Ciidanka Xoogg Dalka Oo Degaanka Buulo Gaduud Ee Gobolk Jubada Hoose kufashiliyay Labo Gaari Xaamuul ah Oo Argagixisada Qaraxyo Kasoo Buuxiyeen Kuna Dilay 27 Argagixisada Katirsan,

0
Friday March 20, 2020 - 20:18:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogg Dalka Oo Degaanka Buulo Gaduud Ee Gobolk Jubada Hoose kufashiliyay Labo Gaari Xaamuul ah Oo Argagixisada Qaraxyo Kasoo Buuxiyeen Kuna Dilay 27 Argagixisada Katirsan,

    Kadib howlgal qorsheysan oo ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay kasameeyeen duleedka degaanka buulo gaduud oo hoosyimaado magaalada kismaayo ee gobolka jubada hoose ayay kuqarxiyeen labo gaari xamuul ah kuwaasi oo maleeshiyaad argagixisada al-sha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheysan oo ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay kasameeyeen duleedka degaanka buulo gaduud oo hoosyimaado magaalada kismaayo ee gobolka jubada hoose ayay kuqarxiyeen labo gaari xamuul ah kuwaasi oo maleeshiyaad argagixisada al-shabaab kasoo buuxiyen qaraxyo ay doonayeen in ay kudhibaateeyaan shacabka magaalada kismaayo.

Gaadiidka xaamuulka ah ee ay ciidanka kumaandooska kabad baadiyeen shacabka kismaayo ayaa noocoodu ahaa yuu-dhii, sidookale waxay ciidanka goobtaasi kudileen 27 horjoogayaal iyo maleeshiyaad isugu jira kuwaasi oo qaarkood ay yihiin ajaaniib sida uu Idaacadda Ciidamadda usheegay Taliyaha Guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin.

Taliyaha ayaa intaasi kudaray ujeedlka howlgalka inuu ahaa fashilinta dhagarta cadawga Ummadda Soomaaliyeed ee caadeeystay daadinta dhiigood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip