Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tuulooyin Hoostaga Janaale Kudilay 18 Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Al-shabaab katirsan,

0
Thursday March 19, 2020 - 20:16:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tuulooyin Hoostaga Janaale Kudilay 18 Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Al-shabaab katirsan,

    Howlgal qorsheeysan oo gabaldhicii caawa ay kasameeyeen kumaandooska xoogga dalka tuulooyinka Buulo urunji, malable, tawakal, oo hoostaga degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayay kudileen 18 horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheeysan oo gabaldhicii caawa ay kasameeyeen kumaandooska xoogga dalka tuulooyinka Buulo urunji, malable, tawakal, oo hoostaga degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayay kudileen 18 horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab.

Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka howlgalka lagu dilay ayaa kudhuumaaleeysanayay dhulka hawdka ee kuyaala tuulooyinkaasi.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay howlgalka inuu yimid kadib markii dadka degaanka ay kusoo wargaliyeen maleeshiyaadka dhuumaaleeysanayay islamarkaasna ay qaadeen howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor iyo danab.

Jeneraal Cabdixamiid ayaa tilmaamay horjoogayaasha ladilay oo gaaraya sadax in magacyadooda dib ay kasoo sheegi doonaan balse mid kami oo lagu magacaabo Muxudiin Shiikh Cabdi (Al-anzaari) kaasi oo qaabilsanaaJanaale ilaa Aawdheegle.

Taliyaha ayaa yiri sidii janaale aan u xoreeynay waxaan wada shaqeeyn dhow layeelanay dadka dgaanka kuwaasi oo noo soo gudbiya xogta cadawga maadaamaa dhibaato badan argagixisada ay kuhayeen mudadii ay joogeen degaanka cabsidii al-shabaab waxaan ugu badalnay soodhaweeyn naxariis walaaltinimo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip