Taliska Qeybta 60aad Xoogga Dalka Oo Sheegay Xoolo Maleeshiyaadka Al-shabaab ay kasoo dhaceen Shacabka Kudhaqan Gobolka in ay Dib ugu Celiyeen Dadkii lahaa,

0
Tuesday March 24, 2020 - 17:54:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Qeybta 60aad Xoogga Dalka Oo Sheegay Xoolo Maleeshiyaadka Al-shabaab ay kasoo dhaceen Shacabka Kudhaqan Gobolka in ay Dib ugu Celiyeen Dadkii lahaa,

    Taliska Qeybta 60 ee ciidanka Xoogga somaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgallo lagula Dagaalamayo Maleeshiyaadka AL –shaab ee ay ka fuliyeen degaano hoos taga Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Qeybta 60 ee ciidanka Xoogga somaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgallo lagula Dagaalamayo Maleeshiyaadka AL –shaab ee ay ka fuliyeen degaano hoos taga Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay fashileyeen weerar ay Maleeshiyadaka Al-shabaa ay Damacsanayeen in ay ku soo qaadaan degaanada ay gacanta ku hayaan ciidamada Dowlada

Taliyaha ayaa hadalkisa ku daray in ciidamada dowlada ay werar ku qaadeen degaanka Buur-Eyle, halkaa oo Sida u shegay Maleeshiyada AL-shaab ay ku dhibateynayen Dadka shacabka ee degaankasi o ay ka soo u Ruuriyen xoolo iyo lacago ay ku shegeyn Sakawaad si Xoog Ay uga soo qadeeyn dadka deganka islamarkana ciidamankaa Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dib ugu celiyeen Xolahaasi dadkii shacabka ee lahaa.

"Jab Xoogan ayaa cadowaga AL- shabaab ku gaarsinay deganada Buur-Eyle, Walag iyo Xawaal Barbaar halkaas oo Maleeshiyada ay ku dhibateyn jireen dadka shacabka waxana Howlgalkasi ku soo furanay Agab kaloo ciidan sidaa waxa yiri Maxamed Sheekh Cabdullaahi

Ciidamada dowlada aya dhawanahan Waday dar dar galinta howlgalada cadawaga loga xureeyanayo deganada fara ku tiriska o ay gacanta ku hayaan Maleeshiyadka AL-shabaab

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip