Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gacanta Kusoo Dhigay Horjoogihii Saldhiga Janaale Kadib Howlgal Amni Xaqiijin ah Oo ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi,

0
Saturday March 21, 2020 - 19:19:34 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gacanta Kusoo Dhigay Horjoogihii Saldhiga Janaale Kadib Howlgal Amni Xaqiijin ah Oo ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi,

    Ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor ayaa waxeey degaanka janaale kasameeyeen howlgal amniga degaankaasi lagu xaqiijiniyay waxeeyna kusoo qabteen horjoogihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa saldhiga degaankaasi .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor ayaa waxeey degaanka janaale kasameeyeen howlgal amniga degaankaasi lagu xaqiijiniyay waxeeyna kusoo qabteen horjoogihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa saldhiga degaankaasi .

Horjoogahaani oo lagu magacaabo Daauud Xasan Samoow ayaa ciidanka waxeey kasoo qabteen guri kuyaala gudaha magaalada janaale isagoo dhuumaaleeysanayaa.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in ay kusuurtagashay qabashada horjoogahani wada shaqeeybnta dadka degaanka iy ciidanka kadhaxeeyso.

Taliyaha ayaa intaasi kudaray in haatan ay baaritaano kusocdaan horjooge daaduud cabdi samoow islamarkaasna ay gacanta kuhayaaan.

Ciidanka xoogga dalka ayaa tan iyo markii ay al-shabaab kasaareen janaale waxeey wadaan howlgalo amniga degaankaasi lagu xaqiijinayo waxaana usuurtagashay dilka iyo qabashada horjoogayaal dhoowr ah oo katirsan argagixisada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip