanuunkaasi waxaana dalka lakeenay sheeybaarkii lagu ogaanayay xanuunka sidookale waxaa labilaabay barnaamijyo lagu wacyigalinayo bulshada looga hortago qatarta xanuunka. Hadaba waxaa lajoojiyay duulimaadyadii caalamiga iyo kuwa gudaha si loojoojiyo faafitaanka xanuunka Covid-19 hadaba qofkasta oo Muwaadin Soomaaliyeed ah waxaa wanaagsan inuu qaato talooyinka caafimaad ee kahoraga xanuunka Covid-19
Muwaadin Qaado Taloiyonka Caafimaad Ee Kahortaga Xanuunka Covid-19
Doowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan kubixineeysa kahortaga xanuunka Covid-19 kaasi oo ah xanuun safmar ah dunida oo dhan saameeyay