Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lawareegay Ururka 4aad Kumaandoska Xoogga Ee Gor-gor Oo Dhawaan Tababar Kusoo Qaatay Dalka Turkiga.

0
Thursday March 05, 2020 - 23:16:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lawareegay Ururka 4aad Kumaandoska Xoogga Ee Gor-gor Oo Dhawaan Tababar Kusoo Qaatay Dalka Turkiga.

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo La wareegay Ururkii 4Aad ee Kumaandooska Gor Gor oo tababar kusoo qaatay Dalka Turkiga''Sawirro'' Munaasabada oo eheed Mid Tababarka loogu xiray Ciidamo Kumaandoos ah isla Markaana lagu wareejinaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo La wareegay Ururkii 4Aad ee Kumaandooska Gor Gor oo tababar kusoo qaatay Dalka Turkiga''Sawirro'' Munaasabada oo eheed Mid Tababarka loogu xiray Ciidamo Kumaandoos ah isla Markaana lagu wareejinayay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu qabtay Xarunta Dugsiga Turkisom ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaashandhigga,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ,Safiirka Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya iyo saraakiil ciidan Goobta ay ka dhaceysay Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ciidanka tababarka loo soo xerayay.
 Dhamme Maxamed Axmed Carab Taliyaha Ururka 4Aad ee Kumaandooska gor Gor ayaa sheegay in mudadii ay joogeen dalka turkiga la baray Cilmiga ciidamada gaar ahaan Kumaandooska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage waxa uu tilmaamay in ururka Maanta tababarka loo xeray ay ka mid Noqon doonaan Howlgalada dalka ka Socda Wasiirka Gaashandhigga Xukumada Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo dibada ka dalbaday in ay garab istaagaan ciidamada Qalabka sida.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip