Ciidanka Xoogga Dalka Oo Jab Xoogan Gaarsiiyay Maleshiyaadka Al-shabaab kadib Weeraradii Ceelsaliini iyo Qoryoleey,

0
Wednesday February 19, 2020 - 16:18:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Jab Xoogan Gaarsiiyay Maleshiyaadka Al-shabaab kadib Weeraradii Ceelsaliini iyo Qoryoleey,

    Weerarada Alshabaab kusoo qaadeen Saaka Degmada Qoryooley iyo Ceel Saliin, waxaa Alshabaab kasoo gaadhay Jab aad u Culus, Maydadka Alshabaab ayaa wadhan goobaha laysku mutay. Si gaar ah waxaa Alshabaab dhirbaaxo kulul kala kulantay Xoogaga Difaaca De

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerarada Alshabaab kusoo qaadeen Saaka Degmada Qoryooley iyo Ceel Saliin, waxaa Alshabaab kasoo gaadhay Jab aad u Culus, Maydadka Alshabaab ayaa wadhan goobaha laysku mutay. Si gaar ah waxaa Alshabaab dhirbaaxo kulul kala kulantay Xoogaga Difaaca Degmada Qoryooley. Saraakiil iyo Maleeshiyaad Alshabaab Nolol baa lagu hayaa.
Weerarada labada Goobood'ba waxay ku bilaabeen Qaraxyo, Dhanka kale sida Taliska Guud ee Ciidanku noo xaqiijiyey Ciidamada waxaa soo gaadhay Khasaare aad u kooban. Askar tiro yar ayaa Qaraxyadii Weeraradu ku bilaabmeen Khasaare kasoo gaadhay.

Kuwani waa qaar kamid ah Sawirada Maydadka Alshabaab, Goordhowna kuwo kale ayaanu idinla wadaagi iyo weliba Maleeshiyaadka nolosha lagu hayo.

Degmada Qoryooley iyo Deegaanka Ceel saliin waxaa sibuuxda gacanta ugu haya Ciidamada Xoogga.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip